site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Why nimanka soomaalida ka dhigay daniiste iyo in ay ku ciyaaraan gabdhahooda

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: Why nimanka soomaalida ka dhigay daniiste iyo in ay ku ciyaaraan gabdhahooda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lataliso

Tuesday, February 27, 2001 - 06:10 pm
Walaalayaal dhamaantiin waad salaaman tihiin, waxan idin wey diiyay maxxa watigan la, joogo ay niman kii sooomaliyeed ulumiyeeen qiimaha gabdhihii soomaliyeed lahayeen, ayna lifeka ugu arkeen wax lagu dheelo guurka ama saaxiibtinimadii la,la, lahaa gabhdhaha soomaaliyed. maxaa gabdhihii soomaliyeed kawada dhigay in single mother ah oo ilmihii looga cararay iyo in gabdho ah oo ooynaysa oo leeh niman ma, jiraan ama nolasheyda marabo in aan nin danbe maqlo. hadaan ka jawaabo waa mida horee. horta wiilasha soomaaliyeed waa laga helaayaa in fiican laakiinse waa yaryihiin amaba aan dhoho intee xumayd ayaa badatay. maxaa ragii sooamaaliyeed looga wayyay inay is qabtan oo midba midka kale saxo qaladkisa, maxay inta xumi isugu daydaa ninkii saaxiibtiis ama xaaskiisa u fiican in laga tababaro. kolay wilala waa ila dhasheen mase jecli in aan wax kasheego ama aan wada aflagadeeyo, balse waxaan arkay in ay niman kii soo maliyeed u bateen xumaan. war sow gabari idinlama dhalan ama dhalidoontaa. maxaase jaceylkii ka dhigay wax lagu tunto. waxaanse idin weydiiyey marka aadse gabar barataan rabtaana in la, saaxiibtaan waxa aad ugu dheshaan ama aad gabadha jaceyl intaad ku beertann ugu ciyaartaan,ama aad sex iyo wax daran gabdhihiina uga raadisan oo aad u damacdan in aad xumaan ugu horseedan gabar walaashiin ah oo daacad iddi jecel amaba wanaag iyo guur inay idinka raadiso rabta, waxaanse umalaynayaa in aad tihiin reer baadi yaal sex barad ah, maxaadse xaasaskiina aad ula, korsan la,dihiin caruurata oo idinka dhigay in luusaris ah oo jaad ama qamri raadinaysa in aan shaqeysanaayn oo coffee timeka fadhida iyo in shaqeysata balse aan war uhaey reerkiisa ama aan sifiican u biilay rerkisa ama in waledka mushqusha la,gasha oo lacagtooda ay ilmahiisa iyo xaaskiisa u baahan yihiin naago dariiq taagan ama
ugu qarash gareeyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lataliso

Tuesday, February 27, 2001 - 06:26 pm
waa la,taliso oo marla, baad soo noqotay. waxaanse idin wediiyay miyaaydan ilaahay ka baqayn maad iska daysaan gabdha aaad ku ciyaarasaan, teeda kale maxaad iimaan kii idinka qaaday oo aad ugu kala baxdeen in bam ah iyo in naagi hore carartey, hadaan usoo jeesto ku naagi hore carartay waxaan idin weydiiyey maxaa iiimaan la,aanta idinku wata oo aad idinkoo hasta gabar fiiican oo daacad kuu ah runa kuu jecel in aad gabarnimadeda ku ciyaartaan ama aad mid kale ugu korwadaan ama aad xaaskiina inta aad tirahdaan magaalada ayaan aadayaa u aadaaan naago kale maxaad idinkoo ilaahay idin siiyay gabar wanaagsan oo caruuta idiin korisa guri fiican oo la, gu soo hirto idiin dhaqaysa aad xaaraan iyo wax daran u raadisaan, waxaan idin weydiiyey dhamaantii waan yaabanahay abaarta idin haysa iyo meesha naag la, aantu ka jirto. balse sheydaan ayaa idinka qaaday iiman ka ee ilaahay ka baqa,oo iska daaya xaaraata, naftiinana uga cabsada cudurada xun xun ee jira. gabadhiihiinana ka dhigta meel aad ku soo hirataan ee hagadhigina meel aad baabi,isaan. mideeda kale siiya xaasaskiina waqti inta aad xaaraan radinaysaan, time la, qaata weekendga noqda niman reer magagaal ah yaqaaana sida xaasaskiina loogu noqdo romantic.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WASAAYE

Wednesday, February 28, 2001 - 08:40 am
WHAT THE •••• U TALKING ABOUT?IF U OPEN U'R LEGS I'M GONNA SHOOT U LIKE JAMAICANS DO 2 U.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 28, 2001 - 09:49 am
To--->Lataliso*** waxaa tahey gabadh soomaaliyeed oo marka ay reerkeedii dhisnaa burburiyaan ku marmarsiyooda waxyaabo aan waxba ka jirin. Hadaad rabto inaad daacada ka hadasho, waxa nin wanaagsan oo ilmihiisa & reerkiisa u shaqeynaa oo daacada dab & mushkilo hoos kaga shida ee meeshii uu markuu shaqo ka yimaado ee uu islahaa reerkaagii aad usoo xamaaleysey bal nasaho & waji wanaagsan ugu tag kala hortimaada buuq, kheylo, ilmihii oo dayacan & dhib aan la koobi karin. & waliba kuwa inta nin wanaagsan guurka damcey oo waqti aan la koobi karin uga dhamaatey ka raacdey ku aan sharaf u heynin. Walibana ka tagtey "DIINTII" dhaqankii & meeshii sharaf & wanaag ugu jirey mustaqbakeedii markey dibad u soo dhooftey waa dumarka soomaaliyeed waxaan xaqiiqada la koobi karin dhibaatada soo gaartey ragii soomaaliyeed intii waxgaradka aheyd waana ogtahey xaqiiqada hadaadan iska indha tireyn.

Waxaan kusoo gabagabeynayaa dumarkeenu dib ha isu waaniyaan.

Sidaas & Nabadeey>>.
BEEY:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogsoone

Wednesday, February 28, 2001 - 12:39 pm
Lataliso

Aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay figradda wanaagsan ee aad soo jeedisey iyo su'aalahaagaba.

Horta intaad sheegtey wey jirtaa, oo ragga qaarkiis wey ka taliyaan sidii gabdhaha loo mooro duugi lahaa, taas oo ka soo horjeeda diinteena, dhaqankeena, ilbaxnimada iyo dadnimadaba. Sidaas owgeed, waxaan xukunka xoogiisa saarayaa ragga, waayo dumarka intooda badani waxay jecelyihiin in lagu kulmo sida sharciga ah(xalaasha), in kastoo haddana sheydaanku ka adeegi yaqaan qaar badan oo xaweenka ka mid ah, balse dhammaantood niyadda kama jecla in la ceeriin cuno. Gabar aad u qurux badneyd oo sheydaanku suuqa raaciyey baa waxay tiri marey muraayad isku eegeysey: "MAXAY QURUXDEYDU TAREYSAA WAA LA IGU KHASAARAYE!", taas oo aan ka fahmi karno sidey uga xuntey xaaladey ku jirto, ayadoo waliba og quruxdeeda iyo meeshey u qalmi laheyd.

Si kastaba ha ahaatee, wey jirtaa in ragga qaarkiis noqdeen waraabayaal, yaase u loogey(sahley) arrinta, dabcan dumarka oo intooda badani uga qeybqaataan si dadban, waayo waraabe gabar dumarlee u soo maraa run iyo been waxuu u sheegaba. Dumarkii hore waxay oran jireen: "RAG WAA TUKE, TUKANA YURTAA LAGU HAYAA", haddase "Yurtii" waa soo caatoobeysaa.

Marka gabdhow! Foojignaada oo dhan isku raaca, oo dayac iska ilaalsha, waraabe ha hungoobee(qadee)!
HANA QUUSANINA, EE GOOBA KUWA WANAAGSAN EE RAGGA KU DHEXJIRA, AYAGUBA WAA IDIN RAADINAYAANE!!!

Rag iyo dumarba iga raali ahaada, oo aan iscafinno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 05, 2001 - 06:50 pm
Marka hore waad salaaman tihiin, salaan ka dib lataliso waxaan ku weydiin lahaa are we in war men and women? I'm confused. Naago fiican waa ku dhex jiraan gabdhaha xaga ragana dad fiican wey ku jiraan marka cayaarta waa bareejo one and one. Aad bey u fiicnaan laheyd in aad meeshaas ku xirto haddii kale waxaa laga yaabaa in uu topic weyn noqdo aan loo baahneyn.
I agree every thing you discussed in here but keep talking about would only flame it.

peace...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 08, 2001 - 05:24 am
Sweety only tii u ogalata ayun baa lagu ciyari karaa so check what u doing first. I am sure u not a child u big enought to now what is right or wrong!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaanle

Sunday, March 11, 2001 - 07:47 pm
eedo taliso salaan
horta in la is baraarujiyo maxuma, laakiin markaad arrin ka ahdlaysid waa inaad xaqiiq kasheegtaa, khaasatan qurbaha gabdhihii soomaaliyeed xaaladoodu mafiicna furitaankuna
wuxuu kayimaadaa dhibaato xagooda markasta katimaado waxaan umalaynayaa inay dumarkii soomaaliyeed ka caajiseen noloshii xaaska iyo mas uuliyadii ooay doorbideen inay ku nolaadaan nolol xor ah waa siday isu haystaane.kalsoonidii way
naga luntay hadaan ragii nahay, talisoy diintu
ninka waxay usaa maxaysaa inuu afar guur sado haduu awood uleeyahay, laakinn wixii xaaraan ihi waa meesheeda ilaahay baana k abaal marinaya.
waxaad umuuqataa qof caraysan ee horta is daji
waad na mahadsan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUGAAL

Tuesday, March 13, 2001 - 08:20 am
TO;LA TALISO
WALAAL AAD IYAAN ULA YAABAY,SIDA AAD UGU KUUR GASHAY,MARKAA WAA HAWL ADUUN WALAAL,HAWENKABA
QAAR SIDAASAA,LAGA HELAYAA,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Tuesday, March 13, 2001 - 10:48 am
la talisooy walaal runta kahadal
waayo waxaan ahay gabar soomaaliyeed
degana qurbaha ala maxaan aqaan miskiin
dawaco sumaysani xaas u tahay oon calafan
dhigiisii runta u noqo walaal hal dhan ha eegine
yaan dumarnimo ku qaadin,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ka yaabey Anigu

Tuesday, March 13, 2001 - 11:05 am
To Lataliso.

Wax aan iraahdo ma garanaayo, adiga ayaaba cashir camal u guurisey waana kugu raacsanahay fikradaada waana run waxa aad wada sheegtay.
Kuwa ka qeylinayo iyo caytamayaba yeyna indhaha is tirin niman sanadkan ma heysane Ilaahey toobada haku soo hanuuniyee kuwo Iimaanka laga qaadey ayaa sanadahan jira oo shilin iyo irsiqba kugula gor gortamayo, warna naagahii ka badiyey intey meel yaroo cafee ah fariistaan baqti iyo qurun iyo naag nin isa soo furey ka sheekeynaya abda kaleba heyn habeenkiina cows u fadhiya sidii xoolahii subaxiina card-ka lacagta la cararaya.
Gaba gabo Ilaaheey inta yar yar ee noo soo koreesa ama inta fiican ee inooga jirta eyna inaga duufsanin aaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/casiis M. I.

Monday, April 09, 2001 - 06:02 am
Gacaliso waan ku salaamey!

Sida aad sheegtay raga soomaaliyeed waqtigan lagu jiro waxaa badan intooda xun ama xumaanta ka shaqeysa, macnuhuse maahan inay xumaanta isku wada raacsan yiin.
waxaan ku xasuusinayaa sidoo kale inay yar yiin hooyooyinka iyo aabayaasha soomaaliyeed ee caruurtooda ku tarbiya ama ku ababiyey siday ula dhaqmi laayeen markey kuursadaan ama la kulmaan gabar/wiil iyo sida ay caruurta u xanaaneystaan, taasina waa dhibaatada keentay in ay la yimaadaan dhaqamadda aad adigu magacowday. Waaridiintu waa macalimiinta caruurta. Caruurtuna waxay ku dayataa sida badan waalidiintooda.
Waxaan kaloo ku xasuusinayaa gacalo inaan soomaalidu waayo aragnimo u laheyn qaxootinimadda iyo dibed ku noolaanshada.
Isku dey gacalo inaad noqoto dhex dhexaad oo aad kal xawaashiga naga tartiibiso. Waxaan nahay walaalahaa aqoontu ku yartay ama aan waayo arag u aheyn nolosha normalka ah.
Good lucky lady.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.