Aniga mayika ma qabiyee | Thursday, January 18, 2001 - 02:10 am Walaalya waxaan ahay gabar jirta 21 sano.. waxaan idin waydilah gurka ma qasaba mase waa sunne?? |
Kiin | Friday, January 19, 2001 - 10:22 am ....HI..sister. ...Me too 21years Thankx for the question I mean we need to Nkow that! |
gabar xaas ah | Friday, January 19, 2001 - 01:35 pm Walee gabdhihii guurkii ka niyad jabe. War hooy ragoow ilaah ka baqoo guurka wanaajiya,waa u jeedaanoo gabdhihii waxay raadinayaan qiil ay guurka uga fakadaan. Ilaahoow noonaxariiso. |
Hanad | Tuesday, January 23, 2001 - 07:24 am Naa waa qasab,,, haddii kale sow xaaraan doonan maysid. reerayso baan ku leeyahay. Hanad. |