site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Shaki igaga jira guurka

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Family Matters - Arimaha Qoyska: Shaki igaga jira guurka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

pristol

Thursday, January 25, 2001 - 09:36 am
salaamu calaykum walaalayaal,
waxaan maanta aad ugu rajo waynahay in aad iga caawin doontaan dadkiina khibrada u leh xaga guurka ama hore u guursadayba arinta i haysataa waa ta aan titleka uga dhigay halku dhagaygan oo ah
shaki igaga jira guurka
maxaa yeelay i love a boy who older 3 years than me also we promise to marry soonly but always wuxuu i yiraahdaa waxaad noloshada u kala qaybisaa inaad usu diyaariso gabar masuul ah iyo inaad igu adeecdo talooyinkayga
ta danbe ayaa igu reebtay shaki why somali men are not daacad ayaa iga dhaadhacsan ta kale anigu marka aan familigayag ku dhex noolahay la iima taliyo ee talooyinka aan soo jeediyo ama waa la qaataa ama wax ka toosan baa la igu qanciyaa isla markaan waxaan isku arka member of our family kuwa ugu cadcad hadaba marka aan guri yeesho oo uu igu yiraahdo sidaa yeel waa layaabanahay waayo way ii sawiran tahay anigoo diiday isna waa uu ku adag yahay in uu ila tashado balse wuxuu u nugul yahay in uu ii taliyo
hadaba walaalayaal ma sidaas ayey wada qabaan dumarka soomallayeed mise anaa si kale wax u arkay pls reply me asap because iam very keen to hear some thing about famamily even i am ready every time to read the topics about family affairs thank you for your reply

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.