site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Starbucks is married to Somali men

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Starbucks is married to Somali men
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badba

Wednesday, January 10, 2001 - 07:31 am
Ma igu raacsantihiin, in nimanka soomaaliyeed ay qurumo yihiin. Oo aan lagawaynin Starbucks Coffeee har iyo habeenba. Shaqo kama dhacdo, reerkooda waxmataraan, aduun iyo aaqirona meesha ayay kuseegeen.

Waxaa taas kasii daran in ay marka ay isugu tagaan Starbucks ay sexual harasment kuqaadaan gabdhaha yar ee Cadaanka iyo ajinabiga ah.

Aniga hadii aan awood lahaan lahaa, In aan Starbuck tago ayaan Baas ama bazuuke kufire lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xlarge

Thursday, January 11, 2001 - 12:23 am
Badba

Waxaad ogaataa waxaa meelahaa yaacaaya ee dharreku dhaafaayo inay rag iyo dumarba leeyihiin, maad arkin dumarka soomaalida ee inay dirac cusub soo iib sadan oy arroos iyo qaaci tagaan mooyaane aan wax kale hayn ee ciyaal koodiina gaajo u dhimatay.

Waxaad ogaataa inay jiraan rag iyo dumar shaqasta oo intaa ordaayaa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.