site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Saxiibayaal haleeyga caawiyo shekadaan plz

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: Saxiibayaal haleeyga caawiyo shekadaan plz
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAAD

Friday, January 12, 2001 - 05:40 pm
saxiibaayaal waxaan ahay wiil dhalinyara ah ku nool usa waxaan jeclahay gawar oo aan wada soconay 6bil marka dhiwaatada waxeey tahay ma aminaayo ayada wax walbo weey ileedahay waan ku jeclahay waxaan umoodaa been hadana waxeey ladahay freand badan waana qaf fur furan aniga waxaan arkay oo gawar oo ila jiifto oo dhaheeyso boyfrean keega ayaan wacaa marka waxaan iri qofka aad waceesid majecsha hay waxay tiri haa waxaan dhahay marka aniga maxaad ila joogtaa waa caadi MARKA WALAALA YAALOW CUDUR BAA IGU DHACAY OO AH SHOOK OO AAN KA QAADAY DUMARKA LAMA AMINO MAXAAN KU DAAWEEYAA SAXIIBAYAALOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LATALIYE

Friday, January 12, 2001 - 11:52 pm
to;dhibane salaad
waxaaad sheegayso waa waxa dhaca lakiin.dumarkoo dhana ma sameeyaan, aduunka dadku waa sida farahaaga oon sinayn.
hadaba salaad inkasta ooy jirto inaad qof jecelaatid iyaduna ay ku jecelaato waxa shakiga
qayb kaqaatay oo filinka waxa ka dhigay waa adiga hadii gabdhaheen wado Xalaal lagu wado waxa badan baa hagaagaya,lakiin fiiri adba sariir baad la tagtay gabar saxiib kale leh hortaada ayey telefon ugu dirtay saxiibkeed taas waaye ta dacrta shakiga kugu kicisay intaad ku jirtid xaranta iyo
nolosha khayaaliga waxad ku sugnaan dhibaato aduun markaad waynaato baad garan.
dumarka waa raxada raga ilaah baa inoo abuuray siduu inoogu abuuray hadii aan badalo ma kuu suurto galayso inaad ka badbaadid shaydaanka oo wata shakiga.
hadaba hadii aan u soo noqdo taladaada walaal
aniga waxaan ku lee yahay waxaa dhici doonta in gabadhaas ay ka duwanaaato tii xumaanta lahayd ee sariirta gaysatay
mara ku siin maayo talo xaaran wadata lakiin waayo arag baan ahay gabaadhaas waxaadan ku arag
ha ku fakarin ilaa aad wax cad ku aragtid.
ilaahayna ka baq.jacaylkaaagana daacad u noqo.
tartiib saaxiibada badan uga dhex saar oo isku day inaad madadaaliso bar nolosha aad rabtid baro nolsheeda si aad isu fahantaan wada hadalka waa muhiim.
kawaran hadii ay gabar fiican noqoto ma khiyaami adigu?

LATALIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lataliye

Saturday, January 13, 2001 - 08:38 am
walaal salaad waxa ku haysta waa wax aad gacma haaga ku samaysay ee hala yaabin walaal salaad ilaahay baa wuxuu qur aan kiisa ku yiri,azaaniyatu wazaaniyatu laayankaxu haa ilaa zaaniya, aw mushrikan marka walaal ilaa aad ka baxdo wax aad ku jirto kama baxaysid shakigan ku haysta,marka walaal waxaan kugula talin lahaa in aad is kaga baxado,xaaranta aad samayni hadiikale waxaa kuu dambayni aduun iyo aaqaro xumo, sidaa iyo talo wanaagsan, from-me to you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Saturday, January 13, 2001 - 04:42 pm
Salaad

i'm not even going to sugar coat this one on you

What goes around comes around..You F@#$$ ..you'll get F@$%#ed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAAD

Saturday, January 13, 2001 - 08:13 pm
LATALYE SXB WAAD MAHADSANTAHAY WAAN QAATAY WANADAADA WAXAAD SHEGEYSID WAA RUNTAA ANIGA WAXAAN AHAA NIN GAB DHAHA BEEN U SHEGA MARKII DANTIISA UU GAARO DHAQAAAQ MARKA TAN HADA WAA JECLAHAY WAX WALBO BAAN UGU GOAY WAXAAN KALE OO AAN KU WEEYDIINLAHAA GAWAR ADAN QAWIN OO AAD WADA MACSIYEESATIIN WAAD GUURSAN KARTAA SOO MAAHAN SXB WAAD MAHAD SANTAHAY LATALYE BYEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Sunday, January 14, 2001 - 04:43 am
Hey Kuusta... Rabshada dhaaf yahooy.. baryahaan rebooso maa ku jirtay? iisoo hergel..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Sunday, January 14, 2001 - 07:45 am
Warta Suuqa

horta adi waxaan wax ka badanee..dhuusadeeda maa foox kuu ah

mahaan ku jiraba waa ka soo muuqataaa

forumska is boring ayaantaan marka daandaansi ee iiga cadahay

Ne'wayz warta you know ur my favorite Cyper husband loool

how ya been bro
caruurtii ka waran
iyo xaajayadii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuq

Sunday, January 14, 2001 - 09:17 pm
Abaa foox maahinee (Luubaan) camal aan iskugu uumihaa.. Hadiin subax walba sheeydaanka iskaga saarin bahasha anmaaba jimicsahaa.. Abaa.. Bahasha ha igala joojin yaaqay..

Cyper husband .. LOL .. Ar anmaa rabtaa inaa sun i cabsiisid.. LOL... DDT iga ilaali yaa.. LOL .. yaaqay aniga safka danbe lee iskaga jiraa yaaqay.. Kuwoo oo meehaaseey ku dhahaayo " waa kaa helay.. Naagaha tan kuusan igu mac " iyo walaxyaalo kale oon kaseeynin leeba soo maqle ee see camoolti waaye. LOL . iyaa saan maa iga danbeesay..

Hey, you right. forums is so boring ayaantaan becuz uunsiga adaa ka daayay.. LOL.

I'm OK .. But what is this ciyaal iyo xaajiyad thing !! ?? Do you wana kick me out ? lol

C U sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SWEAT LADY

Monday, January 22, 2001 - 09:27 pm
Hi salaad

DAD BADAN AYAA GUUR SADO GABAR OO AAD KAMACSIYEESATAY MARAKA WAXAAN U MALEYNAAYAA
WAX DHIBAATO AH KUMAJIRTO

if you don't mind me asking
DID YOU BREAK THE GIRLS VIGINITY?

IF YOU DID THINK YOU SHOULD THINK OF MAKING HER YOU FUTURE WIFE.

PEACE TO YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAAD

Monday, January 22, 2001 - 10:03 pm
TO.SWEAT LADY YEAH I BREAK THE GIRL VIGINITY WAXAANA IGU QASABTAY ANOO AMIN SANEEN INEY IJECSHAHAY IYO INKALE SAAS DARTEED AYAAN KU SAMEEYAY ANIGANA MA XUMEENAAYO WAANA GUURSANAA HADAAN CALAF ISKU LEENAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadna

Sunday, January 28, 2001 - 03:37 pm
Asalamu-Caleikum,

Salaad:All I can say is "Ilaahey haku siiyo iman ka iyo jacelka aad gabadhaas ku guursan laheyd."
I am saying that becouse what u did to that girl can not be recycled walaalo.A girl may sleep with guy,it's really unpleasant,shame,not to mention xaraam-that is if it is out of marriage but only one part is actually affected-the "GIRL",the girl pays the price always so girls are very delicate dear and I will not hide my feelings towards those brothers who play with girls,all I got for them is "HATRED" but don't get me wrong am proud that u got the courage to seek for opinion and advice..that is Mansha-Allah and I hope Allah (S.W) drives u to the right path walaalo and please consider this girls future,it's all in ur hands,do the most descent thing walaalo and propose to this girl and marry her indeed...hope u have enough love 4 her to marry her insha-Allah.
One more thing walaalo,when u r a player,cheater and unfaithful urself,the sorrounding atmosphere seems unfaithful too and u feel like no one is being honest coz u r not honest to urself so that is a pschology process walaalo ee please waligaa xaaran haku dhaqan and stick to the RELIGION bro.
May Allah Bless you and hope u do the rite thing

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAAAD

Thursday, February 01, 2001 - 10:07 pm
TO CADNA THANX SIS WAAD KU MAHADSANTAHAY WAANA QAATAY WANADAADA MARKA HA ILA YAABIN PLEYAR NIMO AYAA SOO MARAY HADANA WAAN KA SHALAAYAY MARKAAN SOO XASUSUTO WAA KA NAXAA WAANA KA TOOBAD KEENAY HADA ALXAMDULILAAHI THANX SIS

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.