site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAN AHAY QOF SOMALIYED OO U BAHAN CAWINAD XAGA BAL WADA.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): WAXAN AHAY QOF SOMALIYED OO U BAHAN CAWINAD XAGA BAL WADA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muu

Wednesday, January 10, 2001 - 06:48 am
DEAR:QOF KASTO WAA IDIN WADA SALAMAY.
Salan ka dib waxan rabaa wano iyo ra'ayi,fican waxan ka samen la haa balwad,si kasta inta yelay
waan jojin la'ahay,Ilahana ila og waan rabaa in aan jojiyo,ee waxan is arka anigii oo ku dhexjiro.
Waxan caba qamri,cigar iyo jad,siday u dhan yihin
waa iga hortimid ee walalayaal maxan sameyaa.
qofkii ii soo jawabayo please dacad aan wax idin
soo wediyee ee dacad igu soo jawaba.

Bye every one thanks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumayo

Friday, January 26, 2001 - 06:54 am
WAlaal alaha kaa madoobeeyo, aad ayaad u fiican tahay hadaadba ku fikirtay in aad iska,deyso marka hore la,saaxiib dad wanaagsan oo diinta ku xiran oo wadaado ah waqtigaadana agtooda iyo masaajidka ku qaado dhaqtarna u sheeg ama farmashiyahaba waa laga helaa waxyaabo la isticmaalo marka qamrada iyo sigaarka la iska joojinayo marka saas hadaad yeesho waadku guulaysandoontaa hanuunka kuu soo iftiimayo, alle qofkuu qeyr la,maago ayuu hanuuniyaa ee ilaah siduu hanuunka kuugu iftiimiyey hakuu dhamaystiro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon#1

Friday, January 26, 2001 - 12:24 pm
Ugu horeyn col ka noqo saaxiibadaa, salaada bilow oo waliba qaado calaamadaha lagu aqoonsada muslimiinta sida cimaamad ama koofiyad haddaad nin tahay, haddaad gabar tahayna xijaab una guur meel kale ama magaalo kale. Illaaheyna markasta bari inuu kaa cafiyo intii hore, kuuna siyaadiyo hannuunka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Saturday, January 27, 2001 - 02:42 am
Acuudu bilaaahi,,,,minashaydaani rajiim,,,,,
khamri,,,,,,sigaar,,,,,,,qaad,,,,, war adiga callooshaadu qaad weynaa,,,,,,,,,,,dee talo kale ma jirtee,,,,,,,,ISKA KALA DAA,,,,,,,,talo ka wanaagsana helimaysid, oo qofna wad kuma oranayo,
iminka ma kuugu jirtaa? war ninyohow iska daa bahasha,,,,,,,,,isla yaab oo,,, wax isku fal,,,

Hanad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 27, 2001 - 04:45 am
ilahay waxaan kaga rajeeynayaa in uu ku soo hadeeyo asxaab ficaan la rafiiq diintana macaankeeda baro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daalac

Monday, January 29, 2001 - 04:24 am
dadka somalida qamriga wax weyn ayey ka dhigaan
sidaan ka arkay jawaabo farabadan lakiin sidaa
uma weyno guud ahaan balwada waa wax xun hadana
si fudud baa lagu bartaa si fudud looma dhaafi
karo waxaan ku dhihi lahaa si tar tiiba is kaga
yaree asxaabta badan ee aad is la cabtiin
ka har; dadka normaalka is ku day in aad lasocotit
jawaab fiican aa kuusoo baxeysa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.