site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILA TALIYA WALAALAHAYGA SOOMALIYEEDOW?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Family Matters - Arimaha Qoyska: ILA TALIYA WALAALAHAYGA SOOMALIYEEDOW?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nawaal

Thursday, February 22, 2001 - 12:59 pm
asalaamu calaykum

dhamaan dadkiina akhrista akhbaartayda walaalayaal sharaf eebe xagiisa ah ala hana wada siiyo (amiin)
walaalayaal waxaan rabaa in aan adin weydiisto arin sida uu eebe kuula ogyahayna iigaga jawaabtan waxa ay tahay waxa aan ahay inin dadeeda 32 jir haduu eebe kuu roon yahay waxa aan ku noolahay yurub magaalo ka mid ah waxa aan leeyahay inan 3 jir ah ninkayga sida aan ka arko waaa nin wanaagsan malintaan isguursanay ilaa iyo hada la joogo waxa aan dhibsaday isagana aan u sheegay taleefano ay ku qoran yihiin magacyo naageed oo aan ku arko gurigayga markaan weydiiyayna waxa uu igu yiri war hadaan wax kaa qarsanaaayo ma keeneen gurigayga ee waa gabdho aan ferendes ahayn oo aan kula kulmay dukaan i weydiiyayna xaaskayga iyo gurigayga rabana in ay kuu yimaadan.
waxba ma aanan dhihin waxa uu warkiisa iigu daray
ha iswareerin aniga meel aadan adiga ahayn uma socdo .
hadaba maxaad u aragtaan arintan oo ninkaaga ma lahaan karaa frends naaga ah? hadii uu horey u lahaa ma sii haysankaraa saxiibo naaga ah 'arintaaas baa i haysata ninkayga waan jeclahay in aan isku qabano arimahaan oo kalena ma jecli;
asalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasmiina

Thursday, February 22, 2001 - 06:41 pm
abaayo masayrka guryo badan ayuu dumiyaa ee dag gurigaaga yuusan u dumin. hubso yaa og laga yaabee inuu runta sheegayo, maadaama uu nin fiican yahay ka rumayso wuxuu kuu sheego ilaa aad aragto wax kale laakiin ha seexan yacni adoon marwalba waydiin arinta la soco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 22, 2001 - 06:53 pm
NAWAAL, ANIGU WAXAAN KA ODHAN LAHAA HADDII SIDA AAD SHEEGAYSO UU YAHAY NIN KUU FIICAN INAAD U KAADSATO, WAXAA LAGA YAABAA INUU DAACAD YAHAY OO AANAD DAGDAGIN,HADDAADSE LEEDAHAY WAAN KA SHAKI QABAA U SHEEG INAADAN OGOLAYN,WAYDII WAXA UU ODHAN LAHAA HADDII UU ADIGA KUGU ARKO TELEFOONO WIILAL SAAXIBADAA AH.

GOOD LUCK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Thursday, February 22, 2001 - 08:39 pm
salaamu calaykum sis marka hore abaayo waxaa layiri hubsiimo hal baa la siistaa.
marka abaayo waa in ay kalsooni jirtaa yacni ninkaaga hadaad ku kalsoontahay oo aad hubto in uu nin fiican yahay sida aad sheegtay ilma aha in aad ka masayrto waayo abaayolaga yaabee in ay runtiis tahay oo sida uu sheegayo ay wax u jiraan aniga dhib uma arko in uu asxaabtiisa kawar qabo laakiin waa qalad in ay ahaadaan kuwo uu mar walba hayshaysto yacni saaxiibkaa in aad iska warqataan waa ok laakiin ma aha in aad telefoonadooda hay hayso had iyo jeer ma garatay waxaan kawado teeda kale abaayo shakiga iska saar masayrkuna waa wax aad u xun ee niyada daji hadii aadan ku qanacsanayn saaxiibadii iyo teleefoondooda kala hadal adiga oo aan is xanaajin ama tusin in uu masayr kugu jiro abaayo waligaana kalsoonida aad u qabto ha kasaarin niyadaad waana nin rag ah ee rumayso wuxuu ku yiraahdo abaayo insha laah khayr niyada u sheeg garabkaagana alaha galo macsalaama sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nawaal

Friday, February 23, 2001 - 02:40 pm
asalamu calaykum.
walalayal wad ku mahadsantihiin waqtigiina qaaliga ah aad i siiseen iyo figrada wanaagsan oo aan idinka helay shey daanka waa wax xun oo uu umadaayuu wareeriyaa elaahay ha inaga haayo (amiin) idinkana waxa aan idin leeyahay(jisakalaah) taas oo micna heedu yahay ilaahay hadinka abaalsiiyo wax ka wanaagsan ma jirto aniga sidaad sheegtan ban yeeli doona insha alaah waana dadaali doona maxaa yeelay ninkayga iyo reerkayga waan jeclahay.
asalaamu calaykum.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.