site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan jeclahay gabadh wadan kale joogta anigu meel ayaan ku argay laba hablood oo kale ayaa ka weyn markaas talo ayaa u baahanhau

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): Waxaan jeclahay gabadh wadan kale joogta anigu meel ayaan ku argay laba hablood oo kale ayaa ka weyn markaas talo ayaa u baahanhau
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yassein

Tuesday, February 20, 2001 - 01:41 am
walaayaal waad salaamandihiin
waxaan degan ahay birmingham Englad fasaxii ayaan
degay Norway meel xaflad ah markaas gabar ayaan ku argay waana ka helay. wiil saxiib nahay ayaa telfankeed i siiyey ka dibna lama hadlin sababtoo
ah laba gabdhood oo kale ayaa ka weyn.

markaas talo keena

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Tuesday, February 20, 2001 - 08:18 am
yassein maxaa ka galay gabadhah ka weyn? Adiga iyada xiirii la sameeyso, markaas ka dibna uu sheeg reerka inaad iyaada rabto.
Waa caadi, qof kasta calafkiis buu sugaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugaal

Tuesday, February 20, 2001 - 03:31 pm
gabdhaha ka weyn ilaahaybay leeyihiin.
markaa qofta wac oo jacayl usaar.oo arin meel
la dhig.
ala jecliyaa la qof oo soomaali oo mid wax jecelyahay. dhibtii aan soo maray dhe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nawal sis

Monday, March 19, 2001 - 07:47 pm
yaasin waxaase waa waxii waayadii hore ee iska iloow oo gabadha la sheekeyso hadii aadka heshey walaaki byyyyyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YASSEIN

Tuesday, March 20, 2001 - 03:55 am
WAAD MAHADSANDAHAY NAWAL LAKIIN ISMA NAQAAN
EE HALKEE KA BILOWNAA SHEEKADA ISKU WADANA MA JOOGNO

WAAD MAHADSANDAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHEEQ MARKA

Tuesday, March 20, 2001 - 08:45 pm
TO: YASSEIN SAXIIB SOMAALIDU WAXEEY KU MAAHMAAHDAA MIRO FARAQAADA KU JIRO LOOMA DAADSHO MIRO GEEDSAAARAN MARKA ISKA DAA GABDHAHA WALAALAHEED EE AYADA ISKU AFGARTA INAAD SI XALAAL AH OO SHARCIYEYSAN ISKU AROOSTAAN KUWA KALENA ILAAHEY IDINKIIS WAXEEY HELI DOONAAN NIMAN KALE OO WAN-WANAAGSAN.


MACSALAMA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAANLE

Wednesday, March 21, 2001 - 07:04 pm
SALAAMU CALYKUM
ADIGA WARKA CADEE SEE WAX UJIRAAN ADIGA MAA GABADHA KAWAYN, OO GABDHAHA KAWAYN IYADA AA IS LE- EGTIHIIN, SXB HADII KALE GABADHA USHEEG JACYLKA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.