site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

QOFKU JECEL ADAN GUURSANKARIN MAXAA LUGU SAMEEYAA??

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): QOFKU JECEL ADAN GUURSANKARIN MAXAA LUGU SAMEEYAA??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MURAAD

Tuesday, January 09, 2001 - 03:54 pm
SXB WAXAAN ISJECELNAHAY GAWAR ILAA WAXAAN WADA SOCONAY 8BILOOD WAX WALBO WAAN KU SAMEEYAY MARKAAN IS BARANEENAY BIGRO BEEY AHEED HADA ANAA WAXII JIWIYAY MARKA WAXAAN GOAAN KU GAARAY INAAN IS GUURSANO MARKAAN U SHEEGAY WAXEEY IIGU JAWAABTAY ANIGA DIYAAR BAAN AHAY LAKIIN FAMILY AYAAN RAALI KA NOQONEENIN SAWABTOO AH HAWIYE BAATAHAY ANIGANA DAAROOD MARKA WAXAAN KU IRI ANIGA XARAAN MARAWO INTAAN XARAAN SAMEENENAY AYAA IGU FILAN MARKA ADAA DHIB QAWA HADA SAWAABTOO AH GAWAR NIMADEEDA AYAY DHUMISAY MARKA WAEEEY LEEDAHAY WAAN KU JECLAHAY WAX AAN SAMEEYO MAGARANAAYO MARKA DADWEENOOW MAXAAD DHIHI LA EEDAAN IGALA TALIYE SXB PEAC

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALO2

Tuesday, January 16, 2001 - 12:17 am
Allaah haku soo hanuuniyo aamiin:


Marka hore allaah dambidhaaf waydiiso hadaad sino ku dhacday. Waa mudan tahay inuu allaah kuu dhaafo iyo in sharciga islaamka lagu mariyo.

Tan waalidka gabadha:
waxaa la dhihi karaa waalidka soomaalidu waa qayru masuuliyiin oo danta ubadkooda ma qadariyaa diintu waxay qabtaa "QOFKA DIINTIISA IYO DABCIGIISU AY FIICAN YIHIIN IN LOOGUURIYO"

Hadaad tiri gabadha qabyaalad baa la iigu diiday waa wax dhici kara oo waxaa laga yaabaa inay waalidkeed wali qabiiliistayaal yihiin. Hana ka dhigin Hawiye iyo Daarood dad aan iska guursan anagaa naqaan asal iyo farax dad iska guursada ayay ahaayeen, hadaad leedahay Daaroodbaa gabar ii diiday waxaan kuleenahay anagaa labo Daarood ah oo quxur badan kuugu badalayna hadaad tawbad keentid..

Anigu in gabadhaas laguudiidi doono hadaad reerkeeda u tagtid ayay iila egtahay...maxaa yeelay waa dambi aad gashay oo lagaa abaal marinayo..

Dambiga adiga iyo gabadhuba waad wada gasheen ee tawbadkeena.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muraad

Tuesday, January 16, 2001 - 11:47 am
to tlo2 sxb waad mahadsantahay waad ku mahadsantahay taladaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Tuesday, January 16, 2001 - 01:31 pm
Muraad

Adiga hadaad gabadha jeceshahay ..ama Darood ha ahaato ama HAwiye ha ahaato maxaad xaraantinimo ugu horseeday

Hadaad Darood iyo Hawiye ku marmarsiyooneeysaa
Ala yaa miskiintaa yaa wax u sheega shan dhuusana ka daba geeya..Walee nin cadkaa Ceeyriin ku dhadhamiya.sheekadiisa waa Qajac Qajac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

I am up

Monday, February 12, 2001 - 08:03 pm
waryaa maxaa beenta naftaada ugu sheegaysaa hawiye futo modoowe gabar daarood mahoos jiif sanayso hadaadan xoogin I know that is your dream to get darood girl so wake up bro stop insulting darod girls
no hard feeling ok.................. when you wake up

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin marabo.

Tuesday, February 13, 2001 - 11:48 am
ninkii cimrigiisa dheeraado pork dhalaayana wad arkee ama qaasiir, saan maa u hadlee guurna waa rabtaa cajiib adi maxaa kugu watay inaad xaaraan gasho mida kale maadan ogeen qoftan aad ku sheegeyso darood adna aad hawiye tahay iney badankood waaridka isku rabin hada toobadkeena iyana kudheh toobadkeen guursana sida ay kuugu suurto gali karto .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samiira

Wednesday, February 14, 2001 - 01:22 am
waxaan la yaabaa nimanka beenta ka abuuranaayo gaabdhaha war orodoo wax isku fal adiga naagta ku hoos imaanaysa mid jiran miyaa adi camal waa la yaqaanaa maxaa yeelay mid aa ku nacdey markaas aad dhahaysaa gabar nimadeeta ayaan ku qamaaray jini qabo quraan saar ayaan ayaad rabtaa ee ilaahay ha ku hanuuniyo sidana isku dhaan gabdhaha fadeexada ka dhaaf tankale hawiye iyo daaroot wixii is rabo kalama celiyaan ee afkaaka suubso labada qof oo dooqoodu iska helo dad ma horistaagi karto maxaa yeelay jaceel baa ka weyn hawiye iyo daaraao waa haday wixiina dhab idinka yihiin sidaa ula soco jaahil hayow

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.