site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somali men waa JAAHILIIN

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Somali men waa JAAHILIIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHARMUUTO

Wednesday, January 10, 2001 - 07:39 am
Si quran ah ayay ulabistaan, timahoodu waa afroo, dhar uraaya ayay gashtaan. Maqabeestaan, aqoona malaha, marka waa in ay gabdhaha soomaaliyeed raadsadaan niman ajinabi ah.

Nimanka soomaaliyeed way ay dambeeyaan, waxa ayna kasooohareen, casrigii jaahiliinta.
Xaywaankana waa kaliitaan.

Marka waa iga waano ii sada isku dhaamo, hadiikale, naag la'aan ayaa idinku dhicidoonta, tii idin guursatana, way carartaa,cisho kadib.

Waa iga waano, ee sida isku dhaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALIMAN

Wednesday, January 10, 2001 - 08:20 am
Magacaaga ayaaba noo sheegaya waxa aad tahay...inaan kuu soo jawaabo ma ayan ahayn laakiin waan ka aamusi waayay jaahil nimadaada!!!

Maxa ku helay ma nin baa si xun kuula dhaqmay...bal inaad tahay SHARMUUTO magacaaga bal dib u fiiri!!!!!!! SHARMUUTO yaa guri ku haysan kara???

SOMALI MAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHARMUUTO

Wednesday, January 10, 2001 - 09:07 am
TO SOMALIMAN
RUNTA HAKA XANAAQIN, WAXA AAN SHEEGAY WAA WAXA AAD KUDHAQANTAA, OO NAAGIHII IIDIIN WADADIIDAY.

HA ILAHADLINA ILAA AAD CAQLIYEEYSATO, OOD AAD KA ILBAXDIDI JAAHILYAHOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Class

Thursday, January 11, 2001 - 12:31 am
Waxaa la yidhi shimbirba shimbirkiisa ayuu la duula, waxay noola eegtahay inaad tahay qof qudhmay, therefore dadka qudhmay eed la qasanayso adigaa isku keenay.

Forget about anything else you could not afford my aftershave

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 10:04 am
NAYAAHE XAGEELAGAA KEENAY MIYAADAN QOF BINI AADMIYA OO DHIMANAYA AHAYN
Naabal islayaab oo xishoo waxna isku fal
Miyaadan ogeyn haddalka aad ku hadlayso haddii uu
Yahay dambi iyo haddii uu kharyahayba in laguu qorayo MALAA'IGTII wax qoreysayna weykaa war hayaan waxaad ku hadlaso
Magacan aad adeegsatayna dambi weyn ayaad ku gashay ee wallaal waxaan kugu latalinayaa
inaad islayaabto haddaladan aad ku hadlaysidna
iska dhaaf miyaadan qof ASHAHAADANAYA AHAYN
RABIGAA KA XISHOO WALLAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Udgoon.

Monday, January 15, 2001 - 07:02 pm
Sharmuuto igadhageyso walaashay horta mid aan kuusheego nimanaka soomalida waaruntaayo waa badow lakiin wey urayaan iyo malabistaan toona kaama asmacin hadii aad joogto qurbaha waxaas oodhan waala daweenkaraa lakiin urta xageeda waxaan umaleenayaa inaad adugu ureeso eebal waxaad isku deydaa inaad u uunsato ninka aad dooneyso inaad nin kadhigato waayo nin ura, naag ureysaa kadambeysaaaaaaaaaaaaaaa eekaco jaf,jafo ninkaad hesho qaarbaan heenba mid uraaye baryahaneeeeeeee .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

puresomalianlady

Wednesday, January 17, 2001 - 03:53 am
To shar..............
raali noqo magacaaga ayaan dhibsaday in anigoo gabadh somaaliyad af oo sharaf lef aan qoro waxaan ku waydiiyay ma waxaad tahay ku ragii somaliyeed ka faaneen ee ay naceen dabadeed netka ayaad naf mooday naa cay qaban mayso eee bal islayaab oo dib u akhri waxaad qortay

To udgoon
walaal udgoon maxaa kuwaalay hakee se aad ku aragtay rag somaaliyeed oo badaw ah ma dhaqankeenii ayaa badawnimo keenay takale ogow hadii aad ka faantid rageena wax ku qiimeeya adiga iyo reerkiina waa iyaka garanaayana qiimahaaga hana noqon ku dhalanteedka jecel honey & babe yay god kugu ridin ilbaxnimaduna waa umad baaba'eed badawnimana maaha inaad dhaqankaagii katagto DAMEERI DHAANRAACDAY walaalo waan kaaga digay

nabaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil

Wednesday, January 17, 2001 - 09:26 am
Waxaaan weydiinayaa labada gabdhood ee soomaaliyeed inay aabayaashood soomaali yihiin iyo inkale? hadiise aabayaashiin somali yihiin iyaga ayaad caydeen mana astaahishiin in la idinla hadlo maxaa yeelay koley dhaqan gaalo ayaad qaadateen ama waad laseexateen siiba gabadhahore.
waxaan idinkula talinlahaa illaahay dadka wuu u dambi dhaafaa ee illaahay cafis weydiista inta aan MUKAR&MUNAKIIR idin iman.Qofkasto oo dadkiisa
iyo diintiisa kadhex baxana waxaa u danbeeyo shalayto

wabillaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Udgoon

Thursday, January 18, 2001 - 06:05 pm
S/caleekum marlabaad dhalinyaro,talabaad idinmaan caayin hadaadse dhibsateen karaali noqda.Wiil walaal horta waxaad cayda utaqaan qofbay caadadiisa tahay aabahay kaliya maahe ninkeygaa soomaliya waana kufaraxsanahay 100%,waligeyna nin aan soomali ahayn ma niyeesan badownimadu ceebmaaha laakiin qofku dooq buuleeyahay waxaalaga yaaba inaadan jecleysan waxkamida qofka aad wada socotaan waxaanan arkay nimanka soomalida iney usheegikarin gabadhooda waxa kamaqan ama iskabadalay ey ugatagaan inyar oon micna laheen markaa sidaa darteed ayaan u idhi waa badow,inanka kalee isna yidhi dameeri dhaan raacday walaal dhaanku marbuu dhaama nin qalafsan oon kalmad wanaagsan laheen hase ahaate maaha inaad macaan ama baby ninkaagood kutidhi inay gaal iskadoontahay ,16yrs ayaan jooga qurbaha dhaqan iyo diina igama maqna 4yrs ayaan guurfarxadle kujiray kuna talojiraa inaan kujiro inta nolsheyda kahadhay {INSHA ALLAH}.S/CALEKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hooda

Thursday, February 01, 2001 - 08:31 pm
To:Shar...
Like my sis mention @ PureSomalianLady,ur name irritates me and u make me wanna throw up.But PureSomalianLady and some others handle u well and u should make use of their sayings.
Somali men are nothing like u mentioned hence u just gave the descriptions of a prostitude-urself.
Our men are the best in all ways,even if they r hard to get along with sometimes common who is an angel,infact I love the challenge,by the way u said they r jaahilin rite?unfortunately I would say u r one too big time,u r apsycho and need help
but am not sure who can help u a psychiatric or a somalian man lol@ well let us know,otherwise u lost it and shame on you big time,damn u didn't deserve to consume that much of my time!
Salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daalac

Friday, February 02, 2001 - 03:18 am
nayaa sharmuuto daalac dhagyso daanyeered baa tahay qaras maa kuheyso eydhis baa qabtaa sidaas
saa laguugu nacay sidii ••• dabada lagaaga galinaa
yey dabada kakeentay eydhis kugu dhacay sharmuuto
sharmuuto guska xataa ma iidhuuqaysid waayo
cudurkaaga nagawad waa kuu dhameynaa
dhilo sharmuuto wacal qumayo eey daanyeerad
cudur ku dhacay kadibna waa dhimanee
marka hore maxaa kuu geeystay hadalkaas
waa is ceebeysay jaahilad ureeyso waligaa
ma qubeysatay?mardanbe hadalkaada yaa maqlin kill
yuo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.