site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aad ayaan unecbanahay SOOMAALIDA, kumana aan faraxsani in aan sheegto soomaalinimo

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Aad ayaan unecbanahay SOOMAALIDA, kumana aan faraxsani in aan sheegto soomaalinimo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILBAXAD

Thursday, January 11, 2001 - 01:52 pm
Farxad iiga wayn maleh in aan lugooyo dadka Soomaaliyeed ee walaalehey ah.

Uma malaysan kartid side aan ujeclahay in aan iskudhadhajiyo dadka kale ee ajnabiga ah, siiba GAALADA, sababta oo ah waynaga sharaf badan yihiin, wayna naga cilmi iyo waayo arag badanyihiin.

CALIBEESTEEN, INDHAYAR, HINDI, IYO SIRILAANAKE, qabiiladaan mid kamid ah ayaan unoolahay inaan guursado oon and adoon unoqdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reerbaadiyo

Thursday, January 11, 2001 - 11:38 pm
Be my guest girl...isha kalena ku dar ee iska bixi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boniea

Friday, January 12, 2001 - 03:12 am
lägg av du skojar tror jag men haloa nad snakar du om jag tror att du blir galen snälla kom igen då

dad kaley la garey lakin sirilanka na mad walantahay mise waad so wadata...................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur

Saturday, January 13, 2001 - 02:54 am
well,

Ilbaxnimadu sidaa ma aha!

Falalaka ay soomalida sameynaayaan aniguba ma jecli, laakin macnaheedu ma aha in aan naco somalida.

hadii aad damacday in aad ajnabi guursato, kama aadan fekerin meesha aayahadda iyo ta carrutaadba ku danbeyn doonaan.

waxaad u baahan tahay in ad wax yar fekerto. gaalada hadii ay aqli badan yihiin Ilaah iyo diintiisa ayey aqoonsanaan lahaayeen sari laankees iyo calibeesteena waa kuwa ugu ilbaxnino liita dunida.

anyway, it is up to you, if you prefer to hang around with a sri- lankan ... maybe in aan sheeko kalena kaa maqli doono

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaha

Saturday, January 13, 2001 - 03:06 pm
shaba
waxaan jeclaan lahaa in aan ku qayilsiiyo
markii qaraarka uu ku gaaro ayaan ka wada hadli lahayn nacaybka soomaalida aad u qabto
waa suaal soomaalidu ma wada xuntahay?
taas ka feker evan haddii neceb tahay wax aad ka qaadi kartid ma jirto
cadaanka calibeesteenka all way kaa sii neceb yihiin sida aad soomaalida u neceb tahay ;
we love you/////love you///we love you,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Friday, January 19, 2001 - 02:53 am
waan idin salaamay soomaaliyeey dhamaantiin meel kasta oo aad jooogtaan

Ilabaxad marka hore waad is mahdisay, waxaadna iska dhaadhicisay in ay soomaali kuu baahantahay laakiin waa fikrad qaldan gabi ahaan hana is odhan hadii aad ku farax san tahay iyo hadii kale ba soomaali ayaa kuu baahay

soomaali waa qiyaastii 9 milion, hadii badhkood diidaan badhka kale ayaa ku faraxsan laakiin dhibku wuxuu heystaa dadka diidan ee dunida meeshay ka tagaanba soomaali la leeyahay


ku farax sanoow ama ha ku farax sanaan ayaa kaa badalayo ´ hakaaaaaaaa taaaaagnaaaato

soooomaaaali kuuma bahna ...... soomaali waxay hore u tixi ( miro gunti ku jiro kuwo geed saaaran looma daadsho ) ee ilbaxnimadu ma aha in ajnabiga la isku dhajiyo..
ibaxadeeey miro aadan gaari karin garaadkaaga ha siin


wadani SOOMAALI HA NOOLAATO!!!!!

***** WADANI *****

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 19, 2001 - 03:52 am
fack u and fack ur moand u wanna play game play that is no metter but whith somali net noooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo bitch

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WSJ

Friday, January 19, 2001 - 07:44 am
Ilbaxad


Markaan cinwaankaaga aqriyey waan caroodey, waana is dhaadhaafiyey inaan aqriyo hadalkaaga intiisa kale, balse maantaan aqriyey.
Waxaan ka fahmey wax ka duwan, sidii aan u maleynayey, oo waxaan fahmey inaad la qortey hadalkaan caro ah inaadan jecleyn in gabdhaha Soomaaliyeed lagu arko ayagoo door bidaya la dhaqanka nimanka ajaanibka ah.

Dhinacaas markaad ka fiirisid, waa arrin wanaagsan in laga caroodo in gabdhaheena oo leh sharaf badan oo Islaamnimada iyo tii Soomaalinimada xagga dhaqanka ay u bareeraan kuwo aan sharaf iyo dhaqantoona laheyn.

Balse walaale, waxaad ku qabowdaa in gabdhaheenu wali xambaarsan yihiin sharaftoodii iyo dhaqankoodii, inta yar oo marmar sidbatana, uma dhutineyno, Allaanse u baryeynaa iney soo hannuunaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALIYAD

Monday, January 22, 2001 - 09:22 am
Heey girl...be happy..good news for u ...u r not SOMALIAN...cause we dont have somali ppl with are this much stupidity....

hindi,indho yar,sirilaanke...dadkale maa weyse..misa waxaad maqashay alaabtood aa aad u weyn...well be honest with u nothing is like our somalian guys...or girls.....keep that in mind.

how happy r we as somalians...getting rid of someone like u...plz..dont speak somali or wear like them KABEESHO!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libaax

Monday, January 22, 2001 - 01:24 pm
TO: REERBAADIYE:

Saaxiib ishaad ka riday...i liked the way you answered this bich...wallaahi hal saacaan qoslaayay!!!!

GOOD JOB, bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASRA

Tuesday, January 23, 2001 - 07:47 am
GAALAGAABAA IS DHAANTAA EE MA WAXAAD DOORATAY MUSHRIKIIN ILAAHAY KA DHIGTAA SANAM HORTA WAY KAA DHAMAATAY WALAAL HADAAD KU FAANEYSO IN AAD GUURSATO AJAANABI SI WACAN UMAADAAN FAKARIN HADAAN AANAN GUURSANIN SOOMAALI YAAN GUURSAN MARKAAN NIN AJAANABI AH GUURSADO IGAMA NAXAYO SIDA WIIL SOOMAALI AH SOOMAALIDA WAX KASTO OO AAY YIHIIN WAAN KU RAACSANAHAY MAXAA YEELAY WAA DADKEYGII XAGEEN UGA TAGI LAMAO HELO IYAGOO KALE BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daalac

Thursday, January 25, 2001 - 03:11 am
ilbaxad nin iyo naag waxaad tahayba aniga waxaan
ku dhihilahaa cadaawadaada aad ayey uliidataa
nayaa hadalkeyga maqal sharmuuto aad tahay
somaalida waa dad ugu fiican aduunka
miyaad dhaday wey xunyihiin naa yaan kudiline
aamu sharmuuto aad tahay wax aan ogeyn
naa maxaad nahday gaal aan ahay •••• up
bitch

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hope

Thursday, February 01, 2001 - 07:14 pm
Salaam all,
loooooooooool@ SOMALIYAD nice1 sister,I am proud of ya big time,u handled so called ilbaxad well!
Hey "Ilbaxad" maybe I should call ya "primitive creature or under bush-networking motion or immature homo habilis"well u can choose either coz they definitely describe you dear! Let me tell u one thing,hadaad rabtid inaad iskudhadhajiso ajnabiga , gaalada like u said,news flash "no one is stopping ya go ahead sweety" it's guaranteed u will be back anyways,but u definitely don't see anyone stopping ya so why inform people or ur having secong thoughts about Somali,or u need to hear us say ala walaalo don't follow them !Oh pls wake up sis,our people maybe going through arough time but that does not mean we should underestimate them at any point,they r us no matter what for bad times/good times.
You are not the only or first girl who fall for non-somalians but u r certainly the first one who hates them too,u can love non cultured somalis and love ur beloved somalians too at the same time or u thought it was a crime to do so!
Anyways I must have talked more than I intended but I really feel sorry for ya girl coz going outside ur ppl is not a smooth way of leaving,
there is arough way ahead but in all good luck wherever u end up and remember always that ur beloved somalian sis/bros shall give shoulders incase things turn out otherwise,isn't that sweet!
They are not the most to get along ppl with all the time but beleive me they r the most sweet,caring,
heart-touching,loving,intelligent,brave creatures living on earth and I LOVE them big time and why shouldn't I,am one of them after all !
Salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

imaan

Friday, February 02, 2001 - 03:34 am
marka hore waa salaamantihiin kuligin soomaaliween
viva somalia waxaa la yabanahay duqankan adiga kale waa layaqana waxaa tahay galoo jaceel galaada dabada u dhaqe markale viva somalia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabuutaawi

Saturday, February 03, 2001 - 01:49 pm
ha ii sheegin anigana waxaan lala shir iman karin,
afkaa lagala shiixaa shanta dhaban layaabka ah,shoocadayska ila dhaaf.waa heeskii cigaal
ee orod sifiican udhageyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dal = caaqil

Tuesday, February 06, 2001 - 03:59 am
halkaan waa bogga somalida ku sheegeestaan
hadaad somali dhacebtahay halkaan maaha
ee waa qaldantahay ee isisax ogow hadii ay sisax ah loo fiiriyo qof jiran ayaatahey waayo xiligaan
qof is og malahan waayo somalida waa dadka ka nabaadguuray dunida maxaad kadhacdaa maxaadka
jeclaataa toodaa iska heysata

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Imaan

Tuesday, February 13, 2001 - 05:15 am
waxaa tahay nin aad uxun laa kin somaali waa ka badan tahay ilaah ku naxaristo duqa waa kaa shekiyay maa waxaa tahay laga rooooooooone dabole hadii aad nacebatahay,somalida maa waxaa ku qabo cadaan viva som

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Imaan

Tuesday, February 13, 2001 - 05:28 am
maa waxaa tahay wacaal waxaa ku dhalay Talyaani ama ingris hooyada baa noo kaa kentay ee maa imaan lehen adoonyada ee ku mahadii hooyada oo ku soo daratay somaali nimada waxaa uu bahan tahay aqoooooooooooooooooooon som linimo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daauud

Tuesday, February 13, 2001 - 07:18 am
Yaa ku dhahay soomaali sheego <----

Haddii adan ku faraxsaneyn soomaalinimadda walaal hasheegan, noo daa anaga ayaa sheeganeyno oo ku faraxsan in aan ahaano soomaali. Jinsi kale oo aan ku dooranayo soomaalinimo majirto, sidaas daraadeed PISS OFF sucker -- and dont say u r somali, u r not somali === wacal ayaad tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaber somaalida jacel.

Tuesday, February 13, 2001 - 11:29 am
ilbaxada ilbaxnimadu horta waa maxay?
1-mida hore sheeg baadiye waqtigii lagaakeenay?
2-sheeg waqtigii kuugu horeesay aad wadanka soogashay?
3-sheeg cida kusoorabeesay?
4-sheeg da daada?
5-sheeg meesha ay nooga sharaf badnaadeen gaalada?
6-hada ma is asturtaa mise sidoodaad ulabisataa?
7-cafimaadkaaga kawaran?
8-gaber maad tahay mise waa hore ay gaalada hee?
9-gaal maad lasaaxiibtay?
10-meeqo cunug aa gaalo ah aad dhashay?
intaas markaad kajawaabto aan jawaab ku siinaa
mida kale ogow hadii aadan aheen intaa aan sosheegay waad ceemataa ee alaah u toobad keen oo wiilashaa islaamka ah oo walaalahaa ah ku xiro,
waxaan kaloo kuu sheegaa somali waa tan kaliya ee diin iyo dhaqan laga gaari waayey diinta islaamkana waadiinta markasta wax ku darsoomaan diimaha kale wey naaqusaan, hadii aad tahay wax garad fahmi kartaa waxaan ucarooday, alaah haku soo hanuuniyo bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nicko jr

Wednesday, February 14, 2001 - 04:57 am
nayaa naga aamus.wadankaaga lama naco ogow.waxaad ka jeceshahay wadankaaga sirilaankaha oo cinjirta ka buuxda oona caabudaan wax aan wax ahayn.ee hadalkaaga ku noqo nayaa.Bich ,bitch,bitch

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nicko jr

Wednesday, February 14, 2001 - 04:57 am
nayaa naga aamus.wadankaaga lama naco ogow.waxaad ka jeceshahay wadankaaga sirilaankaha oo cinjirta ka buuxda oona caabudaan wax aan wax ahayn.ee hadalkaaga ku noqo nayaa.Bich ,bitch,bitch

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iman

Friday, February 16, 2001 - 02:30 am
waryaa isku xishooooooooo doqanyahow waxaa tahay nin aad uxun dabalayaho, sadaa loo lama hadlo gabadhaha somaliyed maa waxaa uu maday galo adigo kale waa layaqaana waxaa tahay orfane ilmihi ku jirjiray joljaway

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nicko jr

Friday, February 16, 2001 - 03:44 am
•••• iman nayaa kataabkeyga maa soo gashay
yaah daanyeer baatahay maxaan kaala hadleynaa
naagaha somaliyeed bitch waaye sharmuuto
IMAN nin mase naag ayaa tahay
ani ninaceyga naag ayaad ka tahay lagaroone
inaa tahay wey dhici kartaa
waxaa tahay ma aqaan •••• up aamus aamus

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.