site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma katagaa Mise Waan joogaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: Ma katagaa Mise Waan joogaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 08, 2001 - 09:34 am
Waxaan ahay xaas waan leeyahay sadex caruur ah waxaa jira in muddo laba sano kushowaad ahba in aan inkayka kasooniyad jabayo taasoo ay tahay mid uu iku kalifay.

Waxaan gaadhay in aan markaan arkaba jiranayo, hadii uu doonayo in aan wax samaynana waxaan ahay qof aan inayad uhay inkastoo aan diidin, caruurna way joogaan meesha dhawr jeer ifur baan idh uu idiiday waalikayna waxay ileeyihiin u samir waxaan samemeyo ma agaan. Fadlan ila tariya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsan

Wednesday, February 14, 2001 - 08:10 pm
walaal maxay tahay arinta kugu kalifay inaad ka niyad jabtid maxay tahay sababtu maadan sheegin kolayba addaa garanaya as your parents told you u samir hadii aysan wax aad u wayn hadeen
aheen becouse sedex caruur ah baad uhaysaa. Wixii dhib ah aad kuqabtid kalahadal idinkaa xalinkaro. Inkastoo nimaka somalida rag khalfsan ku badanyihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c.colonel

Wednesday, February 14, 2001 - 09:13 pm
colonel

To Anon

Abaayo haddii leys afgaranwayo allaa baneeyey in la kala tago dhibtaa aad sheegeyso aney i soo martey(waxanba u maleeyey inaad aniga ii jeedid)marka waxan ku heshiiney inaan kala faataxeysanno!!waayo horaa loooyiri:Niyaddu meelay rabta lagu negadaa...marka abayo haddii sabirkagu jirro isu bedelayo waa Dengeros marka intaad waalan lahayd ka raaxeyso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mataan

Thursday, February 15, 2001 - 10:14 am
Dear
Arintaadu ma cada hadii more explaination keentid I will express my self to give you my best apinion
My question is why? ma xaga sariintaa lagu qancin waayey mise xaga dhaqanka? if it is just boring then he may consider having you a vacation.


peace
Mataan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suad

Sunday, February 18, 2001 - 01:27 am
Salaan all

Walaasheeyda qaaliga aheey hadalka aad soo qortay inta aan ka fahmay hadaan wax kaaga sheego waxaan ku oran lahaa waxba furiin iyo reer dumis haku degdegin, hadaan somaali nahay sanadkaan furiinkii easy buu noqday ilaahayna wax yaabaha uu aadka oga caroodo ayey ka mid tahay furiinka.

Maadaama aad ciyaal leedihiina iyaga awgood isugu samra, teeda kale kawada hadla maxaa keenay in laiska niyad jabo, una sheeg ninkaaga sida aad feel gareeyneeysid una raadsha xal wacan oo reerkiina aad ku dhaqdaan, waxba yaan hadal kugu daalininee walaashiis ku dadaal sida uu gurigaaga utaagnaan lahaa ilaahayna sabarkaaga uu kaaga abaalmariyo, maxay kuu taree maanta inaad garoob noqatid oo ciyaalkaaga aabahood oo nool ay agoon noqdaan.........ilaahay hakula garab galo dariiqa toosana haku tuso salaatul istiqaara tuko macaaneey........nabadeey....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.