site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TALO IGU CAAWI.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: TALO IGU CAAWI.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALO-RAADIYE

Tuesday, January 16, 2001 - 11:01 pm
Waxaan ahay wiil dhalinyaro ah, waxaan guursadey gabadh Oromo islaam ah.Laba caruurana hada waa leenahey. Gabarta aad baan u jecelahey. Laakiin wali dadkeygii iyo saaxiibadey ma jecla gabarta. Bal ila soo taliya..Waxay leeyihiin inaad soomaali guursato ayey aheyd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A222

Wednesday, January 17, 2001 - 10:10 am
Wax ka sheeg waxa lagu diidan yahay gabadha iyo waxa aad ugu xilatey markaad dooraneysey, oo aad isleedahay waa anfacayaan qoyskiina Soomaaliga ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mamta

Thursday, January 18, 2001 - 01:42 am
waan ku salaa may raadiye walaal waa run wiilkaas wuxuu leyahay gabadhaas maxaa lagu nacay adoo raali ah soo gudbi okey talo waad helee markaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumayo

Saturday, January 20, 2001 - 06:52 am
Reerkiina jacaylkooda iyo saaxiibadaa,toona, ha fiirin ee danta, caruurtaada fiirso gabar islaam ah haday tahay,wax qalad,ma aad samayn ee caruurtaada korso qoyskaaganas dhaqo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdirsaq

Saturday, January 27, 2001 - 08:18 am
TO RAABIYE>

waad salaaman tahay marka hore saaxiib waxaan kugula talinlahaa in is ka dha ga tirto waxa ay leeyi hiin familkaaga waxaan kawadaa waxa aad tahay hada nin xaasle jecelna xaaskiisa ha dii aad raac do ta lada familkaaga waxaad kidhu may saa cid lo sabab ta oo ah waxaad leeda hay career waxa ay ubaahan yinhin hooyo korisa ee uma baaha cidkale marka hadii aad furto xaas kaaga familkaaga hooyo sida ay ukoriso uma korinahayaan eeka fiirso waxaan wallaal kaa ookale jecna fiicnaan taada marka saaxiib hafududaan.waxaan kuu rajay nahayaa in aad farxad kunoo laato aamiin.

saaxiib waxaa jira waxyaabo badan hadii aan kaawaramo waxaan ahay willdhalinyaro ah waxaa nan jiraa 19 iyo toban sano waxa aan is ku dayay in aan lasaa xiibo gabar soomaaliyed hase ahaa tee waxa ay iigu jawaabeen kamahelno wiilsha soomaa liyeed ilaa iyo had waxa aan is ku dayaa in la saaxiibo gabar soomaaliyeed sabab to oo ah waxaan nahay dad is ku luuqad ah is ku dhaqan ah is af fah mikaran hadii uudhaco qalad .

waan hele karaa in aan la saaxiibo gab dho kale oo aan ahey soomaali laakiin waxaa jir ta wax yaabo kale ha dii aan guur sado qof aan is ku af ahen aanan iku dhaqana aheyen waadhi baato waxaad ogaataa in ay la gamamaarmaan yihiin qof aad is ku dhaqan tihiin waxaan jec laan lahaa inay is af gar taan umda soomaaliyeed .

QORE CABDIRISAAQ CABDULAAHI. I LOVE MY SOMALIAN QUEN'S AND THEY LOVE SOMALIAN KING'S LOVE EACH ATHER PLEACE AND RESPECT WE WILL BE THE BEST ILOEVE YOU OLL OF YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIIFOW

Monday, February 05, 2001 - 12:25 am
ila tali walaal,waxaan ahay nin dhalin yaro ah,isla markaana arday wax dhigta ah,laakiin waxaan aad iyo aad ugu talax togay dhinaca siigada,taas oo ay ugu wacan tahay sanadahaan danbe oo cudurka afarta xaraf kuu ku soo batay dunidda maanta cusub,anigoo ka bakhaaya cudurkaas ayaan waxaan door biday dhinaca siigada waloba ay xun tahay xag diin iyo xag caafimaad,marka walaal ila tali,war lahelaaba talo la hele,haadii aad tahay nin talo wacan iyo sidaan ku joojin lahaa,walaahi siigo aa nafta iga bixisay,hada waxaan siigaysanaayey laga soo bilaabo 1990kii,oo hada waxaan ku noqday expert-nin ku xeel-dheer dhinacaas,oo hadda waxaan rabaa in aan ka qoro buug.fadlan ila tali walaal.by.SWEDEN.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.