site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan jeclaa gabar gabadhii nin ayeey guursatey waana lasoo furey waxeeyna ileedahay walaal adigaan kuu soo laabtey

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Waxaan jeclaa gabar gabadhii nin ayeey guursatey waana lasoo furey waxeeyna ileedahay walaal adigaan kuu soo laabtey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed omar

Monday, February 05, 2001 - 01:38 am
walaalayaal gabar ayaan jeclaa gabadhii nin ayeey iga raacdey kadib waxeey u dhashey wiil yar waana lagu soo furey hana namsi ayaa keeney denver ayeey iigu timid waxeeyna ilaadahay walaal waan ku jeclahay waana qaldamey seen ka yeelaa aniguna niyadeeyda waan ka gooyay waana ka bugsadey dhaawicii ay ii geeysey seenka yeelaa walaalayaal gabadhan har iyo habeen dusheeyda ku ooyeeysa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daauud

Monday, February 05, 2001 - 06:06 am
arintaas waxaad moodaa in ay ku xirantahay sidda ay markii hore kaaga tagay, makugu daadisay oo ma waxey kaa raacday ninka kaleh, haddii ay sidaas tahay walaal is ka raaxdee beritoole ayey kaatageysaa.
Haddii lagu qasbay in ay ninkaas guursatana dee dembi malaha, wax naga xaaraantimeynayona malaha in aan guursano naagaha lasoo furay, nabiga caleyhu wasalaam xitaa wuxuu guursaday naag lasoo furay.
Marka walaal tallo soomaaliyeed oona laxiriirta diinta ayaan ku siinayaa

take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daauud

Monday, February 05, 2001 - 06:09 am

samsam

Wednesday, February 07, 2001 - 04:45 am
Hi mohammed,

People make mistake and they learn from that mistake. I was in in love with my man and never think that will marry anyone but him because I loved more than anything in this world and still do. But I marry anther man an it was my choice to marry but I was only 16 and don't know that I will destroy my life and the person I love. on my wedding night when I saw my ex in my wedding I know that he was the one I love but it was too late a try to make my marriage work but all I think about was my ex and wishing that I wasin his arms . anyway my ex swear that he will never date Somali girl again and out with english girl I get device and had a little boy who change my life. I still love my ex more I ever love anyone and always do but he wont forgive for what I did and left my husband for him.i make a mistake and their is nothing I can do to make up to him .

when your ex tell she love maybe you should listen to her give her a chance to make up to you . I swear god if it was the anther way around I would forgive him. so if you ever had any feelings for you give second chance every body deserve

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaceyliina

Wednesday, February 07, 2001 - 12:36 pm
wow wee abow wax laqabo hadeyba oysay ilmahana aabo unoqo oo wax laqabo aduunkaba waa labo cishee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LCAD.

Monday, February 12, 2001 - 11:46 pm
Asalaamu aleykum,

Walaal maxamed, waxa kaliya aan kuu dhahi karo waa dhageyso waxa wadnahaaga ku oranaayo, Xitaa hadaad waxyar jeceshahay u sheeg,maqalna waxa ay ku oraneyso, hadii kalena been dhaftaada iyo nafteeda ha u sheegin ee intey waqti tahay sheegada ku xira..
Samsam,
Walaal waxaad soo sheegtay aad baan ugu mugurooday, maxaa yeelay, anigaba dhibaatadaas ayaa waqtigan xaadirka ah i heesata,Waxaana u baahnaan lahaa inaa helo qof gabar ah oo arintaas martay mise waqtigaan mareysa,sidaan wax iska ogaano,Mida kale,sis, waxaan rabey inaa ogaado, maxaad u guursan weyday wiilka aad jecleed?...
Sis hadaad awoodiid, e amilkaaga dhaaf marka danbe...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.