site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ALA MAXAAN SAMEEYAA PLZ TALO ISIIYA AAAAAAAAAAAA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Family Matters - Arimaha Qoyska: ALA MAXAAN SAMEEYAA PLZ TALO ISIIYA AAAAAAAAAAAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 06:22 pm
WAXAAN AHAY XAAS WAXAAN DAGANAHY QURBAHA WAXAA JIRAA25 WAXAA DHACDAY IN HADA MUDO LAGA JOOGO 3 SANO AAN MAR NINKAYGA XERO DHAAFAY WUU KA WARHELAY NINKAYGA WAXAANA KU SIGANY IN UU IFURO MEESHA ARINTASI KADHACDAY MA AHAYN MEESHA AAN KU NOOL NAHAY EE WAXAY AHAYD MEEL AAN U AADAY DALXIIS MUDO AHAYD 6 BILOOD ILAA IYO HADA MA AQAAN WAX IGU KALIFAY ARINTAA OO AAN U SAMEEYAY LAGA BILAABI INTII KADANBAYSAY NINKAYGA IGUMA KALSOONA WAX WALBA ISKU DAYAY SI KASTA ULA HADLAY MARWALBA WAA KII IGA SHAKI QABA ANA WAAA HORE BAAN DHAAR KU MARAY IN AAN MARDANBE SINAYSAN ILAAHAYNA ISAAMAXO MA GARANAYO MA DHIBKII NASOO MARAYBAA NINKAYGA JACAYLKII AAN U HAYAY WAA IGA SIIYARAANAYAA MAALINBA MAALINTA KA DANBAYSA MARWALBA WAXAAN XASUUSANAYAA DHIBTII UU II GAYSTAY XITAA WAA I DILAY DHOWR JEER INTAAN MURANAY HADALKUU SOO QAADO MARKAAN MURANO WAA DHILO SHARMUUTO MA U ADKAYSAN KARO DHIBTAAAN KU JIRO ILMAHAYGA AABE LA AAN MA DHIGI KARO OO DIYAAR U AHI SINGLE MATHER ISAGIIWAA IS BADALY WUXUU BARTAY BALWADO BADAN OO UU SAN LA HAAN JIRIN HADII AAN KALA HADLO WUXUU ILEEYAHAY ADAA DHIBKOO DHAN II KEENAY DHILAYAHAY IGA AAMUS KALIAGY ILMIHII HOOYO IYO AABE UMA NOQONKARO ISAGII AFLAGAADO IYO DIL BUU IGU HAYAA CIDKALE UMA SHEEGI KARO WAAYO WAA FACSHAR QOF BINIAADAM AH KALAMA HADLI KARO WAAYO WAAN FADEEXOOBAYAA MAR MAR WAXAAN DHAHAA IFUR IGAMA YEELAYO WAAN OGAHAY WUU IJECELYAHAY WUXUU IDHAHA HADAAD IGU QASABTO FURID WAAN KU FURI NAFTANA KOW BAAN KAAGA SIIN ANA LA LAI XIRO MARKA WALAALAYAAL MAXAN SAMEEYAA WALAALAHAYGA SOOMAALIYEED OOW ANOO OG IN AY DHALINYARANOMO IYO CAQLI XUMO IYO SHARMUUTONOMO I QAADAY HADANA ILAAHAY BAAN GAFINEE MAXAAN SAMEEYAA ???????? PLZ BAL ISOO CAAWIYAAAAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sihaam

Thursday, February 08, 2001 - 09:02 am
taladoon waxaan kuronlahaa waabaahanay bagtiga looma cuno. Haddii uusan ku aaminyan waxaad wagtiga isaga lumisaa yaanay jirin. Xag sinadana waxaad istaahishaa inlagax lagugu dilo waayo adoo
xaasah ayaad sinaysataye. Ogowna raga waligood wax ma ilaawaane markaa isaga tag haddii uu soodegona arag hadii kalena arag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jama

Thursday, February 08, 2001 - 03:37 pm
Salaama Aleikum

Walaalo horta waxaad sameysay denbi weyn sharciga Islaamka waa in Dhagax lagugudilo meel fagaara ah oo dadka oo dhan kuu jeedaan.laakiin Allaah denbiga oo dhan waa dhaafaa toobad keen. dhinaca ninkaaga adigaa dhibka keenay oo khalad galay u samir oo sabab, waaba nin aniga iga dulqaad badan koleyne.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Thursday, February 08, 2001 - 07:25 pm
to waxa bogaan furtay
naa maxaad ahayd dhilaysnidaa oo dhiiranidaa inta lagu soo isticmaalay ayaad waliba gidaarada ku soo qoranaysaa dhilo ayaan ahay war wuxu indha adakaa ma habar gidirbaa jini madow horta ku marsay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qo

Thursday, February 08, 2001 - 07:29 pm
marka hore waad salaamantihiin dhamaan,walaal waxaan kaa faaiiday arin wayn oo ah inaan u ogolaan xaaskayga dalxiis maxaa yeelay magaranayo hadeey baxdo waxa ay samayn lahayd marka waad ku mahadsanthay waayo arignimada aan kaa qaatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALADOON

Friday, February 09, 2001 - 10:55 am
TO QUMAYGA ISOO CAAYAY WARYAA HABAR GIDIR OO KALIYAA DHILO KU JIRTA HADAAD KU FARXAYSID WAXAAN AHAY ISAAQ HAPPEY NOW?MA ANUU HAWIYE QADHMUUN OO FOOLXUMO BADAN ILA SAMIYA WASAQ ADAA HAWIYE AH AMA DAAROODKA FULAYIINTA AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Friday, February 09, 2001 - 09:02 pm
to;waxa furtay meeshaan
naa maxaa u taqaan dhilo adoo kale dhilo ma`aha haye isma ogide waxaa tahay dhilo tan ugu wayn teeda kale maxaad meesha ugu soo qoraysaa isaaq naayaa adoo kale naguma jiro waana hubaa inadan isaaq ahayn hadaadan soo seexis ahayn,adiga ito qumayo isku tiibo dheh,waligeey garnuuto adoo kale ah ma arag sharmuuto ku haysa waa la soo dhabay war wuxu sariig xumaa oo anshax daranaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Public

Saturday, February 10, 2001 - 09:41 pm
Yaabane,

Yaabane talo xumoow adaaba yaabane maxaad dad talo siisaa.
Aduun iyo aaqiro sidaas baad u yaabanaaneysaa oo ilaah irsaaqadiise kuma tusee inanta isaga har.
Wallaalo horta waad qaldantay, bani'aadana waa qaldami karaa, laakiin hadaad ka toobad keentay, oo aad reerkaagiina diyaar u tahay inaad dhaqatid, haddii uusan ninku sheegaas balwada lihi si fiican kuu dhaqaneynin isaga tag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

to puplick

Saturday, February 10, 2001 - 10:31 pm
WALAALO WAAD MAHADSANTAHY WALAAHI WAAN DHAARTAY IN AAN MARDANE DAN BIGII FOOSHA XUMAA U NOQON BALWADA UU LEEYAHAY NINKAYGA OO AAN SHEEGAYO WAA JAAD IYO SIGAAR WAXAAN RAJAYNAYAA IN AAN UGU DULQAATO WAAYO ISBA SHALAY MARKII AAN XUMAADAY IMA TUURIN ANA MAANTA WAA IN AAN UGU SAMRAA MARKAYGA MAYAYSAN AHAYN?ILAAHAY HA IGA DANBI DHAAFO YAABANE ADIGU SIDA LAGUU YEESHAY ADAABA TALO U BAAHAN XIMAAR YAHOW MARDANBE HADALKAAGA UMA BAAHNI EE PLZ HAWADA IIGA BAX INTII TALALO ISOO SIISAY WAA MAHADSANYIHIIN NABADEEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Sunday, February 11, 2001 - 12:27 pm
to;talodoon
walaal waan kaxumahay inaan kugu khaldamay ama aan kuu gaystay wax sharaftaada wax yeelaya,run ahaanti waxa aan u haystay arinta ku haysata inay kaa tahay iska qor ama kaftan hasa yeeshee hada ayeey iila muuqatay inay dhab kaa tahay,walaal waan arkaa inaan kaa gardaraa oo aan ku kacay gaf aya kaxishoodaan ardayda birimada ah dadka oo dhana way khaldamaan waxaana diyaar u ahay inaan qaato khaladkayga,waxaana kaa codsanayaa inaad raali iga ahaatid iskana ilowdid danbigi aan kaa galay waxaana hortaada ka cadaynayaa inaan ka xumahay wixi aan sameeyay,waxaana ilaahay kaaga rajaynayaa inuu kuu danbi dhaafo
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Sunday, February 11, 2001 - 12:33 pm
to;public
saaxiib aad ayaan uga xumahay inaad i habaartid ama u dhaqantid sidi oday gablan ah,waan khaldamay laakiin waxaan xaq kuugu lahaa inaad isaxdid saad u saxday gabdha oo kale laakiin dow ma`aha inaad i habaartid mana aha habaarku wax haboon ogowna dadku way wada karaan inay habaartamaan laakiin waa wax xun oo laga yaxyaxo,waxaan ku leeyahay iska ilaali waxa aad ku kacaysid inta aad isleedahay qof xumee adiga ha is xumayn ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALO DOON

Sunday, February 11, 2001 - 05:11 pm
TO YAABANE THNX ABOOWE ADNA RAALI AHOW ANA ILAAHAY HA II GARGAARO OO DANBIGII AAN GALAY HA IGA CAFIYO REERKAYGANA HA II QABOOJIYO WAAYO GUURKU IYO FURIINKA MIDNA MA SAHLANA MANA AHA CIYAAR MARKA SOOMAALIDA AYAA KU MAAHMAAHDA JINI NINKII KEENAA AYAA BIXIYA TAAS WAXAAN UGA DANLEEYAHAY DHIBKA ANAA KEENAY EE AAN MARKAYGA U DUL QAATO THNX ALL BYEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waaberi

Sunday, February 11, 2001 - 10:05 pm
To: inanta talada raadineysa
Amuu ninkii ku soo dhabay ee guurkaaga qalaanqalka ku riday uu HAWIYE ahaa.
Bal balaayo waa laga wardoonaaye hadalkaaga ka fiirso, minjahaagaas yaryarna ilmahaaga iyo ninkaaga ku dhaqo, haddii ay ku istaajin karaana salaada isaga bixi, ilaahna u toobad keen.

Waaberi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waaberi dhab ah

Monday, February 12, 2001 - 12:19 am
TO:-ninka isticmaalaya WAABERI
Runtii aad ayaan uga xumahey inaad isticmaasho magaca sharafta leh ee WAABERI waxaana hubaa inaadan reer waaberi ahey magacaaguna ahey ee dadka sidaas ha ula hadlin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iftin

Monday, February 12, 2001 - 12:23 am
to:-waaberi dhab ah
Aaad ayaad u mahadsan tahey waxaan hubaa in nin reer waaberi ah uusan saas u habley waana kugu raacsanahey in baacaas sida xun u hadlayo inaad u jawaabtid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Monday, February 12, 2001 - 01:34 am
to talo doon
walaal waan ku salaamayaa salaan kadib,aad ayaan ugu farxay markaan arkay inaad iga aqbashay cudurdaarkaygi waana kaaga mahadcelinayaa wanaaga aad iigu badashay xumaanti aan kuu gaystay,walaahi abaayo caado iima ahayn inaan caytamo ama qof aflagaadeeyo laakiin way iga noqotay waxaana balan kaaga qaadayaa inaan meeshaan qof danbe ku khaldami doonin,walaal waxaan alaha awooda leh kaaga baryayaa inuu kuu fududeeyo dhibka aad dareemaysid isna kiin fahnsiiyo adiga iyo aboowahaa dhaxdiinana dhigo muwaafaqo khayr,abaayo banii aadamku wuu khaldamaa waxaana ugu sharaf badan kan khaladkiisa ka laabta,waxaana rajaynayaa alihi aad dartiis u toobad keentay inuu naga aqbalo ducadeena,ugu danbaynti waxaan kuu rajaynayaa mustaqbal wanaagsan iyo nolol farxad badan
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 12, 2001 - 09:32 am
Asalaamu Caleykum

Walaalayaal meesha hadaad u timaadeen inaad dambi kororsataan ogaada in maalin aan maanta aheyn miisaan idin sugaayo qofkii talo hayana si fiican ha u bixiyo, hadaadan heynina bin'aadamka Ilaahey kama xigtaanee ka aamuso oo sheydaanka ha ugu kaalmeeynina.

Walaasha pageka furtayeey, marka hore raali ka ahoow walaalaha ku aflagaadeeyay xoogaa dhalinyaronimo ayaa qaaday ee iska cafi in uu Alle ku cafiyo adna.

Hadii aan ka hadlo dhibta ku heysata marka hore waxaa nasiib daro ah inaad hilmaantay in Allihii ku abuuray aadan u dan sheegan oo aad dhinac martay hadan aad BINIAADAM adigoo kale ah wax ka raadisay, ogoow in Alle uusan hoogin adoonkiisa markuu u soo laabto balse uu Ilaahey ku farxo markii adoonkiisii lunsanaa ama simbiririxaday u towbad keeno. Ducada Ilaahey kula laabo oo asaga bari adigoo rajinaya in lagaa ajiibi doono oo wiliba buuxinaya shardiyada ducada lagu aqbalo. Ilaahey ayaa shalay ku baray ninkaan ilmana kaa siiyay, hadaad dambi ku dhacay micnaheeda ma ah wey kuu dhamaatay ee laakiin KABAA'IR ayaad gashay mid wiliba dil lagu kasbado.

Waxaa intaas ka sii daran, inaad dambigii aad gashay oo Ilaahey ceebtiisa asturay aad adiga facshirtay oo somalinet oo xaalkeeda ilaahey og yahay ku daabacday. Ma ogtahay in nabigu yiri scw "Kulu umatii mucaafuun Ilal mujaahiruun" umadeyda oo dhan waa la cafinayaa ilaa kuwa dambiga la jahra ma ahee oo ceebtooda ayaga is facshira. Mase hilmaantay in nabiga haweeney u timid oo tiri nabi Alloow waan zineystay intuu ka jeestay uu intuu wajiga ka dadban karo ka dadbaday hadanna markey cadeystay uu yiri markaad dhashid noo imoow, markey cunugii dhashay ay soo laabatay, nabiga mar labaad amray inay soo nuujiso, markii ay soo nuujisay asagoo labo sano gaaray oo muufo afka ku wata ay keentay.....(Ma u maleyneysaa hadeysan iman laheyn inuu nabiga u cid diri lahaa........MAYA walaahi inuusan u cid direen maxaa yeelay waxaa nala amray in sirta iyo ceebta dadka la qariyo intii la awoodo, ma aha sida xukuumada jira maanta oo kale, balse dinta islaamka ayaa ku dhisan mid ayada bareysa dadka inay Ilaahey ka baqaan oo wixii dambi ah oo ay galaan Ilaahey uga towbad keenaan laakiin aanan maxkamad iyo xaakim ka baqin) haweeneydii markey timid ayaa dhagax lagu dilay cunugiina saxaabi ayaa kafaalo kaaday. Khaalid bin waliid ayaa dhagax madaxa kaga dhuftay oo dhiigeedii asaga madaxa kaga soo faniinay, markaasuu caayay, nabiga ayaa maqlay oo ku inkiray oona tusay ina towbad weyn la timid haweeneydaas. Waxaa kaloo la sheegaa in nin saas uu kale nabiga u yimid oo yiri xadka iga oofi nabi alloow, nabiga intuu ka jeestay uu yiri "Ma waalan yahay" maya ayaa la yiri, hadana wuxuu yiri "Ma sarqaansan yahay" maya ayaa la yiri, ka dib ayuu weydiiyay wuxuu suubiyay zino ayuu yiri xadkina laga oofiyay. Marka waxaa meesha ka cad in qofka dambiga asaga iyo Ilahaey ka dhexeeyaan cidna aan la amrin inay baarbaarto dambigeeda. Sidoo kale, waxaa maanta hubaan ah in ninkaaga uusan cadeyn karin inaad zino cad suubisay maxaa yeelay diintu waxay leedahay in raga/haweenka is qaba oo faaxisho isku eedeynaya ay la yimaadaan AFAR marqaati. marqaatiyadu laga aqbali maayo hadey yiraahdaan qolkey ku wada jireen ama sariirtey wada saarnaayeen ayagoo qaawan ama qeylaan maqalnay, marqaatigu waa inuu ku dhaartaa in uu ishiisa saaray ayagoo jamaac suubinaya oo xubnahooda midba midka kale ku jirto.......ma la heli karaa afar qof oo ku dhaaran karata arrinkaas? Diinta meshaas ayey gaarsiisay privateka se ma ogtahay hadii aan dad kale gurigooda buqbuqa ka fiiriyo oo isha iga ridaan inaanan diyo laheyn hadii dambi la ii soo raaco ayaaban fiicnahay.

Calaa ayi xaal, dambiga Ilaahey ayaad ka gashay ninkaagana hadaad ogtahay inaad heyn kartid gurigaada ha u dumin kalsoonidii tagtayna adigaa soo celin kara. Isku day inaad noqotid gabar Muslimad dhab ah. Xijaabkii Ilahey ku amray ku sugnow, Ilaahey u towbad keen, baryada Alle badi, ku xirnaasha kheyr ku dadaal, masaajidyaya/dugsiyada laasin, ninkaagana waani una sheeg in hiyada Ilaahey leeyahay oo ciduu doono hanuunin karo. Ha is oran 6 bilood ayaan Ilaahey baryaaya waxba la imaga aqbalin, ha dagdagin, noloshaada oo dhan wax ka badal. Noqo qof had iyo goorba u orda kheyrka.....salaada ku dadaal........soonka badi ninkaaga ka idin qaado....sadaqada ayada xisaab la'aan u bixi....habeenkii saqda dhexe salaad u kac ninkaaga ku baraaruji....cajalahad dhageysidooda badi ama muxaadaraadka tag...LAAKIIN.....niyad waa inay jirtaa yeysan noqon on/off oo kale camal la suubiyo waxaa ugu fiican mid la daa'imo waloba uu yaraadee. Ilaahey ku xirnow oo go'aan adag la imow......balan waaye hadii intaas aad niyad ula timaadid oo aad suubisid Ilaaheyna talo saaratid inaadan hoogeynin ninkaaga baari kuu noqonayo. Iska ilaali saxiibada xun xun oo xumanta ku xusuusinaya badi raali ahaanshaha ninkaaga waxaan macsi aheyna ha ku adeecin. Wali iyo wadaay ka dhigo gabdhaha aad is leedahay wey kheyr badan yihiin ama culumada xiriir la suubi oo isku day inaad cilmi iyo waano ka doonatid. Waligaa wuxuusan Ilaahey raali ka ahey ha suubin safarada aad ninkaaga ka hareysidna iska daa maxrin la'aan safar kuuma banaana. Raali ahoow qoraalka waan dheereyay laakiin insha'alaah niyada kheyr u sheeg ilaahey hadaba waxaad ka maleysid ayaa heleysaa ee awaamirtiisa ku dadaal. Hadii aad carabiga taqaanid amaba xooga ka fahmeysid labo cajaladood oo ku anficayay ayaa kuu tilmaamayaa ee download ku suubi dhageysona waxaa la kala yiraahdaa BUSHRAA LIL MUDNIBIIN! wuxuu ka haldayaa dambiya waaweyn iyo sid looga soo laabto waxaa duubay sh. Caa'id Qarni mida kale waa DAMCATU TAA'IB! oohinta midka towbad keenaya waxaa duubay sh. Max'ed Duweysh tana dhageyso isla sheeqaanaa duubay YAA SAAMICAN LIKULI SHAKWAA! waxaa kuligood iyo kuwo ka badanba ka heleysaa addresskaan http://www.islamway.com

Wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 01:58 am
Asalama caleykum
Waloow aan kasoo daahay hadana bal aan ku darsado figradeyda abayadiss hadii ey dhab kaatahay talada aad raadineesid kuu dhameeyaya walaalkaa oo kuu sheegay inta meelood ee aad ka heli karto waxaad sameen laheed oo ay san eheed bini aadan waxuu qoree ey tahay waxuu ilaah inoo dejiyaya ee hadalkiisa raac hadey dhab kaatahay .
mida labaad walaalo waxaan kaa codsanayaa ruuxa bini aadanka ihi ilaahey waa uu qaraiyaa denbiga uu galaayo waan uu u denbi dhyafaa ilaa ninkii lajahro mooyee micnaheeda waxaan kawadaa markuu denbiga kaa dhacay waxaa kuugu filan inaadan cidina lasocodsiin ileen matkaad geleesey cidana maadan oran denbi ayaan galayaa marka abaayooy waxaa kuu habooneed adoon cidina lasocodsiin inaad ilaah tuugti si dhabina aad u tuugto dibdanbana aadan uu gu noqon .
waayo ruuxa denbigiisa ku faanaya ilaah ma amaanin cadaab ayuuna leeyahay waayo ilaah wuu qariyay asgaa is bandhigay ee abaayooy dibdanbe ha ugu noqon ilaahna hakuu denbi dhaafo dhamaanteena ilaah hanoo wada naxariisto, aamiin .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nimco

Saturday, February 17, 2001 - 09:33 am
balaayo kugu dhacdey waxu indho adagaa dhilo aan allaha ka baqeyn naa nin baaba qabtee see nin kale isugu kala qabatey awalbaan sharmuuto aheyd show balaayo kugu dhacdey talo kuuma hayo duli baa tahey ma ku faani xaraanta indha adkaaaaaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISHWAAQ

Tuesday, February 20, 2001 - 04:32 am
INAANTI BOGAAN SO'ASASTAAY ...WAXA AAN GACAAN IYO DHABAAN ISKUGU KEEY DHAGAAY AMA AAN UKALA FUJIIN LAHAAY ADO NAAG LAQABO/MARWO AH SIDE AYEEY NAFTADU KU SIIN KARTA INAAD SO SINEYSATIID?? MIYAAD AQLI IYO XISHOOD IYO SIDI DUMAAR LAGU QABI JIRAY MIYAAD AQOON SHARAAF XUMO IYO AKHLAAQ DARO AQOON ,,,QURBO AYAAN JOOGA WADIGAAN LASO ORDAYE QURBUHU MUXU KU BARAAY?..ANAKABA WAAN KULA JOOGNA OO AAN WALIBA DA'DA AAD SHEEGTAAY KAYARNAHAAY OO AAN U DHAWEEN WALLAHAYYA ...LAKIIN NAFTEYDA IMEEY SISEEN INAAN SAMEEYO WAXAAD AAD SAMEYSAAY HABASHEGIIN ANO LEYQABO EE ...LAKIIN WAXAAD ILAHAAY UGU MAHADCELISA NIINKA KU QABA ASAGA OO OG INAAD FURUQAD AAD TAHAAY AYUU WALIBA KUGU QABA.
WALIBA NAAG HADI EY FATALOWDO WEEY QARSAAN JIRTAAY LAKIIN ADIGA CAWANTIYAAD OO CIRKA ILAHAAY LOLAHAD AH AYAAD TAHAAY OO AAD SOBANDHIGEYSA WAAN SOSINEYSTAAY OO NIINKEYGA AYAA IDIILA ILLAHOW MUXU FOOQ KAGA SORIDI WAYEEY AAD NAFTA SEGTIID EE ASNA JELKA HEYSKAGA NOLADE ...CIYAAL AYAAN LEYHAAY AYABA IGA DARAN CIYAALKAGA MAXAAD KU ORAAN HADI AAD NIINKA KALA TAGTAAN ABHIIN WAAN KU DHIILOBAAY(RALI AHADA) OO WUU IFURAAY,,HELLO WE AREN'T JERRY SPRINGER OR RICKY LAKE ,,,,,,MAAD TAQANA THE WORD MUSLIIIIIIM WE ARE THAN SIS ....

ILLAHAAY WAXAAN KAGA RAJEYNAYA ILEEN INAAN SOMALIYEED AYAAD TEHE INAAD KA TOBAAD KENTIID KHALAADKA AAD GASHAAY
NIINKAGANA INTI AAD RALIYO U NOQOON KARTO AAD U NOQOTO(UBAAD AYAA YAAL MEESHA MARKA KAFIRSO INTA AAD SEEFTA ISKALA BODIIN)

ASALAMU CALEYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumayo

Tuesday, February 20, 2001 - 10:14 am
Midka aad seexatay ma mid aad horey isu taqaaneen buu ahaa mise mid aad meesha kula kulantay, laqaadkaas, shaydaanku kuu qurxiyey, ninkaagu haduu diinta yaqaan maba uu kula joogeen, sino markuu kugu ogaado, waadba ka furantahay,xaaraan baadba hada ku wada joogtaan, meesha ceebeedna isaga tag, faaxishadaas ha ku dhex noolaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumayo

Tuesday, February 20, 2001 - 10:17 am
Midka aad la
seexatay ma mid aad horey isu taqaaneen buu ahaa mise mid aad meesha kula kulantay, laqaadkaas, shaydaanku kuu qurxiyey, ninkaagu haduu diinta yaqaan maba uu kula joogeen, sino markuu kugu ogaado, waadba ka furantahay,xaaraan baadba hada ku wada joogtaan, meesha ceebeedna isaga tag, faaxishadaas ha ku dhex noolaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WEEYBA ISLAFIICANTAHAY QAXBO

Monday, March 26, 2001 - 01:49 pm
maxaad i aroos u tiri hadii aad nin kale la seexaneyso
MAOGID MIYAA ADIGOO LEH NIN XALAAL KUU AH INAADAN DAMCIN NINKALE

HADUU NINKAAGU HADA DHIBAATO KU DHACDO ADIGAA UKEENEY AMA QARIBMO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad-Yare

Sunday, April 01, 2001 - 12:24 am
Walaashiis waan ogohay hadii aan nahay Soomaali inaan jecelnahay qofka kale ceebtiisa, balse walaalay waxaad fashayba fashaye shaydaana ku qaadye, feker oo wixii kuu fiican yeel.

Waxaan ka wadaa, hadii ninkaagu sidaa isu bedelay waxaan hubaa in aadan jeclayn sida aad hada u nooshay, xataa isla seexashada habeenkii ayna kuu dhadhamayn oo taas na kacsiga kugu sii badinayso. markaa waxaan ku dhihi lahaa toobadu waa tii illaah, illaahayna waa naxariiste.

Taldayduna waa bedel noloshaada oo naftaada dhibta iyo qaxarka ka saar oo sidii kuu fiican yeel walaashiis.....

Waan hubaa hadii uu isagu la seexan lahaa naag kale xaaladu halkay joogto maanta ma joogteen, balse dhaqankeena aya sidaa ah, hana ii fahmin inaan ku leeyahay orod oo nin walbab was, ee waxaan ku leeyahay lugahaaga isku duwo illaahay u toobad keen, naftaadana u naxariiso.

Waxaan kuu rajaynayaa nasiib wanaagsan iyo caruurtaada ood diinta islaamka ku koriso iyo hidaha iyo dhaqankooda..... daacadyare@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LEILA

Wednesday, April 04, 2001 - 09:41 am
to talodone
naayaa siddad u cadeysatay dhilanimadda u
cadayso qaabiilkaagaha dhilaysigu ceeb idinkuma
aha ileyn waxaad ku maahmahdaan melaan kakaadsho
maa ragloodiida

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abu-bakar

Monday, April 09, 2001 - 05:34 am
Assalaamu caleykum.w.w
To:dhamaan dadka soo jawaabay iyo kuwa soo jawaabi doona,waxaad ogaataan inuu qofkasta oo bani'aadam ah uu galayo danbi laakiin waxaa Alle aktiisa loogu jeceyl badan yahay kuwa Alle u soo noqda,intaa ka dib gabadha talada na soo weydiisatay walaal wax kale ku oran maayo waxaad sameysaa camal aad u fara badan oo kheyr ah maxaa yeelay camalka wanaagsan wuxuu tirtiraa camalkii xumaa,iskana jooji waqtiga aad ku lumineysid internetka oo cibaadada Alle ku mashquul,waxaa hubaal ah haduu Alle kaa raali noqdo iney cid walba kaa raali noqoneyso xataa ninkaaga.
hadaan u soo noqdo xaga ninkaaga waxaad yeeshaa
1-is xijaab hadaadan xijaabneyn
2-cibaadada aad u badi
3-muranka badan iska aayar
4-Adkeyso maxaa yeelay Alle wuxuu la jiraa kuwa adkeysta
5-Bixitaanka aad guriga ka baxeyso ha yaraato
6 Aroosyada ha aadin
7-ninkaaga ha ku hadal celin
Arimahaas oo dhan waxaad wadaa intaad ka arkeyso inuu ninkaaga is badalay.
NB:waxaan kuu dardaarmayaa cabsida Alle meel kasta ood joogto iyo inaad Alle darti camalka u sameyso.nabad galyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.