site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Shaki igaga jira guurka

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Family Matters - Arimaha Qoyska: Shaki igaga jira guurka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 09:39 am
salaamu calaykum walaalayaal,
waxaan maanta aad ugu rajo waynahay in aad iga caawin doontaan dadkiina khibrada u leh xaga guurka ama hore u guursadayba arinta i haysataa waa ta aan titleka uga dhigay halku dhagaygan oo ah
shaki igaga jira guurka
maxaa yeelay i love a boy who older 3 years than me also we promise to marry soonly but always wuxuu i yiraahdaa waxaad noloshada u kala qaybisaa inaad usu diyaariso gabar masuul ah iyo inaad igu adeecdo talooyinkayga
ta danbe ayaa igu reebtay shaki why somali men are not daacad ayaa iga dhaadhacsan ta kale anigu marka aan familigayag ku dhex noolahay la iima taliyo ee talooyinka aan soo jeediyo ama waa la qaataa ama wax ka toosan baa la igu qanciyaa isla markaan waxaan isku arka member of our family kuwa ugu cadcad hadaba marka aan guri yeesho oo uu igu yiraahdo sidaa yeel waa layaabanahay waayo way ii sawiran tahay anigoo diiday isna waa uu ku adag yahay in uu ila tashado balse wuxuu u nugul yahay in uu ii taliyo
hadaba walaalayaal ma sidaas ayey wada qabaan dumarka soomallayeed mise anaa si kale wax u arkay pls reply me asap because iam very keen to hear some thing about famamily even i am ready every time to read the topics about family affairs thank you for your reply

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A222

Thursday, January 25, 2001 - 01:35 pm
Waxaad sameysaa baaris dheer, waxaad ka bilowdaa inaad aqrisid ama dhageysatid waajibaadka saaran ragga iyo dumarka isqaba, iyo sidey u kala leeyihiin. Kadib, shaki la'aan baad ku noolaaneysaa, waxii aad sameysana waad ku qanacsanaaneysaa, waayo waajibkeeda baad baratey, waxii aad diidana waad ku qanacsanaaneysaa, waayo sharci baad ku diidey.
Waxaad kaloo ku qaboobeysaa in kala aragtid qofka qaldan iyo kan saxsan, adoon ciishoon ama isku jamcin dadkoo dhan sida ragga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mehraawi

Thursday, January 25, 2001 - 02:21 pm
Asaamu caleykun To you and to all

Dear sister

Somalidu waxey ku maahmaahdaa AMA TALO KEEN MOQO AMA TALO RAAC NOQO it is a just saying.
My aponion a family matter is huge reponsibility and it need to be shared with all the infomation and the respect, which means single idea or kaligii tali does not exist, Ilaahey baa noo abuuray in aan si kala duwan u fakarno male/female.
SO my advice is to be carefull with your future husband dictatorship is like feeling a power and power is like a pride, one feels good to have it.for instance nabigeenii SCWS he used to share with his women concerning his life. but there is a point where a man is needed to make the decesions .
Anyhow good luck in the future , by the way I am a man and i like to share with woman, because i feel like life should not be challenging it should be sharing.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Saturday, February 17, 2001 - 04:45 am
Waa lagu amri hadaad reer yeelatid ama ku gal ama iska taagnoow haduu kuu sii sheegey waaba daacad waaba naloo qariyay anaga diin tuna waaba ay qabtaa in dumarku ay ragooda adeecaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nimco

Saturday, February 17, 2001 - 09:25 am
asalaamucaleykum walaashey horta wax amar la dhaho ma jiraan wey fiican tahey in laba israbta is adeecaan,waayo dumarka wey fiican tahey in nin xumanta ka qabta uu jiro waayo waxyaalo badan baa u sahlan markii nin caqli badan oo xuman aan kuu horseedin ama hadii adoo arin qaloocinaya garabkaga noqda ma xuma adna sidoo kale wad wax u sheegi kartaa , marka ismaqalka wuu fiican yahey iyo respectiga wax dhiba ha u arkin,tus dhaga nuglaan iyo ixtiraam adna in aad ka hesho intaas bey u badan tahey, marna ma fiicna nin talo kastoo aad soo geediso kaa qaato soo ma maqal naagaha feer qaloocan baa laga sameeyey.cafis huuno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CILMI

Wednesday, February 21, 2001 - 02:36 am
Dumaashi waan ku fahmay ee waxaad yeeshaa hadii aad talao u baahanytahay in aad marka hore Waalidkaa kala tashato guurkaaga waayo hadii hadhaw ay wax kugu dhacaan,waad ku kaliyaysan waalidkuna waxa hubaal ah ina ayna talao xun ku siinayn.

Talabaad maxaa shakiga keenay, miyaydaan ku heshiin waan isguursnaynaa. Waxa ay ila tahay hadii aad qofka heshiisaan waad isfahanteen markaa ma jirto weeyi wax shaki ahai ee sidaa aaad ku heshiiseen ku dhamaysta

ILAAHAYNA WANAAGA HA IDNI WAA FAJIYO

By CILMI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISHWAAQ

Wednesday, February 21, 2001 - 03:35 am
ANON: WALAAL SIDA AAN ANIGA AMISANAHAAY WAA SIDADA OO KALE ANBA GUURKA WAXAAN KU NECBAAHAY IN UU NIIN II TALIYO LAKIIN .... WAXA KALE OO AMISANAHAAY KI ILLAHAAY IQORAAY HADI AAN HELO IN UU CALAF NAKALA BAJINEEN ILLAHOOW MUU I TALIYO OO IYIRAHDI IRIDA MADHAFI KARTIID .... KALMADA GUURKUNA WAA CALAAF CALAFNA WAA NASIIB ILLAHAAY AYAA LAGA BARYAA ILLAHOOW GUURKA INO HAGAJI ... WALAAL HADABA INAANKA AAD GUURKA KU HESHISEEN ASBA HADI UU KU JECEELYAHAY ASBA KUMA AMRAYO ,,, "SIDA WANO KOOR KU QORAAN LAGU YIRI" HADI AAD RESPECT LABADINABA IDINKA DHAXEYSO,, AMAAR BADAAN MA'IMANYO ...LAKIIN WAXAAD MADAXA KA SARTA SIDI GUURIGI HOOYADAAY AYAA MARKASTA WANADEYDA LOMAQLI OO ASBA WAA BILI'ADAN LABADINABA WAXA AAD GUURI WANAGSAN KU DHISI KARTAN RESPECT IYO ISMAQAL IYO WANO LEYS KA DHAGEYSTO ...GUURKUNA WAA MIID SOJIRAAY ILA IYO XAWO IYO ADAAN OO WANA MIID JIIRI DOONA ILA IYO YOMIIL QIYAMAHA ... MARKA SIDA WANAGSAN AYAA LAGA EGA MARBA HADI AAD GUURI DHISIID KU HESHISEEN

WAXAAN IDIIN LEYAHAAY LABADI ISKU WARTE GUURI WANAGSAN DHIISA ILLAHAAY HEYDINKA DHIIGO(AMIIN)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 10:54 am
SEE BAAD U KALA GARANWEYDEY WAXA WAAJIB KUGU AH IYO WIXII KALE?
SAMEE WIXII SAX AH OO LAGUU SHEEGO WHIT A GOOD JUDMENT
HA SAMEEN WIXII XUN AAD IS LEEDAHAY WAA QALAD
I BELIEVE U KNOW THAT ALREADY.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.