Friday, February 09, 2001 - 05:31 am Waa idin salamaya Soomaaliyeye
Waxaan dadoow idin weydiyaya Laba qofood hal-mar ma la wada jeclaan karaa? Waxaan ahaya gabar hal mar wada jeclaataya labo wiil, oo garan karin midkii ay doran lahayd ee ila tali waa iga dacad taasi