site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan u baahnahay gabadh joogta Varginia....oo iga agdhow !!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Waxaan u baahnahay gabadh joogta Varginia....oo iga agdhow !!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

talo-qaate

Wednesday, January 17, 2001 - 09:12 am
Waxaan u baahnahay ina la igala taliyo dhibyar oo i haysta dhibkaas waxuu yahay anigu waxaan ahay ninku cusub wadankan USA waxaana daganahay gobolka virginia marka waxaan u baahnahayn inaan helo gabdh somaliyeed oo aan is fahmi karno oo joogta virginia bal aan talaabad wada qaadno hadaan is fahanana waa sii wadaynaa.... sidaa iyo talo calin wacan ....marka gabdhii rabat inay ila soo xidhiidho waakanaa e-mailkaygii wacayz@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.