site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Lataliyaha arimaha guurka fadlan lasoo xiriir halkaan unasoodir wixii dhibaato ah ee ku haysato

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: Lataliyaha arimaha guurka fadlan lasoo xiriir halkaan unasoodir wixii dhibaato ah ee ku haysato
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suldaan

Saturday, January 13, 2001 - 08:47 am
walaalayaal halkan la soo xiriira wixii dhibaato idinka haysato waalay dinka caawin.sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Monday, January 29, 2001 - 03:45 pm
Walaal waxaan rabaa inaad iga caawisid. waxxaan Ahay gabadh soomaaliyeed hase yeeshee waxaan wada soconay wiil dadiisu tahay 20. aniguna dadaaydu waa 17 laakiin. wuxuu iguoranjray waxaan jiraa 24 ilaa23 laakiin waxaan helay sirtiisii inu yahayn intaa runtii waana is jecelnay laakiin matukado ana marabo qoq aanan tukan oo ilaahay xiriir kiisii gooyay. maxaad igula talin lahaayd. sidaa iyo nabad galyo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.