site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WALAAL ILA TALI MAALIN WALBA WAXAAN SIIGEYSTAA TOBAN JEER MAXAAN SAMEYAA WAANA IGA TALO.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): WALAAL ILA TALI MAALIN WALBA WAXAAN SIIGEYSTAA TOBAN JEER MAXAAN SAMEYAA WAANA IGA TALO.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIIGEYSTE

Wednesday, February 21, 2001 - 08:49 pm
WALAAL WAAN IDIIN SALAAMAY SALAAN KA BACDI WALAAL DHIB WEYN AYAA IHEYSATA TOBAN JEER AYAA SIIGEYSTAA MAALINTII MAXAA DAAWO U AH WAX WALBA AYAAN ISKU DAYEY WAANA ISKA GOON WAAYEY SOOMAALIYEY ILA TALIYA WAA WALAALKIIN INTAA IYO NABAD GALYO .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiir cilmiga dadka

Thursday, February 22, 2001 - 02:43 am
sharmuutooyinka was sida wax loo waso baro
cebsida iska dhaaf ee naagaha shukaanso
condoom ku was cudur haka qaadinee ama
waqtiyada aad fasaxa leedahay striper waco
gurigaada kuugu imaado hadiikale siigada yey
idho la,aan kugu ridn ee iska dhaaf
hidii aad tahay nin rag ah naagaha was siigada iska dhaaf micnaheedu waa in aad naagaha la raa
xesataa naagaha somalida naqsi makaCsadaan marka
cadaanka raadaso kuwaas aasi fiican kuugu raaxeenayaan taladeyda qaado waa talo kuuficane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aqilka beesha

Thursday, February 22, 2001 - 03:01 am
waraa wax kali oo aad u baahan tahay marabtid waxaa u baahan tahay leee naag aad wasto dee raadso naag afkaaga ku shekaanso tuuji was salaax sigada adaa dan u hilmaamaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laki

Friday, February 23, 2001 - 07:23 am
aduunku nin siijoogow maxaa aragti kuulaaban, walalo dadkan diin laawayaasha ah iska dhaaf oo alaah ilaaway, aaqiro waraajiro, walalo guurso oo guur xalaala oo aad kaheleeso wax ay naftaada rabto kawaran? walalo waligaa gabar hala seexan ogow in aad alaah kuu gargaaraayo hadaad dhowr sanaato walaal soon oo eegmada badan iska daay dumarka halasheekeysan adoon guur karabin gooni hala noqon alaah haku xifdiyo amen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAKARI

Saturday, February 24, 2001 - 03:32 am
TO LAKI
ALA YAA CIZAK WALAAKIIS WAXAA TAHAY CAAQIL SIDAA KU WAD ALAHA KAA ABAAL MARIYEE
TO SIIKAYSTE
SAAXIIBKIIS WAXAAN U MALAYNAA WAXAA TAHAY NIN WAYN OO KALA GARANAYA XUMAANTA IYO WANAAGA NIMANKAAN WAXA AY KUU WADAAN HALAAG IYO MEEL AAD KU HOOGTO WALAALKAA LAKADNA WAXA UU KUU WADAA MEEL AAD KU TAGTO IYO WANAAG OO DHAN ADAA KALA DOORASHADA LEH DHAMAANTEEN ALAHA NA HANUUNIYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raho

Saturday, February 24, 2001 - 11:58 pm
marka hore manin baatahay misa naag haddii aaad nin tahay guurso 4 naagood haddi aanaagtahay sidookale yeelo nibanbadan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caraheelo18

Monday, February 26, 2001 - 08:49 am
waa salaamantihiin somaliyeey.................

haye sigeeste saad ujogtay waxaad kentay waan sigestaaaa talo halagu siyee maxaa lagaa siiyaaaa waxaad tahay qof wareersan waxaa kugu dhib qaba deriska maalin walba kumaqla laakin su aal maxaad ku sigesataaaaa sabuun .saliid.sabug.kareen.
kareen: 1)nefeeye 2)fasaliin
gacanta:1)hoos hoos 2)kor kor 3)ges gees????????
by sigeeste aloobayeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yours isfarteeso

Monday, February 26, 2001 - 09:07 am
you siigeyste
hadii aad goor walba siigaysato iiga waran waxa kaaga kordha biyo ma kaa yimaadaan mise qalayl ayaad diirka iskaga saartaa waxaan ku waydiiyey miyaad garadh sidaada oo kale isfartayn ku muruxday aad raadsatid ka waran hadaan siigaysiga kaaga miciino

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caraweelo18

Tuesday, February 27, 2001 - 03:13 am
salaan dhamaan ......................
war wax baa kadhacay hayaa adigaaba isfarteeso eheeeeeee maxaad talo bixisaaaa adaaba talo ubaahanee adigana maxaad isku faresaaaa: waayaabe
ma waxaad wesay mid shaqada kacabo mise majikooleey aad tahay waan yabay waan kayaabay
maxaad isku faresaa muus mise gacanta:?
by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JUFAAN

Saturday, March 03, 2001 - 12:08 am
OWMUDEEY
UGAAS SIDEEY KANOQOTAY DEE WAKUSIDEE NINYAHOW MADAAN NIN XISHONEYNEY NIN AHEEN DEE UGAAS WAKUSIDEE SAXB ISKU XISHOW DEE INAA ADEER SAXB DEE WAXYALAHAAS LAMA SHEGO DEE SAXB WAXYALAHAAS WAA KUUU GONII SAXB MAFAHANTAY DHORAYAHOW 10 MAAR LEE MASIGEYSATAA SAXB ANIGAA WAXAAN KUDHIHII LAHAA 20 MAR SIGEYSOO SAXB TAAS AYAA KAFICAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caraweelo18

Saturday, March 03, 2001 - 01:51 am
salaan dhamaan.................................
waryaaaaaaa jufaan aadaaba kardaran wiilkaa 10 mar sigeesta adigaba leh sigeeso 20 mar lakiin macalinka su aal adiga meqaad musqusha adaaaaaaaaa??????????? walaal jufaaan adiga wiil maad tahay mise........? waryaa lata xume maxaad wiilka taladaas xun uxinesaaaaaaaaaa waxaan maleynayaa wixiid sameesid aad kula tali nesaaaaaa mahoo? adiga musqusha ma kawenatay hortaaa? waan ku salaamay ugaas mudeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 04, 2001 - 10:54 am
my friend your are not alone in this me too !!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaashada kula talisay

Monday, March 05, 2001 - 05:40 am
walaalow waan ka xumahay ariinta ku heysata
waxaad tiraah ilhoow i caafi mida kale waxaad
u tag taa daqtarka waxaa laga yaabaa in uu yahay cudur hadey jirto taas.
wax kalena aan kuugu waaniyo walaalkeyga muslinkoow maad raad satid mid xallaal ah oo ii laah kaaga yahay raali. waayo waxaad taha wiil muslim ah waxaana lasuubiyaa seen bari wax ilaah raali kaaga yahay dadka kula talinaayo waxaad ka qaadataa wixii qeyrka kujira wixii lla xaaraantimeyey ka fogoow ilaah haduu raali kanoqdo. sidaas iyo asalaamu caleykum waraxmatulaa wabarakaatu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ma siigayste

Wednesday, March 07, 2001 - 08:53 am
bro waxa ha kuya waa cudur lagu magacaabo intensive masturbation syndrome. i rumayso cilmi nafsigaan bartay. waxaad caawimo ka helaysaa worrld health organization. dawadaadu waa in lagugu xiro xabsi aad qololkiisu u yar yihiin oo aadan bahalkaaga gaari karayn. ma fahantay? calaacasahan sun lagaaga shubo . adaa dan u jooojin doona siigada.
bye
ma siigayste

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WRONG

Wednesday, March 07, 2001 - 09:53 am
RAADSO SAWIR GABDHO SOOMAALIYEED, GURIGA SURO DANBA ADAA ISAGA DHAAFI SIIGADA MARKAAD ARAGTID WAJIYO AAD U MALEYSID INEY KU HORFADHIYAAN OO KU JEEDAAN, KAANA SHEKAYNAYAAN. MASE OGTAHAY IN DADKA DHINTAY AAY KU DAWANAYAAN MARKA AAD SIIGAYSANAYSID.. FOR EXAMPLE HADII AABAHAA DHINTAY MA OGTAHAY MARKA AAD SIIGADA KU JIRTID INUU KU DAWANAYO. MEESHII UU KA ORAN LAHAA THAT IS MY BOY MARKA AAD DEE XAFIIS IYO HORUMAR GAARTID, WUXUU KA ORANAYAA HOYADIISAA MEEL DARAN KA KEENTAY KOLKUU KU ARKO ADIGA OO INDHUHU CIRKA KUGU LALAN YIHIIN. MARKA ISXAAN USAMEE QARABADA MOOTAN EE KU YAQAAN, UNA DUCEE INTA AAY KU DAWAN LAHAYEEN ADIGOO CANADHAADA FARAHA KULA JIRA. LOL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

okholo

Saturday, March 10, 2001 - 02:15 am
assalama calaikum warahmatulaah

walaal waxaan illaahey kaaga rajeynayaa in uu ku fahansiiyo wadada suuben ee uu nabigeeni maxamed N.N.K.H uumarey.

waxaana kuleeyahay aduun iyo aakhiroba waad seegiye iskadaa oo ii sheeg anaa kula caawin in aan kuu heloo inan soomaaliyeed oo noqota oridaadiii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasaaye

Sunday, March 11, 2001 - 07:41 am
talo kale oo inaan ku waso ahayn kuuma hayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Monday, March 12, 2001 - 01:24 pm
anigu waxaa dhihi lahaa waxaa kuu sheegi rebey jaa waxaa kuusheegey LIKE balse hadaad gursankarto gurso hadii kale soon sharmuuto hawasin ogowna hadii aad siigada badsato waxaa kugu dhacayo dhabar xanuun(lanbvar strain) oo dadka maykey duqoowaan badanaa ku dhaco cudurkaas mashaakil maleh siigada mar-mar dhif-dhif ah sida labadii bilood halmar waa markaan kahadlo xaga caafimaadka laakiinse xaga diinta ma-aqaan iney tahay dambi, balse gurso sida ugu dhaqso badan saaxiib waadna ku mahadsan tahay inaad aqoontaada kororsato,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aqoon yar

Thursday, March 15, 2001 - 12:03 am
ku:dhamaan dadka halkan wax ku soo qoray
walaal waxan walaashiin soomaaliyeed oo aan garanayn waxa aad ka wadaan siigaysi waligayna ma maqal marka ha ila yaabina ee ma ii sheegi kartaan waxaas wuxuu yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adna

Thursday, March 15, 2001 - 12:09 am
waaaaaaan qoslay aqoon yareeey walaal anigu kuuma sharixi karo laakiin waan aqaan balse inamadu hakuu sharaxeeeeeen
hadaan si yar kuugu sheegi waa inin cidla ku raaxeesta bilaa naag oo naad inuu utagu ubaahneyn..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kabawayne

Friday, March 16, 2001 - 10:50 pm
Sidaa ku wad ilaa naftu kaa boodo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 18, 2001 - 07:52 pm
war Somaliyeey hala yaabina ninkan maxaa yeeley dhibaataa heesato oo ah,
qofka marka uu saas sameynayo waxaa ugu wacan dhowr arimood,
(1) waa qof fikirkiisu badan yahay isla markaasina heesato dhibaato, kadib qofku waxa uu raadiyaa inuu noqdo relax kadibna uu sameeyo arintaas ah siigeysiga,
(2) waa qof arin xun ay noloshiisii hore ay qabsatey oo marwalba ka xumaado arintii qabsatey iyo waxyaalo kale oo adag oo uusan qofku isku keenin dhibaatadii ku dhacdey balse ay ku dhacdey dhibaatadii,
kadib markaasuu qofku waxa uu raadshaa wax ukeeni karo inuu noqdo relax marka qofku hadii uusan naag qabin waxaa uu sameeyo maleh oo uu ku noqonkaro relax marka qofku waa in siigeestaa oo uu waxii adkaa ama fakarkii adkaa uu kabaxaa,
(3) talo ahaanteeyda waxaan ku dhihi lahaa majirtaa dhibaato ku heesato oo kuu keeneyso inaad aad dareento nasasho la-aan waxaan ku dhihi lahaa dhaqtar aad walaal sababta kaliftey inaad marwalbo siigeesato waxaa weeye sida tan
(a) adigoon laheen saaxiib ama aanan heli karin marwalbo saaxiibtaa,(a)adigoon is ogeen balse dhibaato fakir uu ku heysto.
solong

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARAWEELO18

Sunday, March 18, 2001 - 11:41 pm
SALAAAAAAAAN DHAMAAAAAAAAAN.::::::::::::::::::::?
SIIGEESTE WAXAAN KU SU, AALAY WALAAL WALIGAAAAA
SABIIB MAYEELAN MIYAA SOO KULAMA YAABIN SAQAJAANIMADAAAADA MISE WALIGABA SABUUN AAD ISTIC MAAAAALI JIRTAY WALAAL WAXAAN KU LEYAHAY ISKA ILAALI SIGADA WAA LOODHINTAA AMA WAXAA KUGU DHACCEESO JABTO HADHOO NOLOSHAADA EEY WAX UDHIMESAAAAA SABABTOO AH WAXAA LAGA YABAAAAA SIDIRQIS AH IN AAD KU RAXESANEESID MARKA WALAAL WAXAAD HALIS KUGU AH IN AAD CUDUR KAQAADI ISKA GAAR DHAQTAR UTAG AMA XAASLE NOSO MARKAAD
KAC SATIDBA KUBIIB XASKAAGA WALAAL AMA WALIGAA NAG MAHABOONESID INTAADA SABUUN ISTICMAALESI WAXAA LAGA YABAAAA NAGTA DHAN IN AAD KA FIIGTID MARKA SAAXIIBOOW SIDI KU ROOOON ADAAA OGO LAAKIN JABTO ISKA ILAAAAAAAALI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aqoon yar

Monday, March 19, 2001 - 12:42 am
ku:adna
walaal mahadsanid waan yara fahmay hada fikrad baan ka haystaa laakiin hal suaal ah kalmadaan ma reer waqooyibaa mise waa reer koonfur mise waa mid ka wada dhaxaysa dadkoo dhan ha ila yaabin waligay ma maqal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiir

Monday, March 19, 2001 - 04:54 am
waa arin reer waqooyi ku kooban waayo waa kalmad
reer waqooyi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nawal

Monday, March 19, 2001 - 07:38 pm
siigeyste maxaa kugu kalifey arintan waxa baa jiree maxa jira walaalki mise naag baa tahay oo wiilasha ceebaynasa hadii ay runkaatahay waxaas iskadaa yaan gusku kaa xanuunine naag guurso waxaad arkin waxa wanaagsan oo kuu raaxeeyeiyo reer buuxa adigan mar danbe siigo ku fakaredoonin bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbyyyyyyyyyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugaal

Tuesday, March 20, 2001 - 05:40 am
saaxiib balaayaa ku heshee maxay kaaga
baanaan waayeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 07:22 pm
WAR NIN YAHOOW ADIGA RAG CEEBAYSBAA TAHAY
WAXA WAALAYSKA QARSADAA EE LAMA SHEEGO,
SIIGAADII AABA WAX WAYN NOOGA DHIGTAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KING

Wednesday, March 21, 2001 - 09:17 pm
SIIGAYSTE
SXB SANADKAN LA JOOGO HADDAADAN AWOODIN INAAD GUURSATO GUUR XALAAL AH WAXAA KUU HABBOON INAAD KU JOOGTID SIIGADAADA IYADAA AH MID KUU DHOWRSAN DHINAC KASTA,GABDHAHA MAANTANA SIDAAD U OGTAHAYBA WAA MUSHKILAD LUGO LEH EE STAY WITH YOUR HAND(SIIGO)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mona

Friday, March 23, 2001 - 05:10 am
to siigeyste
asalaamu calaykum!!!!!!!!!!!
walaal waxaan kugala talin lahaa in aad illahay ka cabsitii oo raado gabar aad guursato illahay ha kuu salo dadka ah wareerin ee orda oo nag radso meesha walaal waxay ka dhexay saa dad badan ee waxa aad subinayso ku suubi gurigaga jjjjjjjjjjjjjjjjjaaaaaaaaaw illahay ka baq. waa walaasha mona

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Friday, March 23, 2001 - 06:27 am
TO anonymous
haaaa haaaa haaaaaaa saaxiib waad iaga
qoslisay walaahi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RL

Saturday, March 24, 2001 - 12:49 pm
siigeyste saaxiib waa xagaa ninkaa king ii seegadaada iskaga jir waayo gabdhahan jooga maanta dhibaatadooda wax kasta oo kale ka badan waxan kugula talin lahaa naag gaalad ah ama cadaan ama indha yar ah raadso oo dumarka soomaliyeed ka fogow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lataliye

Sunday, March 25, 2001 - 02:47 am
to siigeeyste weli maraq ma.ku siigeeysatay
walee waxbaa kuu dhiman maraq barooweey
iyo waliba bantaada tiitiin,kudar
kadib ayaa laguu sheegaa daawadaaada by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EX-SIIGEESTE

Saturday, March 31, 2001 - 06:39 am
SIIGEESTE

ANAA KUU SHEEGAAYA DAAWADAADA WAXAA SAMEESAA GABAR SOO KA XEESO MEEL WALBA KA WAS MARKAAS ADAA SOO MIIRSAN DOONA, AMA HADII AAD TAAS KA BAQAYSID WAXAA SAMEESAA SOO QAADO MASAWIR WEEN OO KU MASAWIRANTAHAY ISLAAN AMA HABAR DUQ AH OO FOOL XUN, MARKAAD KAC SATIDNA MASAWIRKAA FIIRI ADAA TARTIIB UDAGAAYEE, SO YOU WONT JO. REALLY IT WORKS MAN LET ME KNOW ALRIGHT

SEE YAH

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.