site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kajawaab su'aashaan hadii aad aqoon uleedahay ? Hadii aad laseexatay ninkaaga guurka kahor maxaa dhibaato ah ayay leedahay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Kajawaab su'aashaan hadii aad aqoon uleedahay ? Hadii aad laseexatay ninkaaga guurka kahor maxaa dhibaato ah ayay leedahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rosy

Friday, January 12, 2001 - 09:01 am
Walaalayaal iiga jawaaba hadii uu guurkeyga xalaal yahay iyo hadii kale.

Sababata oo ah ninkeyga iyo aniga waan islaseexanany inta aan isguursanin. Waxaa dhacday inaan uuryeeshay guurka kahor. Marka cunigeena mawecelbaa mise waa xalaal

Walaal hadaad tahay qof diinta yaqaan iiga jawaaba su'aashaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ruweyda

Friday, January 12, 2001 - 10:08 am
waa wecel akbar alaha cafis weydiista.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheikh cali

Saturday, January 13, 2001 - 06:56 pm
Naa wax wacal ah ma jiraan. qof baniaadam ah si walba ha ku yimaadee ilaahay baa ifka keenay. Somalidu muslim ma ahan ee ha rumaysan. Markay dan leeyihiin bay diinta adeegsadaan, marka kalana way isqawracaan, oo aduunka waxa ugu xun ayay sameeyaan; genocide, atrocity, they comited all kind of crime to each other. sleep your husband, have babies.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Sunday, January 14, 2001 - 07:51 am
Rosy

maya abaay Wacal ma ahan ee waa Bastard
AS if it makes any difference

maxaa lugahaaga u furtey markii hore..waa tan ilmahaagan inkaar u soo jiidatey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Monday, January 15, 2001 - 12:19 am
Rosy,

Ilmahaas waa ilmahiina ee ogaada, magaciina ayuu qaadanayaa. Kuwa meherka ku dhasha ayuu la mid yahay hal wax moogiyee !! oo muxuu yahay ?

DHAXALKA lama qeeybsan karo.. oo hadii aad aduunyada xoolo uga dhimataan wax dhaxal ah uu leeyahay ma ay jirto.

Dadka diinta yaqaan ayaa lagasoo koobiyay arrinkan. Ee wax aan aniga iska hindistay maahan walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARYAN

Monday, January 15, 2001 - 01:45 am
HABAAR KUGU DHAC NAA MAXAA KUU GGEEYE MARKII HORE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Tuesday, January 23, 2001 - 08:00 am
Alla hayaay,,,,garac bay haysataa ka waran,,,, naa waa imisa jir,,malaha waa garac yar,,Illaahay ha kuu sakhiro,,laakiin mid dambe bal is ka ilaali.

Hanad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Thursday, February 01, 2001 - 05:14 am
Walaal sida aad u sheegtay adigaba wiilkaaga waa wacal, maxaa yeelay arooska ka hore baa la'abuurey .
Walaal mala socotaa caruurtaas oo kale ineysan caadi ahaaneenin ilaa todobo genershin, caruurta uu dhalo xitaa wacal mey noqonayaan.......
Ee ilaahey ha'idin danbi dhaafo, saqiir waaye wax uu gabsadey ma jiraan........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xirsi

Thursday, February 01, 2001 - 10:12 am
Anigu aqoon wanaagsan uma lihi Diinta ISlaamka, hase yeeshee waxaan kuu sheegayaa in Waqooyiga aysan guursan ilaa gabadhu uur yeelato, oo waxaa la yidhaadaa ilmaha ugu horreeya reerka waa GARAC.

NO offense to the people of North, its just a fact.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saacid

Monday, February 05, 2001 - 01:18 am
abaayadiis aniga 3 wiil iyo gabar oon dhaley saas ayaan ku dhaley weeyna ii joogaan mid wuxuu jiraa 8sano midna lix waxaana ii kala haya labo gabdhood oo somaliyeed wiil iyo gabarna waxaa ii dhaley gabar moodow oo mareeykan ah caruur teeyda waan jeclahay laakiin kumeeysan dhalan shareecada waan la seexdaa kadibna il muhu markeey yimaadaan muran kama keeno saa anigaa lahe waa ilmo mohamed jamac xirsi cali mareexaan magaratey
ee wiilkaga yar uqdad ha isaga beerin umadana talo haweey diisan maxaa yeeley wixii gaf ah ood sameeysey waad sameeysey ilaaheeyna cafis weeydiiso isagaa qafuurul raxiim ah oo a wood u leh inuu dan biyada dhaafo
wabilaahi toow fiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king-of-hearts

Monday, February 05, 2001 - 06:17 am
walaalo wax wacal la yiraahdo ma jiraan ilmahaagana waa xalaal ee dhag how dhigin soomalidaan maduxu taagan yahay .

waxaad samaysaa uun allah danbi dhaaf waydiiso!guurkiinuna waa xalaal,wax kasta oo khalad ah ood horay u samaysan haddaad rabi danbi dhaaf waydiisato oo aad balan qaaddo inaadan samayn doonin mar labaad allah wuu kaa dhaafi.
balse soomaalida waa dhiig yacabiin badan kood rabina ma dhaafo dhiigga taas darteed ayay rabaan qof walba inuu naxariista rabbi ka quusto ee ha quusan walaal.
gabagabadii
_________
guurkaaga iyo ilmahaagu waa xalaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

allaah caabudo..

Monday, February 05, 2001 - 12:59 pm
ASALAAMU CALEYKUM. WALALO SALAAN HOO WAXAAN KU IRI MA IS MAHER QARSATEEN? QUDBO SIRO MISE ISAGA XITAA MAADAN SAMEEN? HORTA XADIIS AA AHAA LAA NIKAAXUN ILAA BIWALIYUN, MARKA WALI AA LOOBAAHAN YAHAY, HADII LASAMEEYO KAWARAN WAAYE ADOO JAAHIL KA AH TAA CULUMADA WEYDIIYA, MIDA KALE WALALO ALAAH HAKUU DANBI DHAAFO OO SINADA QOFKA KU DHACA OO XAAS AHAYN WAA LATUMAA, HADUU XAAS YAHAYNA DHAGAX AA NAFTA LOOGA QAADAA, MARKA YAA KAAXADEENAAYO WADAN ISLAAM AH MAA JOOGTAA? MIDA KALE CUNIGAAGA AAD UNAXEE LAAKIIN ADI DANBIGAAGII WAAD ILOWDAY WAA CAJIIB, MIDA KALE CULUMADA WEYDII ANIGA CILMI UMA LIHI LAAKIIN WAX AABO LA,AAN LADHAHO MAJIRAAN QOFKASTA AABUU LEEYAHAY WACALNA MA,AQAAN WAX LAGA WADO, MIDA KALE TAA WAXAA KOOS GAREEYA WAA RAGA RAGUNA DUMARKA AY JILEEC KA ARKAAN WAAYE OO AAYAADKA QURAANKA WAXAY ORANEYSAA HADALKAAGA HAJILCIN, AAYAD KALANA WAXAY SOOHORMARISAY SAANIYADA WAA NAAGTA SINEYSATA, AAYADA WAXAY KU XIJISAY SAANIGA WAA NINKA SINEESTA MARKA AAYADA XITAA WEY SHEEGISAA IN DUMARKA KU HOREEYAAN XAGA AAYAADKA TUUGNIMADA WAA RAGA OO RAGA AA SOOHOREEYA, MARKA RAGOW DHOWRA DUMARKA OO ALAAH KABAQA MARKA LAGA HADLAYO SINADA WAXAA LAYIRI HA,UDHAWAANINA SINADA EE HASAMEENINA LAMA ORAN TAA MICNAHEEDA WAA WAXA SABABAAYA ISKA ILAALIYA INAAD QOL GOONI KUNOQOTAAN INAAD HADALO MACAAN ISKU TIRAAHDAAN FIIRADA BADAN IWM, WALALO CULUMADA WEYDII ADOO WARQAD U QORANAAYA, HADAAD XISHOONEYSID ALAAH MURUGADA HAKAA BI,IYO TOOBAD LA IMOW TOOBADU MARKA HORE WAA 3 SHARUUDOOD AAN UMALEENAA 1- WAXAAD SAMEESAY KA MURUGOOD 2-ALAAH DANBI DHAAF WEYDIISO 3- GO,AANA KUGAAR INAADAN MARKALE SAMEEN WAA TAN AAD ALAAH KAGASHAY, SIDAA IYO ALAAH SAQDII DHEXE BARI ASALAAMU CALEYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

allaah caabudo..

Monday, February 05, 2001 - 01:01 pm

denverboy

Monday, February 05, 2001 - 09:06 pm
war anigu wacel gabar walba w aan ka dhalaa ilaa hada waxaa ii jooga caruur badan oo igu abtir sada oon xalaal ku dhalan adigana hal cunug ayaad ka oo yayeey saa aniga waa shaqadeeyda inaan garac yada xalaaleesto abaayadiis dhag jalaq ha usiin wiilka xalaasha ahna uqdada haku beerin mala socotaa wacelidu ineey ka firi fir coon yihiin kuwa xalaasha ah kana aqli badan yihiin kana fakir badan yihiin maxaa yeeley dunidan aan ku nool nahay waxaa maa mula waa gar ee la soco
wabilaahi toow fiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Tuesday, February 06, 2001 - 06:29 am
Naa yaan jar lagaa ridine, anigaa talo ku siinayee i dhegayso, waxaad u tagtaa berito wadaadada gobolkaaga degan, waan sinnaystaye iga gooya dheh, sideetan jeedal oo dab ka kulul baa lagugu dhufanayaa, dibna ugu noqonmaysid kolka lagu xantiyo.taasi waa tii naftaada tan ilmahana, ilmuhu waa garac weeye, laakiinse garac haku oran, ileyn garac garacdhalay buu kaa noqonayaaye.

To: Xirsi, maxaad tiri waqooyi Ilamaha u horeeyaa waa Garac......illaahay ma uumin baan filayaa ninkaa nacasaysan, ileyn qowmiyad dhan oo meel degtaad wada cambaaraysaye......maxay kugu sameeyeey ninyohow? maxayse sidaa xun kuugu galeen, oo aad nacaybshaha intaa le'eg u qaado. ILLaahay ha kuu sahlo,dhibka ku hayana ha kaa saaro, diin u kala dhowine. hanaga hadlin iminka Dameeryohow, doqonyohow dibinta dheeri.dib dambe mashaayiikhda haw aflagaadayn....iminkana astaaqfuranla dheh wixii hore....meeshana deg deg waxaad ugu soo qortaa u noqon maayo waxaasoo kale............... haddii kale.........

Hanad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nusiilo

Tuesday, February 06, 2001 - 10:06 am
Kalay horta Rosy ma anagaa nagu ciyaaroosaa mise waa kaa dhab horta koo kala cadeey? hadaa dhaheesid waa iga dhab taasi waa mid gooni ah inaa waxii suubis ayaa waliba somali ween usoo bandhigee maxaa indhaha isku tireesaa inuu wacel yahay waabo ogtahayee. waxa kali ah aan kula talinaa waa hadaad dooneeso wacel labaad waa lagu hayaa ee ila soo socsii madax yaro waaxid. su'aasheeda waxaa waaye amaaba wacel tahay adiga?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuskiilo

Tuesday, February 06, 2001 - 10:10 am
ila talaya nin talo diiday ayaan ahaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jama

Tuesday, February 06, 2001 - 05:32 pm
Salaama Caleykum

Walaashiis Rosy hadalkaag qortay haduu run yahay
nin iyo naag aan isqabin haday wax iska dhalaan Ilmahaasi wuxuu noqo Wacan, laakii waxaad u korsan
sidii ilmo aad adigu korisay oo kale. Waxaas waxaa keenay Diin la,aanta iyo Allaaho oo aa laga baqayn waa inaad toobad keentaan Allaah waa idiin denbi dhaafine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hellheaven

Wednesday, February 14, 2001 - 07:55 pm
waa anoo ah farhan waxaana rabaa in aan kajawaabo su aalahan igusoo socda dhamaan dad waynaha soo maaliyeed

waysalaa man yihiin gaar ahaan gabdhaha

iyo wiilasha walaaladay ah

1, waxaan su aashayda uga jawaabilahaa abaayo macaa rosy
inta u ninku naag tiisa usan guursan uu banaanka kaureyo cunigaasi labo ayuu isugu jiraa
marhaduu aabihii magiciisa wato xaga shicib ka wuu ka asturan yahay xaga kalena hadaan eegno
xag ale dambi asaga kamalaha cunigaas
maxaa yeelay asaga dareemadiisa dambi kumuusan
keen sanin cunugu hadii aan eegno cunugu
haduusan aabo lahayn markaas waawacal aan aabo
lahay kan aan abahalahayn iyo kan aabaha leh
waxba ismadhaamaan xag ale waxy isdhaa maan
xaga shicibka markaa labaduba waa wacalo
mid as turan iyo mid aan asturneen abaayo macaan
sheekadu waa saas

dhalin yarada kucaynaysana karaali ahow magaratay
abaayo sheekh calina
ma aqaano wuxuu raajicinayo sheeh soomaali af kakalabax sxb hadaad rabtid hablaha inaad shu kaan
satid sibasar ah ushu kaanso sxb
soomaalidamebe yaalagaa maqlin sxb
dhalin yaro gggggggggggggggoooooooooooooooddddddddddddd
byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
waligiina qofka sifiican ayaa suaasha looga jawaabaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismahan

Thursday, February 15, 2001 - 12:30 pm
To: Sacid
Walaal marka horay Aqlaaqda iskasoowanaaji.
Tan labaad haddii aad wacalo dhashay adiga iyo Rabigaa .
Tan sedexaad Qabiilka aad sheeganeesid Matihid .
Qabiilkaasi waa dadsharafleh mana dhalaan Wacalo iyo Wax udhow.
Gabadha waxay kusoo weediisatay Talo iyo Advice.
Hadalkaaga Kafiirso.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.