site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Guurka ma diin ba lagu doorta qofka ama qabiil

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): Guurka ma diin ba lagu doorta qofka ama qabiil
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aisha

Monday, February 19, 2001 - 01:24 am
Asalamu caleykum,
Walaal aniga waxaa i qabay mudo 5 sano nin aanu famil waadaagno, ninka waa nin balwad badan leh oo ceerta qaata, intaana dad wax ka sheegayo oo waligii soomin, oo aana salaadin, intaana qabiil ka hadlayo. waan iska furay 6 bilood ka hore. Haatan waxaan quursaday nin ka yimi Negeria oo diinta racda oo diinta bara dad fara badan.
Familkeyga kuwa diinta yaqaan garab bey igu siiyeen, kuwii kalena salaanta ayey goosteen.
Marka suaasha waxey tahay siduu qof sheeganayo muslim oo riixi kara qof muslim ah? ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farduus

Monday, February 19, 2001 - 01:52 am
to Aisha.walaal waxaan marka hore ku gu salaamayaa salaanta is laamka aslaamu calaaykum tan labaad waxay soomaalidu gacan isku siiyaan walaal waa qabiilka isku ma sii yaan diinta alle ogow walaal en aan qabiil lagu helin jano ee lagu helo cadaab iyo wax aan ilaah raali ka ahayn walaal waxaad ogaataa in uu qofka diintalehi uu yahay walaalkaaga muslinka ah aakhiro iyo aduunba ku wa riixayaana waa kuwo aan wax ka garanaynin diinta alle si daad sheegtay markaa walaal ku dadaal in aad noqoto faamili diinta alle ku walaaloba kalarn madaw iyo cadaan waa muslin qofkii ilaahiisa ka cabsanayaa marka walaal waxaan kuu rajaynayaa nolol wacan aakhiro iyo aduunkaba inaad ku waarto nolol ilaah raali ka yahay bilaw aadankuna waa shaydaan ee walaal dhagaha ka fu rayso sharkooda oo saygaaga dhaqo noqona mid ninkeeda u dhago nuglaata sidaa iyo nabdgalyo walaal aisha aslaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lee

Tuesday, February 20, 2001 - 10:49 pm
To: Aisha

Walashiis iga gudoon salaan qiimo badan.
Markaan erayadaada dhuuxay aad ayaan u ladhacay sheekadada.

Marka hore waxaan la yaabay ninka ku qabay oo balwada lahaa taasna waa ka salgaartay, abaayo waan kula yaabay markaa tiri waxaan guursaday nin ajnabi ah ma nin somali ah ayaa wayday?? abaayo runtii dhaqan kale ayaa gashay oo somalinimadii ayaa goosay waxaad aheed hooyada dhulkeena laakiin wa diiday, ninkaaga haduu kugu xumaan lahaa ma waydiin nin somali ah mise waxaa tahay qabiilada la midabtakooro? waa runtii in aan waqtiyadaan aan qabiil la isku guursan laakiin qofdiidaayo ma leh hadaa qabiil kale guursato nin diin leh soomali ah ma waydeen ee ha dhihin qabiilada somali oo gale ma rabo Nigeria ayana rabaa.

Hadaladaa waan layaabay hidihii & dhaqankii waa tuurtay xiriirka reerkiina waa xumaaday somalinimadaada waa xumaatay waxaana ku dhahi karaa Allaha kual garab kalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIRA

Wednesday, February 21, 2001 - 10:00 am
TO LEE BABY DID YOU UNDERSTAND WHAT AISHA IS TALKING ABOUT MAN U DON'T EVEN GET IT ANYWAY TALKING ABOUT SOMEONE THAT DRINKS EVERY NIGHT AND DAY IS THAT SOMETHING OUR RELIGION STATES NO I DON'T THING SO BOO SO ASHIA GIRL U MADE THE RIGHT CHOICE AND U KNOW BETTER IS THE BEST, THE FAMILY THAT DIS U THEY MIGHT COME TO YOUR FEET ONE DAY AND THEY WILL RELIZE THE FACT. THIS TIME OUR SOMALIAN GUYS ARE UP THERE DOING EVERYTHING THEY WERE SUPPOST TO DO AND IF THERE'S SOMEONE WHO CAN UNDERSTAND MY FEELINGS WHY NOT MARRY HIM. BABY GIRL JUST GO DO YOUR THING. LOVE NADIRA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 21, 2001 - 06:46 pm
ABAAYO WAAN KUSALAAAMAY SALAAN KADIB WAXAAD MARWALBA XASUUSATAA ALAHA WEYN OO NA ABUURAY ABAAYO MACAAN WAA RUNTAA SOMALIDA WAXAY QIIMEEYAAN QABIIL LAAKIIN DIIN MA QimeensAAYAAN EE WAXAAD HAYSATAA QOFKAAD HESHAY OO KU BARAAYODIINTA ANIGA KULA HADLAAYO ABAAYO LABA CAYAAL BAAN LEEYAHAY AABAHOODNA WUU JOOGA WAX UU IGU TARO MALAHA DIINTANA WAXAYSHEEGEE XAQOODA IYO XAQA XAASKABA IN AAD U DADAASHID MARKA ABAAYO WAXAAN ILAHAY KA TUUGAYNAA HADAAN NAHAY UMAD MUSLIN AH XAQA ALA IN UU NATUSO AAMIN BYE ILWADSAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lee

Friday, February 23, 2001 - 06:07 am
To Nadira

abaayo waan ku farax sanahay jawaabtaada.


Nadira sheekadeeda waan dhuuxay Aisha ninkeeda hore haduu balwad lahaa ma mid kale oo soomali ah ayay wayday oo diin fiican haysta? su'aashayda waa taas.

Carafka Alahh waa wax qoran aanana ogeen oo Alahh kaliya ogyahay waana ka xumahay in walaashay Aisha ay dhaqankeena iyo sharafta soomalida ay tuurtay oo dhaqan kale raacday, runtii aad ayay u adagtay labo qof oo labo dhan kala sita si ay isku fahmaan isku af matihiin isku dhaqan ma tihiin aniga sidaas ayaan u arkaa.

byee soomaliyaya ha is raacdo soomalia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaban%

Friday, February 23, 2001 - 07:11 am
asalaamu caleykum. abaay macaney waxaan kugu siyaadinaayaa naftaada key rabto oo aad kudagayso raac sababta oo ah aduunku waa labo cisho soomaalinimo ha u eegin ee u eeg kan diinta yaqaan kuna dhaqma waligaana ha u arkin dhib waxa ay dadka oranayaan dadka qofna kama badbaado ee macaanto alaah ha idiin barakeyo guurkiina baarakalaahu laki wabaaraka caleyki wajamaca beyni kumaa qeyraa, abaayo waaridkaa baari u noqo oo usheeg dhibka aad kujirtay oo alaah kaabixiyey abaay alaah dhexdiina isfahan hadhigo adiga iyo dadkaagaba amen, lee adiga baro sida xaqiiqada looga hadlo ama dadka talo loogu siyaadiyo sababta oo ah laguma oran eeg dadka meesha ay ka yimaadeen ee eeg baa lagu yiri diinta islaamka marka walalo waligaa qof dhibaateysan haku waaninin ma nin soomaaliyeed ayaad weysay nin soomaali ah oo dhan lama rabo ee waxaa larabaa nindiinta kudhaqma oo mas uul noqonkara marka waxaa laga yaabaa in gabadha meesha ay joogto aysan joogin niman fiican, marka sidaa ugula soco gabdhaha somaliyeed haka fiirsadaan guurkooda asalaamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Naleey

Monday, February 26, 2001 - 01:41 am
Asalaama caleyakum AISHA marka hore waxaan ku leeyahay guur iyo furiinba alaa keenay waxaan loo keenay labadii isku fahami weyado in ay kukala tagaan labadii is fahantana ay isku guursadaan. Tan labaad sida horeba laguugu sheegay hadii uu mid soomaaliyeed kugu xumaaday maweyaday mid kale oo soomaaliyeed taas oo aan maanata aragney gabadho badan oo soomaaliyeed oo guurasaday niman afrikaan ah runtii hadii aan guurasanaayo nin afrikaan ah waxaa kun jeer ka khiimo badan reer shabeelah dadka ladhaho jareerta kuwaas ayaa ku yakhaano waxaad gasho iyo waxaad gudo macaadalalaahi waaba dhakhan ilaameed lukhad cusub dad cusub runtii aniga waxey ila tahay hadii aad weyaday mid soomaali calafkaadun nokhaday ALLAH kuu dhib yareeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

D..

Monday, February 26, 2001 - 07:32 am
A/caleyku oll of U

TO.AISHA sxb waxaan ku leeyahay ALLAAH ha kuu barakeeyo hadii aad ku faraxsantahay waxa aad sameysay...,Ninkaadii hore waxaad is qabteen 5 sano waadna ku sabri jirtay dhibaatadan ceynkaas ah 6 bil kahor miyaad aqliyeysatay?gacaliso aqli noqonmeeyso in aad ka dhigato daliil NINKAAN WAA DAMBAABAA waayo adiga lagaama rabo xisaabtiisa,ee miyuu diinta ka baxay?sikale kuma buri karo NIKAAXA ISLAAMIGA AH,warna ma ahan waan iska furay,sideenaba anagu wax mafuri karno soow ma ogid, mase gacaliso waxaan isticmaali karnaa nidaamka reer yurub?MAYA WALAAHI,Koleey adiga ayaa naftaada iga ogsoon hadii aad xaq ku taagantahay oo aad isku kalsoontahay ALLE HAKUUGU DAJIYO GUURKAADA CUSUB,hadiise aad wax dulmisay ee aad ciilgaanbisay seygaadii oo aad u kaashatay awooda aay ku siisay reer yurub,ama aad hortiisa ku raacday ninkale asaga oo wali ku jecel,UQTIFIL IIMAAN WAA KUGU DHIB ADUUN IYO AAQIRO,

igaraali noqo hadii aan ku canaantay,EE TOOBATKEEN HADII AAD ISKA SHAKISO ISKANA DHAQO NINKA CUSUB, CAFISNA KA RAADI KII HORE ILEEN WAATAGEEN WIXII TAGAYE,LAAKIIN DHAG HA U DHIGIN WAXA AAY DADKA SHEEGAAN ARINTAAN KA WEYN QABIIL IYO SOMALI,EE WAA MAS ALO DIINI AH,GACALISO HAGAAJI UUN WAXA DHEXDIINA AH ADIGA IYO ALLAAH MARKAAS ADIGA AYAA ARKI DOONA QIIMAHA AAD KAYEELATO DADKA AGTIISA...
waa walaashaa ku jehcel.deeqa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayan

Thursday, March 01, 2001 - 12:02 am
To Aisha

walaal marka hore s/calaykum
walaal runtii hadii aad shan sano aad balanbalaysay in aad markiiba ka tagto ayay ahayd ninka laakiin shan sano kadib walaal waa run diin iyo qabiil diinta ayaa wanaagsan sidaad sheegtay hadii ay jirtayna diintu way kaa furaysaa nin aan salaad tukan hadii aad dadka ehelu diinka ah u sheegtid waanad helaysay soomali badan oo reer diini ah nin ajnabiyana mayhayn in aad raacdid isla markiiba ilaahayna muu odhan guurka ehelka waxaa ka fiican ka fog waana buux rag somaali ah oo diinta fidiyaa imikana alle hakuu barakeeyo guurkaaga walaalo

no hard feelings

ayan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muniira

Thursday, March 01, 2001 - 12:14 am
To aisha, asalaamu caleeykum walaal. walaalo waxaan umaleeynayaa in aad ka fiicantahay dad badan uu maanta sheeganaya islaam, mida kale walaal waan kugu raacsanahay waxa aad sameeysay uu ah in aad raacday sharciga islaamka ah. Waayo lama dhihin isu guursada qabiil ee isu guursada diin. Marka walaal waan kugu raacsanahay waxa aad sameeysay. Allaahna hakaaga dhigu nin kaaga baqa illaahay, insha allaah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.