site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA RABO GUUR XALAAL AH? '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): YAA RABO GUUR XALAAL AH? '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

F .M .A

Wednesday, January 24, 2001 - 07:32 am
WAXAAN AHAY GABAR SOOMALLIYEED OO MUSLIN AH WAXAAN DEGANAHAY NORTH-AMERICA RUNTII WAAN QURXOONAHAY WAAN DABEECAD WANAAGSANAHAY WAXAAN WAAYAY WIIL SOOMALIYEED OO ILAAHEY KA CABSANAAYA
RABA GUUR XALAAL AH DABEECAD WANAAGSAN LEH AAN BEEN SHEEGIN AAN QAYAANO AQOON RABA INUU GURI XALAALA DHISO SORRY ANIGU WAXXA JIRAA 29 HADII AAD
WAXAAN RABAA NIN AAN AAMINO OO ILAAHEY KA BAQAAYA
SABABTOO AH WAXAAN AHAY DAACAD WAXAANA JECLAHAY IN AAD DAACAD AHAATAAN
WAAD MAHAD SANTIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usaama

Sunday, January 28, 2001 - 12:42 pm
walaal aad ayaad u mahadsantahay,waxaa laga yaabaa inaad heshid qofka aad doonaysid ee xagee ayaa lagaaga soo xiriirayaa soo qor cinwaankaaga.
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUUSOOW

Monday, January 29, 2001 - 04:27 am
MID WALIBA WAAN DABEECAD FIICANAHAY BEY KA BILAABEYSAA HADANA WAXEY KU LEEDAHAY WAXAAN DEGANAHAY NORTH AMERICA. MA CANADA IYO NAWAAXIGEEDA BAA NIMAN FIIC-FICAN LAGA WAAYEY.? ANAGA WAXAAN DHIHI JIRNEY ALLAHA KUU DAHLO.

WAA KAFTAN EE BAL MAGACAADA CINWAANKAADA IYO MAGAALADA AAD KU NOOSHAHAY II SOO SHEEG DAD BADAN BAAN KA GARANAYAA MEESHAA OO AAD ISKU DHIBAATO TIHIIN MARKA WAXAAN ISKU DEYI LAHAA INAAN IDIN XIRIIRIYO HADII AAD INTAA II SOO SHEEGTO....
NABAD GELYO IYO ISMAQAL DANBE.

KUUSOOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fantastik

Monday, January 29, 2001 - 07:18 am
f.m.a waan ku salaamay
marka labaad waxaan salaamayaa umada soomaaliyeed ee meeshaan isugu timid

f.m.a soomaali waxay hore u tiri """nin is faanshay waa ri is nuugtay""" waxaaga waxaan u arkaa is faanis waayo hadii aad leedahay tilmaamaha aad sheegeysid waxaan hubaa in aadan internet-ka ninka ka raadíseen.......!!!


waxaa laga yaabaa in aad heshid ninka aad raadineysidee iska wado sheekadaada

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibaaq

Monday, January 29, 2001 - 07:23 am
waan idin salaamay dhamaan dhalinyarada soomaaliyeed meelkasta oo aad dunida ka joogtaan
f.m.a waad salaamantahay walaashiis
walaal waxaad sooqortay in aad tahay gabar qurux
badan dabecadna leh lakiin seed ku weysay mid nolosha kula qebsada mese waad iska soo qortay talada?? walaal wixi aad ku xun tahay soo sheeg hadii aad talo rabdi markaas ayaa lahelayaaaaa

by jawaaaaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mashalaaye

Monday, January 29, 2001 - 08:12 pm
to:kuusoow
kuusoow fataal ayaa tahay,waa maxay rag ayaan idin xiriirsiinayaa fataal fataalkiis
kuusoow is marjiiiiiii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhal-fo

Monday, January 29, 2001 - 11:57 pm
To: F.M.A.

Almeno wadaadadiina hal malaga waayey waa kukasey siniora waxa feeraha lagaaga gubay qeylo weynin waaye...Dumarna waxaa ugu liita ninkeeda diirato....Haye Hibaaqna biyo hoostooda meykaa aragtay ???


Dhal-fo....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.