site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ila tali dookh digaag iyaa igu dhacaye.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: Ila tali dookh digaag iyaa igu dhacaye.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dookh

Tuesday, February 20, 2001 - 03:36 pm
walaal yaal marka hore saaln
marka xigata gabdhii soomaaliyeed ee aan arko
waan jeclaanayaa noo cay doonto ha ahaato
waayo tuulo iyaan degenaa mudo badan.
maxaan sameeyaa.
walaala yaal,
saaxiibaday iga quuste markay ogaadeen dookhii
gaaray haween la qabo.
iltaliya walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumayo

Wednesday, February 21, 2001 - 08:40 am
DHaqtar cilminafsi u tag taasi waa jiro, tuulo kuuguma wacnee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

talo waalan baxshe

Thursday, February 22, 2001 - 03:10 am
to dookh
walal talo lagu sii
ithoopia tag oo xoogaa ururso marka hore kadib markaad soo noqoto jawaab isoo sii
hotelka wanza la dhaho oo adisaba ku yaalna deg
adoo 1000 ama 2000 oo uss ah wata kadib •••• waxaa uu yahey bal war iga soo sii hadii kale too soo habeyso oo labo week haka degin.
sida midaan sxb nahey sameeyey oo markii danbe saaxiga keeney sidaada oo kale ayuu ahaa .
marka duqa adis kusoo baashaal taxsiilaha weydii
doono taad rabto itoopian or somaliyan women .
enjoy your selv .
kadibna halkaas igala soo xiriir markaad soo noqoto .
bye talo wacan oo wax ku ool ah-.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

--------------

Friday, February 23, 2001 - 03:01 am
to talo waalan
walaashaa was muxuu dad luguuyay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salmaa

Wednesday, March 14, 2001 - 01:25 am
LOl waa raga somaliyeed oo dhan ee waxba ha isla yaabin walaalo.Waxan anigu ku arkay raga somaliyed badan kooda cadaas anigoon cay uga jeedin walaahi waa iga run waxaad moodaa inay nay dumar hore u arki jirin mar alaale markay gabadh koo arkaan bay gabigooduba sikale u dhaqmayaan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.