site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

`~Walaalow ama Walaaley Waayo Arag Matahay ama Waxgarad...Dooq adag aan qabaa`~

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): `~Walaalow ama Walaaley Waayo Arag Matahay ama Waxgarad...Dooq adag aan qabaa`~
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Samreeso~

Wednesday, February 07, 2001 - 01:50 pm
asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuh. walaaley ama walaalow waxaan idinku salaamayaa ducadaa kor ku qoran iyo salaan xushmeysan xurmeysan oo qaali ah...adinkana waxaan idinka rabaa eqyaarnimo iyo talo macaan...amaa dadka wax caaya maanta aa iigu horeeso oo aan dadka weydiisto talo ee ca iburinina plzzzzzzzzzzz isoodhaweeya meesha dhan mafahan saniye.. walaal waxaan ahay mid dooq adag raga lacag kama eego ee waxaan ka,eegaa astaamahan...
1-diin iyo dabeecad~
2-nin waxbartay inuu yahay/diin iyo maadiba~
3-jaceylkana inuu aad uyaqaano iyo dumarka qiimahooda/ mas uul inuu yahay~
4-da diisu iney udhaxayso 24 ilaa 30~
5-dadka uu kadhashay~
6-midabkiisu maarliin inuu yahay~
7-inuu dharerkiisa dhexdhexaad yahay~
8-inuu labo lafoot yahay aadna jirkiisa udhisan yahay~
9-marka uu hadlaayo inuu codkar yahay/hadal macaan yahay markastana uu kahadlaayo wax aan jeclahay/mustaqbalkeena ah~
10-meelaha aan jeclahay inaan aado inuu jacel yahay markastana aan isla socono hadii ay suurto galtahay~
walaal maxaan iigula talineysaan inaan sidaa u doono dooqeyga ama inaan qaar katago... kuwee katagaa 1 ilaa 10 kuwee katagaa kuweena qaataa... adigu dooqaaga kahadal ama hadaad soomartay maheshay mid kuu qalanta ama kuu qalma maku qasaartay dooqaaga waqti miyey kugu qaadatay? ila tali plzzzzzzzzzz. asalaalu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

K.

Wednesday, February 07, 2001 - 02:14 pm
Samreeso

Waad salaaman tahay marka hore, marka labaad waan aqriyey astaamaha aad ragga ka fiirisid.
Waa caadi oo qof walba dooq buu leeyahay, laakiin adigu waxaad dooneysaa mid aad adigu sawiratey, oo arrintu waa ka adagtahay dooq. Waxaan damcey inaan isku dayo inaan qaar kuu dooro, balse waan ku daaley, waayo markii qofku soo sheegto 1 ilaa 5 arrimood, midkastaa waxay kuu sheegeysaa sababta uu u doonayo, kadibna waad u kala doori kartaa. Adiguse waxaad dooratey tiro badan oo qaarkood isqaadi karin, sidaas darteed waad iska tiri ee maadan ka hadlin dooqa runtaa.

Aakhirkii waxaan go'aan ku gaarey inaan kugula taliyo arrintaan: ABAAYO WALI ADUUNKA BAA KU JECEL EE ISKA SUG INTAAD ADIGU KA JECLAANEYSID. WAXAANAD KU GARAN DOONTAA INAAD JECLAATEY ADIGU, INTAAD SOO QORTEY OO DHAMMI WAXAY KU SOO URURAYAAN 1 ILAA 2 AMA 3 SHARUUDOOD OO KALIYA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Wednesday, February 07, 2001 - 02:18 pm
abaayo xoogaa shuruudahaaga kala yaree, adiga ninka ma abuuraysid ma ogtahay,4 katag da' muhiim ma aha 35 ka dhig.8 ka tag soomaali aan nahay xoogaas ma lihin.10 meel walba islama jeclaan kartaan laakiin tanaasulaad samee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

l.l

Friday, February 09, 2001 - 11:37 am
to samreeso~
waad salaamantihiin akhyaarta isgu timi bogaan,sameero khald ma`aha qofku inuu kahadlo dookhiisa waana kala duwanyahay dookha dadku waxaad soo qortay 10 ilaa 11 sifood oo aad u muhim ah haba kala muhimsanaadeene waxa ayna tilmaamaysaa inaad tahay qof caqli badan alaha kuu siyaadiyee,walaal waxaan ku oran lahaa katag ugu yaraan sadex oo samay tanaasul waxaad ka tagtaa
1 da`da oo khasab ma`aha da`du waana ay wayntahay da`da aad ku bilowday soo gaarsii labaatan iyo wix ka sareeya si aan usoogalo anaga ama aan u soo dhawayno da`daas laakiin hada waxaad ka bilowday da`wayn
2katag dhararka oo waxba shardi haka dhigin dhararka
3labalafoodnimada dadku ma wada aha laba lafood
4 khasab ma`aha inuu kuu raaco meel walba oo aad aadaysid
ugu danbaynti waxaa ila haboon inaad dib ugu laabatid arimaha aad soo qortay oo aad ku soo koobtid sadex ilaa afar
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi

Friday, February 09, 2001 - 06:11 pm
That is easy sis. Go to the sperm bank and ask them if they have the sperm of the person u discriped above, probabley they have it, buy it, then put it into ur shity wum then marry your basterd son!!!!!!!!!!!!!!!
that is the easiest way u can find the one u want!!!!!!
sorry if i said something u don't like it????
i thought it might help!!!!!!!!
peace
i am out, but
ibb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Friday, February 09, 2001 - 06:34 pm
OOOOOOOppppppppppsssssssss. i forgot one thing, may be i am the guy u descriped above, i can not say 100% but at least 95%, but the thing is i sold my all sperms to the sperm bank. cuz i run out of financail and sold it, so i may not have any sextuality for the next 10 years.. that means you won't get me, coz there is no reason for having me if i don't ..........u know what i mean....
let me get real now.
let me light it up something for u, since u r looking for a relationship and kind of finding out about sex, there is book they call sex for Dummies, get that book and it will help u choosing ur favourate guy.. also it will teach u how to make the night moves.. i am sure u will teach ur man how to make the nicest move that man can ever make.....
that is my hint.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZamZam

Friday, February 16, 2001 - 05:36 am
ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATU.
HORTO WALAASHYEY WAXAA AAD DADKA SOO WAYDIISEY WAX CEEB AH MAAHAN LAAKIIN WAA DOOQAAKA OO KALIYA QOFKASTA OO BINI'AADAM AH WIXUU LEEYAHAY DOOQ MARKA WAXAAD KA HADASHAY ASAGA LEE INTAAS KA WALAALAY WAXAAN KULA TALIN LAHAA 10 ARIMOOD AAD SOO SHEEGATAY MACQUUL MA NOQONAYAAN MAXAA YEELAY QOFKA ADI MA SAMAYSAN OGSOONOW WAXAA MUHIIM AH 1.IN QOFKA UU DIIN LEEYAHAY 2.JACEEL UU JORO LABADA QOF 3.DABEECAD WANAAGSAN OO LAYS FAHMO HADAAD IN TAAS HESHI NOLOSHA WAAHESHAY.
WAXAAN U ARGAA 3 DAAS IN AY MIHIIM TAHAY ILAYN WAXA AAD SOO SHEEGTEY MA SUURO GALAYSO LAAKIIN HADAAD LEEDAHY WAAN RAADINAYAA WAAD SUGI KARTAA KOLAYBA WAQTI AA KUU DHIMANEE SIDAA IYO MACSALAAMA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUGAAL

Wednesday, February 21, 2001 - 03:54 pm
DEE WALAAL KAALAY.
MID GACMAHA MIYAAD KU SAMAYSATID.ILAAH BAA WAX
SAMEEYA.OGOW.
WALAAL ADUUNYADA LABADII ISKU DOOKH IYAA IS RAACA
LAAKIIN DHALINTA SOOMAALIYEED JIQ HAKAGA DHIGIN.
HANA KU XIRIN,WAX.
NIN FOOL XUN OODABAC WANAAGSAN IYAA JIRA
NIN QURUX HAWEEN KU SHEEGAAN OO XAGA RAGA,
KA LIITA IYAA JIRA,
FARASKAAGAN KARAARSAN,SOO JOOJI.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.