site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SIDEEN U SOO JIITAA WIIL AAN JECLAHAY OO AANAN LA HADLI KARAYN!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: SIDEEN U SOO JIITAA WIIL AAN JECLAHAY OO AANAN LA HADLI KARAYN!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TREER

Tuesday, January 16, 2001 - 10:40 am
IGALA TALIYA SAAXIIBAYAAL ARINTAN AAN KOR KU XUSAY WAAN JECLAHAY LAMANA HADLI KARO GOORWALBA WUU I AG JOOGAA LAAKIIN AF UGAMA SHEEGI KARO EE SIDEENYEELAA
MAHADSANID

DEGDEG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel

Tuesday, January 16, 2001 - 06:20 pm
Simbaatiya diyaarso no seeriyo jii hayska dhigin.
.
Ama Heestii Bady-Talk ee Imagination udaar.
.
Ama Canbar uga sheekee.
.
...Waxuun samee dee (Alla kusii qaadi waaye) doqontiiyeey yaan dameerkaaga lagaa dheereyn.
.
Nasiib wanaagsan Huuno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samy

Friday, January 19, 2001 - 01:17 am
Waad samaaman tahay marka hore abaayo.
waxaan kugula talinlahaa nin in aanan u sheegan dhibkaaga maxaa yeelay nimanku marka ay arkaan in gabadhu jeceshahay hey ku kor tuntaan..
your sis samy...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hope

Sunday, January 28, 2001 - 03:00 pm
Salaam all,
Hi TREER, sis I feel you walaahi,it's hard enough falling for some1 but it even harder when you don't find the courage to express ur feeling.
I am not gonna tell you am any love-expert but I will give u my sisterly advise.Listen sis I wish it could work the magic way,I meam seeing the person u fall for feel the same way immediately but it doesn't work that way always,like sis Samy said telling a guy u love him is not my way of solving this but it's no bad idea though.Let me get to the point sis,I would tell u to do everything u can to get this guy's attention,involve in his activities,find a way to make normal communications with him,make him ur friend first,don't let him suspect u down for him,just like any other person..keep touch,by the way u said u see him every day so u have more chances of knowing each other well,find his likes and dislikes,common sis if a girl wants some1 telling him straight on the face aint the only thing,we can find our tricky ways,but if u decide to tell him about ur feelings,go for it but be carefull,some men may take advantage of innocent sisiters like u and it's not a bad thing to tell some1 how u feel sis so don't be discouraged after all some1 has to break the news,u never know,he may reject u or fullfill ur wish but whatever the outcome u will feel releived and much better.Consider the RELIGION too sis,Hope Allah (S.W) makes ur dream come true walaalo and GOOD LUCK!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 29, 2001 - 04:38 pm
TO HOP WHO EVER- YOU ARE SIS OR BRO I LIKE ALL YOUR OPION I'M GLAD WE HAVE SUCH WONDERFULL PPL LIKE YOU. YOU ARE INTELEGENT AND GOOD ADVISOR I HAVE NOTHING ELSE I SAID I COMPLETLY AGREE WITH YOU PLEASE SISTER THAT IS ENOUGH TO YOU.

THANKS FOR YOUR ADVICE KINDLY AND RESPECTL.


YOURS ZUMAYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hope

Wednesday, January 31, 2001 - 12:57 pm
To Anonymous:
Hope is a sis,THANK YOU for the complement!,
I admire ur positive reaction...take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugaal

Saturday, February 03, 2001 - 01:26 pm
hreer
walaal udul mar sheekada, kuna dhga hadal una hebalow, bari waxa is jeclaan jiray,udul mar haduu garan waayo gosha ugali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nimco

Sunday, February 04, 2001 - 07:45 am
tus qalbi wanaagsan,daacadnimo,ixtiraam,inkastooy wacan tahey how u feel in aad sheegto balse waan dareemaya in waa ku jeclahey aad ku tiraahdo aadanse jawaab fiican helin ama uusanba ku rabin ha ku oran ilaa aad hubsato in uu ku xiiseynaayo, haduu ku ag jooga fiirintiisa kaliya baad ka garan intuu ku rabo,iyo hadaladiisa,waqti sii hadii wax jawaaba aad weydo kumuu rabo waayo nimanka feelinkooda waa cad yahey,isaga taq qof raba baad heli ha isku mashquulin,ama haadaad serious tahey si toosa ugu sheeg war cad baad ka heli,nasiib wacan baan kuu rajeeyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ddddddd

Sunday, February 04, 2001 - 10:51 pm
ddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddggggggggggg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Wednesday, February 07, 2001 - 01:26 pm
tareer
u raaxee hal mar raga soomaalida raaxo lee
ka helaane.bari waxaad arki,isgoo ku dhahaya,
wixii macaana wixii macaanaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bihi Warsame

Thursday, February 08, 2001 - 05:30 am
walaal talo yar baan ku siinayaa. waxaa samaysaa hadaad gabar tahay horta feeling kaaga qarso iskuna day inaad waqti badan aad u heshid oo aad soo jiidatid. baro waxa uu jecel yahay wiilka isku na day inaad samaysid. aniga wiil baan ahay marka advice kayaga waxaan aad u aqaan sida gabdhaha loosoo jiito waayo the last 17 years aan girl friend aan lahaa marka waxaan soo maray waxyaalo tiro badan. wiilasha ma jeclo gabar aad u jecel oo aan is koontaroolin. horta waxaaga qarso. laakiin at the same time, isku day inaad samaysid waxayaalaha uu jecel yahay sida hadii uu reer waxbarasho yahay isku day inay sheekadaada u badnaato sheeko waxbarasho oo aad u offer garayso inaad usoo iibiso books uu jecel yahay oo akaleeto. waligaa inuu jeceelkaaga desperate uu yahay ha tusin please. aniga iga qaado taladaas. waxaad kalood isku daydaa hadii aad u jeceshahay inaad baratid wiil kale. taa waxaan uga danleeyhay waligaa ma noqonaysid leftover oo uma saarnaanaysid sariir qof sida igu dhacday oo kaleeto oo ay igu qaadatay inaan soo recover gareeyo mudo halsano ah tan iga gaartay gabar aan noloshaydii siiyay oo aan wixii gabdho ahaa oo aan saaxiib la ahaa oo i daba ordaayay aan u jaray kuligood si aan ula wadaago one heart for the one i love the most. laakiin waxaanan niyada aanan gashan tan aan jeclahay oo aanan ku fikirin anigana inay iga soo tuuri karto dabaqa 50 naad. walaale, tiibaana igu dhacday oo markaad qof jeceshahay cidina ma dhagaysanaysid laakiin intaad sabir yeelatid isku day inaad iskoontarooshid oo aad koontarooshid feeling kaaga. as long as u can control your feeling toward the person that u love, cid kaarayn karto malahan. hadii aad wiil tahay arinta ma dhib badno anigu saan qabo. gabdhaha waxay aduunka ugu jecel yihiin 1) be very funny. 2) u iibi hadiyado tirada kabatay aniga kolayba shaqsi ahaan waxaan ku spend gareeyaa lacag tiro badan waayo lacagtu waxaan aaminsanahay inay tahay material thing oo aan markasta aan heli karo therefore waxaan mu hiimada aan saaraa qofkaas aan laqaybsanayo nolosha inaan si fiican u qanciyo and i make sure inay i jeclaato before i even start having a majore relationship with her. 3) ukaxee banaanka inta badan gabdhaha waxay aad u jecel yihiin qof banaanka kasoo siiyo casho , qado, etc. 4) isku day inaan is jeclay siiso reer koodo oo noqo nin GOB ah oo xidid kaa aaaaaaaaaaad u qadariyo oo markaad aragtid gabdhah walaalaheed iyo wiilasha la dhashay u soo iibi hadiyado iyagana. waliba markasta iska ilaali gabdhaha la dhashay oo u samee waxay jecel yihiin oo gacanta fuuuuuur saaxiib aduunka qofkii aad nolosha laqaybsan laheed baa meesha joogee. 5) always isku day inaad telephone u dirtid waqti fiican like maqribkii oo kaleeto waa hadaysan aadin night schools. 6) hadii aaysan baabuur wadan aduunka waxaad haysataa chance ugu fiican oo waa inaad qaada inta badan oo xitaa mrarka qaarkood waa inaad dantaada kasoo tagtaa oo schoolka kasoo pick up garaysaa. 7) isku day hadii aad guir dagan tahay inaad iyada iyo walaalaheed u karisaa cuno adiga gurigaaga oo aad tustaa HOW CLEAN U ARE because gabdhaha waxay jecel yihiin raga nadaafada badan leh. 8) waa inaad inta badan adiga maskaxda ka qabsataa xaga descussions ka oo aad u sheekaysaa sidii nin mutacalim ah oo kaleeto mahan inaad iska hadashid sidii weel gadaal ka duleela oo kaleeto. 9)waa inaad aad u qadarisid waxayaalaha ay kuwaydiiso aa aad meel ku qorotaa si aadan u hilmaamin waaayo hadii aad xusuusisid waxyaalo ay u baahantahay oo kale aad bay kuu qadarinaysaa, sida markay leedhay doctor appointment sida markay rabto inay barato driving siku day inaad bartid oo aad balan u samaysid. 10) hakaa aragto inaad tahay qof larabo horumar wayn oo isku day inaad wax barashada kacaawisid haday tahay qof arday ah. saaxiibayaal idiinma soo koobi karo waxaan jeclahay inaan caawiyo qof kastoo somaliyeed laakiin waa iga intaa maanta qofkii doonayao e-mail kayag waakan here it's ...... Mahad_F@Hotmail.com

caio saaxiibayaaal.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.