This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Saturday, February 24, 2001 - 01:24 pm ahmed khadra wayey hadaad aragto page kan noo dhaaf massege waxaana isku deydaa in aad e-mail sameysato ama in aan anaga kuu sameyno.
| |
Sunday, February 25, 2001 - 05:56 am Khadra, waa Axmed oo idinka soo salaamaya meeshii aad ku ogeydeen. Hooyo oo xajka ku socota ayaa isoo martay isaragnayna, Hadda waxaan kasoo noqday (Airportka) oo aan ku sii sagootiyay, Waxayna isoo mari doontaa bisha (7-ama-8-Marso). Waana idinsoo salaamaysay. Sida kale aniga dhinacayga waa fiican badan.
| |
Sunday, February 25, 2001 - 03:35 pm Hi axamed this is yasmin,how are u doing bro? I am so happy that u met mom,u must be so lucky, when u met mom it was dream come true right, I just want to know if u can make email for u self or we will make for u one, anyway how is life in Germany, I hope u come in US. Axmed this a public diss, next time u see mom, please send us u picture okay, further information we cantact to u in email or phone, bye take care of u self and have wonderful and blissing year.
| |
Sunday, February 25, 2001 - 06:20 pm Hi, waxaan kuu sign up gareeyey email and password. this is the email axmedlee@hotmail.com password: somane01 waa zero one, last two number. waxaa sameynee go to the www.hotmail.com then put your email addres and password. if it opens for you go to the option section and change your password. I will send you email if it works. Wixii kaloo faahfaahin dheeraad ah waxaan ku wada xiriiri doona by email or phone. Sidaas iyo Nabadgelyo. If for some reason it didn't work out for you just post another message I will try to sign up different one for you.
| |
Tuesday, February 27, 2001 - 02:51 pm asalaamu caleykum axmed waa walaashaa suleekha ooku leh iga hano salaan aan sadaasheeda ku sahmiyey saldhiga aad ku nooshahay saxan saxo udgoon iyo seerma weydo roob leh salaantaasoo xan baarsan xiiso walaalnimo soona dhexmartay hawada udgoon ee inoo dhaxeyso salaan ka dib caafimaadku waa okey adigana waxaan ilaahey kaaga baryayaa caafimaad cimri dheer cibaado suuban aakhirana jano walaal israg danbe ooxiiso leh
| |
Thursday, March 01, 2001 - 09:53 am Dear Ahmed, How are u? It's me Hibo and wuz up.
| |
Sunday, March 11, 2001 - 07:50 am hhhhhhhhhhhhhhuuuuuuuuuuuuuurrrrrrrrrrrrrrraaaaaaaaalllllllllllllllaaaaaaaayyyyyyyyyyyyyaaaaaaaaaaaaallllllllll aaaaannnnnnnnnnnn iiiiiiiiiiiddddddddiiiiiiinnnnnnn dhabo
| |
Tuesday, March 27, 2001 - 06:19 am WAAN KU SALAAAMAY HIBO SOW MA FIICNID ADIGA IYO WIILKAAGA WAA QASAAYE.
|