site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAA MAXAY FAAIDADA GUURKA ....

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: WAA MAXAY FAAIDADA GUURKA ....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guur doon

Saturday, January 13, 2001 - 04:51 pm
Waxaan walaalahayga soomaalida usoo jeedinlahaa in si dood cilmi ku saabsan is waydaarsano arimaha guurka maxaa yeelay anigu guurdoon baan ahay oo jecel in uu ka faaideysto dadka soo maray amaba ku guulaystay guuurka ileen dhalinyarada nimada waxay noo muujinaysaa in nolol adag ay tahay ....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amran ali

Tuesday, January 16, 2001 - 09:53 am
walaal waxaan u arkaa in ay nolashu kaa kala dhantaalan tahay marka aadan guursan ee waxaan kugula talin lahaa noloshaada inta ka hadhay in aad lamaane raadsato si aad farxad, naxdin ,xanuun, wanaag, xumaan iyo wax kasta oo dunida ka jira aad ula qaybsato lamaanahaagan
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liberty

Tuesday, January 16, 2001 - 10:26 am
guurdoon, hadii aad nin tahay, guurka faiiido weyn buu ku lehahay sabaatoo ah waxaad heleeysaa naag ku adeegta (guri nadiifis, cuna kariin, ilmo oo aay kuu qaado markaad raaxeysatid iwm)

haddi aad gabar tahay, guurka waa uu adeegiid qof kale, faiido saas ah malaha (hadii aad ilmo jeceeshahay, qiimaaha waa uu adeeg nin)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nimco

Tuesday, January 16, 2001 - 10:42 am
lol@lol cajiiiiiiiib ninyahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Tuesday, January 16, 2001 - 01:23 pm
loooooool@Liberty


miskiinka waa ka naxisey waxaan ka baqaa ..naxdin daraadeed inuu nin kale guursado..Adaa yiri gabdhaha guur faa'iido uma lahan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afgooye

Monday, February 12, 2001 - 09:13 am
walahi waxa cajiib ah sida ad isulla talineysaan
marka peace ha idin macanato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AM

Tuesday, February 13, 2001 - 12:07 pm
In la fahmo guurka iyo macnihiisa waa loo baahan yahay, waayo haddii la fahmi lahaa taas, waxaa laga badbaadi lahaa macaasida, doobnimada badan, aamin darada(qof la aamino malaha), kala noolaanshaha, furniinka badan iyo caruuraha hal-waaridlaha ah.

Laakiin waa iga su'aale, ma idin ka dheeldheelbaa mise waa idin ka dhab oo halkaas buu idin ka joogaa guurka iyo macnahiisu?

Sidaas hadday run idin ka tahay, tiinii ka sokow, waxaad horjoogsaneysaan intii guurka wax ka oran laheyd, ee u faa'ideyn laheyd dadka u baahan.

Marka ha ka muuqato qoraaladiina aqoonta aad u leedihiin guurka, si intii idin dhaantaa u soo bandhigaan waxii dheeri ah.

Waad mahadsan tihiin, igana raali ahaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burcaawi

Thursday, February 15, 2001 - 01:58 am
TALO NIN WAYN
marka ugu horaysa magaca bedel waayo magacan guurdoon dumarku waabay ka sasaan.
arnka labaad hadaad taha nin doobnimo ku gaboobay hablaha yaryar haku ceeboobin waayo sabaaxad bay nigiska kaaga saarayaanee ee xaga carmalka ubaydh,
waa teeda kale wakhti kuuma hadhinee hada ka dhaqaaq meesha oo naag raagso rabina hakuu sakhiro .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.