Thursday, February 15, 2001 - 02:08 am waxaa ihaysat aniga iyo faamligayaga inaanu habeen kasta isku qabsano computer ka markaa waxaaba dhacday hada maalmihii hore waxay ahayd in ciyaalkuun aan ísaga taag waayee hada waxaan khaatiyaan ka joogaa odaygii ii aabaha ahaa oo intuu chat bartay kuba suuxaya bahalka iyo waliba islaan ii ayeeyo ah oo iyaduna xiliyadan ugu fiican tahay uun ku odhanaysa alla ayeeyo aan kuu duceeyee BBC da inoo gee. markaa da´dayduna waa 17sano oo kolay lodkaa idinba waydungaranaysaan inaanay cidna ujoojin. EE RABAAN IDINKU DHAARSHEE BAL HADABA MAAN YEELAA DEE
Wednesday, February 21, 2001 - 06:32 pm WALAALO WAA YAABEE AABAHAA MUXUU CHATKA KU FALAYAA WAABA ODAY EE BISINKA QURAAN SAAR AMA DUQDA KU DACWEEOO KU DHEH HABLO YAR YAR BUU KU SHUKAANSANAAYAA WALAAHI WAAD IGA QOSLISAY DAD FUNNY AH BAAD TIHIIN EE ISKA SAMIR LAAKIIN 4 REAL ADIGA BAA XAQ U LAHAA EE IYGA WAQTIGOODII WAY SOO QAATEEN BYEEE
Wednesday, March 21, 2001 - 09:33 pm War illeen maalin kasta ayeeyadaa baan shukaansadaa....!!!!!!gabadhta afka macaan hadana ii diida inay sawirkeeda ii soo dirto.....war somaliyeey meesha lagu ba.