suleeqo | Wednesday, February 14, 2001 - 11:00 am waxaan ku noolahay muddo 8/sano dalka maraykanka waxaana ubbaahanay wiil soomaaliyeed ooaan mustaqbal la jilo oon ubad xallaal ah aan u dhalo mana doonaayo nin balwad leh |
kabaweyne | Wednesday, February 14, 2001 - 04:13 pm maa mid cas baa maa mid madow baa ,maa nin dheer baa maa nin gaaban baa,maa muslin baa maa gaal baa,qoladiisu xagay kaa soo jeedaa,imisa jir aah suasha soo micnee walaaley |
Deeqa | Thursday, February 15, 2001 - 04:53 pm Abaayo, waleelkaybaan gabar aniguna u raadinaayey wiil fiican oo diinta ku dhaqmo weeye. 26 buu jiraa, hadda ayoo dhameeyay jaamacad. wuxuu bartay Engineering. Qurux iyo caqliba ilaah waa siiyey. Canada aan joogna Adiga Da'daada iyo info. maadan reebin. If intrested, please let me know, Your sis. |
yusuf | Friday, February 16, 2001 - 02:44 am maka fekertay waxaad leedahay mase waad iska dhahday? |