site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TALO IYO TUSAALE

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): TALO IYO TUSAALE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIRDOON

Tuesday, March 06, 2001 - 10:21 am
WAXAAN AHAY NIN KU TAQASUSAY CILMIGA BULSHADA. WAXAAN JECLAHAY INAAN WALAALAHYGA SOOMAALIYEED BOGGAN KU SIIYO TALO IYO TUSAALE WAXAY U BAAHAN YIHIIN. WAXAA KALOON HAYSTAA AFAR ASXAABTAYDA AH OO DIYAAR U AH INAY TALOOYIN HALKAN KA BIXIYAAN. WAXAA AFARTOODA KA MID AH GABADH BARATAY CILMI NAFSIGA. WAXAAN TALO BILAASH AH KA BIXIN KARNAA ARIMAHAN: GUURKA, TACLIINTA, KORIIMADA CARUURTA, SHUKAANSIGA, IYO QAAR KALOO BADAN . MIN FADLAK TALADAADA HALKAN KAGA TAG. WAXAANU HUBIN DOONAA INAANU JAWAAB KU SIINO 24 SAACADOOD GUDAHOOD.
SALAAMU CALAYKUM: SHIRDOON

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xabiiba

Wednesday, March 07, 2001 - 01:48 am
salaam shirdoon
aboow waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo oban iyo sideed sano jirto oo ku nool abuu dubai. abahay wuxuu rabaa inaan igu daro nin oo duq ah. ana ma rabo. ma aqaan waxaan sameeyo. aboow ila soo tali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moxamed Faarax

Wednesday, March 07, 2001 - 05:41 am
Abaaye aabahaa usheeg inaadan rabin ninkan uu kugu
daray, ayna kuu fiicantahay in aad hesho wiil ku
leeg oo aad jeceshahay maadaama aad qofka la noolaan doontid wakhti dheer hadii eebe idmo.
Aniga waxay ila tahay hadii uu aabahaa ku jecelyahay in uu arrintaas kaa yeelo, taas oo ku farxad gelineysa adiga iyo noloshaada dambeba.

Salaan/Dhoonshe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shirdoon and bros

Wednesday, March 07, 2001 - 08:46 am
salaamu calaykum xabiibabal warka soo faahfaahi. aabahaa muxuu jkuula damcay ninkaa wayn. ma lacag? ninku waa imisa jir? ma nin maalehbaa?
adigu ma diyaar baad u tahay guur? warka soo faahfaahi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 08, 2001 - 05:54 pm
aslaama calykum.
walaal waxaan ubaahnahy talo dadaydu waa 18 jir waan guursaday waxaan guursady wiil 3sono iga wayn waana jeclahay ilaa iyo xadkA qof lago jeclaado waxaajirta mushkilad noo dhaxaysa taas oo ah daroogo isagoo iga balan qaaday in uu iska dayn doono balsa aan dayn,mar kastaba waxaan ka arkaa inuu jecel yahay in uu i ilow siiyo.maxaan sameeyaa.
samiira_50@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wanaagkula jacal

Friday, March 09, 2001 - 01:46 pm
TO SAMIIRA
aslaamu calaykum walaashay waa salaaman tahay.
sida aan ka arkay qoraalkaaga in aad jacashahay wiilkan waxaan kugula talinayaa in aad u samirtid jacaykaaga oo aad meel ku hubsatid.
walaashay dhibaatadan ku haysata ma ah mid kaligaa ku ah waxay wada haysataa dhalin yada soomaalida badankuuda waxaana ilaahay uga baryaynaa in uu ka reebo.
walaashay macaan aniga waxaan kugula talinayaa in aad xoojisid xiriirka idinka dhaxeeyo adiga iyo odagaaga oo aad waqti badan la qaadatid oo ay badato farxada goriga oo aad wax ka badashid [atmosphere] ka gorigaaga,hadii aad leedahay asxaab ooaad waqti badan la qaadatid waxaan ku dhihi lahaa waqtigaas waxaa u baahan gorigaaga ,ilaa iyo intaad arintan xal uga halaysid.
waxaad samaysaa kalsooni badan waxaad tustaa in uusan u baahneen in uu wax kaa qariyo,
waxaad iska ilaalisaa xanaaqa iyo xumaanta this is not about you, you are doing this for him and for your love. hadaad xanaaq iska soo hormarisid natiijo ma gaaraysid and you are not halping waxaad tustaa jacalbadan iyo romance.
tus in uusan u baahneen daroogada waxaadna ku dadaashaa in aad markasto farxad kala hor timaadid.
aniga waxaan aaminsanahay wax alaale wax uu qafkaaga tawaayo in aad kaga baabiin kartid qalbe furan iyo in aad tustid in aad u haysid jacal xad dhaaf ah.
waxaad kaloo tustaa iyadoon uusan u arkan in aad waararaysid balwadiisa in aad ilaawin in ay balan idinka dhaxaysay oo ay balwadan dhibaato iyo kala fogaan noloshiina ay ku abuurayso.
waxaan kuu ragaynayaa gool walaashay.
let me know how it goes.
amina
.
hadoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiya

Friday, March 09, 2001 - 04:30 pm
shirdoon walaal waxaan ahay gabar 23 sano jirta, waxaan tel soo qaldamay isku baranay wiil.wuxuu aaminsanahay in waalidka soomlida aysan ogolayn in gabdhahooda la soo waco anoon fursad u helin inaan u sheego in waalidkay kala jeclayn ayey sheekadii dhamaatay. intaan tel ka dhigin wuxuu igu adkeeyey inaan soo waco. maalintii laga bilaabo maskaxdayda ayuu ka bixi waayey,inkasta oonan arag, hadaan waco waxaan ka baqayaa inuu u maleeyo inaan desparate ahay ee maxaan sameeyaa.? suurtogal miyaa inaad qof jeclaato codkiisa kaliya adoon arkin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIRDOON AND BROS

Saturday, March 10, 2001 - 04:36 am
SAMIYA ANOON WALAAL U JEEDIN INAAN WAX KUU DHIMO WELI SUAAL MA IS WAYDIISAY ARE U DESPEARTE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiya

Saturday, March 10, 2001 - 06:39 am
walaal waxaan ku waydiiyey ma waci karaa, no i'm not desprate, laakiin wuxuu u ekaa hadalkiisa qof smart ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sara

Saturday, March 10, 2001 - 07:23 am
SAMIYA - walaal, waxay ila tahay in aanay dhibaato ku jirin hadaad wacdid. Waa run oo waa siduu sheegay oo waalid badan oo kuwaygu ku jiraan ayaan jeclayn in hablahooda la soo waco oo waa dhaqan Somali. Adigu hadaad ka heshay wiilka, go for it doesn't make you desperate, makes you human - good luck, dear.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samraaye

Saturday, March 10, 2001 - 08:45 am
aslaamu calaykum
shirdoon waxaan rabaa in aad ii sheegtid suaasha ah
jacaylku marlabaad ma ku soo maraa? taas waxaan ula jeeda walaalo marbaan si ba,an wax u jeclaaday taas na waxay ahayd wadankii waalkii hoosta ayaan iskau meher xadnay maxaa yeelay reerkayga ma ogoleyn waxa ayna ku diiden kala qabiilban ahayn
waxa ay arin socotaba wadankii waan ka soo dhoofnay oo hada waxa aan ku noolahay garmany inantiina way iga tagtay oo waxa ay guursatay wiil reerahooda ah sida ay jeclaayen walidkeeda hadaba
caruur ayay leedahay anigu weli waxa aan ka baqaaya guurkii marlabaad iyo jacayl sida aan ku raadin lahaa
malaga yaaba in aan helo mid i jecel ana aan jeclaado islana faraxno in uu eebe i siiyo?
malaga yabaa jacaylka in uu yimaado guurka ka dib?
mahad sanid asalamucalaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shirdoon and bros

Saturday, March 10, 2001 - 09:11 am
samiya walaal aad iiga raali ahoow.
uma aanan jeedin inaan ku offence gareeyo laakiin suaashayda ujeedaan ka lahaa. maadaama aadan desperate ahyn o aad adigu is ogatahay. go for it and call him. uma malaynayo inuu waxani jecel yahay. oo waad ka heshay, yacni wuu ku cajabiyay. la hadal, hana tusin inaad nervous ka tahay inaad la soo hadashay. waa lays wici karaa waxba malaha. haddii ay taasi kugu adkaato. call him deedna waydii qof aan jirin hadhoowna ku dheh sorry wrong number!!!!!!!! waxaa laga yaabaa inuu kaa fuqi waayo oo uu jecel yahay meeting people by suprise. good luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shirdoon and bros

Saturday, March 10, 2001 - 09:26 am
samraaye
i dhegayso. aniga shaqsi ahaan jacaylkaygii labaad baa ka macaanaa kii koowaad. waan dareensanahay kalsooni darada kugu dhacday. laakiin ta kugu necday reerkaaga, ree koodana kuu dhagaysataya awalba meel kumay gaadhsiiseen. alxamdulilaah dheh inay kaa tagtay idinkoon meel shishe isla gaadhin. saaxiib waxaa buuxa yurub gabdho soomaaliyeed oo aad u tayo(quality) wanaagsan. hadaad raadiso waad heli midaad aad uga hesho. ku dooro shaqsiyadeeda, danimadeeda, fikirkeeda, iyo gobnimadeeda. raadi mid aqal wacan ku soo kortay.mid diin leh oo ilaah taqaana. mar walbana ogoow in xidhiidhka iyto guurkuba ay labo dhinac ka socdaan.adigu hormuud noqo yacni positive waligaana ha moodin in wanaag dunida ka dhamaaday.
bye wasalaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shirdoons sister

Saturday, March 10, 2001 - 10:36 am
To, samraaye.
salaamu calaykum , walaalkay waan dareemayaa waxaad daraamaysid laakiin waa qalad in aan dareeno sidaas ,inkastoon xukumi karin qaligeena, all we can do is try hard.
walaalkay in time waad halaysaa qof ku jecali adigana aad jeclaatid hadaad rumaysan tahay oo aad qalibigaagana aad u sheegtida sidaas.aniga waxaan rumaysnaa figradaada oo kale laakiin waxaan ogaaday in ay ku xiran tahay sida aad wax walba aad isugu sheegtid, waxaad isu sheegtaa in ay dhamaadeen wixii idinka dhaxeeyay oo ay ayda nolosheeda ay raacatay, oo ay waajib kugu tahay in aad sidoo kale samaysid.
waxaa laga yaabaa in uu ilaahay kuu abaalgudo oo aad hashid jecalkaagii hore mid ka wanaagsan oo 100%ka awood badan . all you have to do is open your heart and mind.
good luck samraaye
by
wanaagkulajacal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sareedo

Saturday, March 10, 2001 - 03:14 pm
walaal waxaan email isku baranay wiil soomali ah. hadaladiisa waxay u muuqdaan qof dagan oo caqli leh marwalba wuxuu i waydiiyaa tel kayga marna ma siin oo kumaan dagnayn. laakiin intii dhowr jeera wuxuu ii soo qoray telkiisa wuxuuna iga codsaday hadaan kayga siinayn inaan la soo hadlo. state kale ayuu joogaa. su'aashaydu waxay tahay. long distance relationship suurto gal miyaa? ma aamini karaa oo tel kayga ma siin karaa? sawirse ma u diri karaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAALI _ALI

Monday, March 26, 2001 - 12:57 am
ASALAAMU CALEKUM W.W WAAN IDIN SALAAMAY AQYARTA
SHIRDOONE WALAAL WAXAAAAN UBAXANAHAY TALO IYO TUSAALO WALAAL WAXAAN JIRAAAAA 18 WAXAN GURSADAY NIN JIRA 5O SANO WAXAANA IGGU DAYAY WALIDKEY LAKIIN MADIIDIN WAAN OGOLAADAY DHIBKA JIRO NINKA WAA NIN BAL WAD LEH QAMRI UU CABAA ANIGANA MAKAHELO NIN BAL WAD LEH WALAAL WAXAAN SAMEEYO GARAN MAAYO SEEN WAX YELAAAA ILA TALI ILA TALI
WAANA NIN AAN DABECAD AQOON MANA FAHI KARO
WALAAL TALO ILAAAAAH AA LAGA HELAAAAA TALO ISIIIIII

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samrayso

Saturday, April 07, 2001 - 05:09 pm
salaama calaykum dhamaan
to samraaye, walaal aad iyo aad ayaan uga xumahay waxa kugu dhacay, i know sidaad feelgaraynayso, anigaba mushkiladaada oo kale ayaa i haysata wiilka ayaan isku doonanayn oon sixad ah u jeclaa laakiin waan kala tagnay because wuu is badalay markuu reerkayga iga soo doontay waxaan u malaynayaa isku halayn ayuu qabay ah inaan gacantiisa ku jiro laakiin way noqon wayday sidaan rabay.hada afarsano oo dhawdhaw ayaa ka soo wareegtay qofna intii lama sheekaysan sabata oo ah waan niyad jaba,markaa waa inaan ilaahay uun u samirno isagaa qafurul raxiim ah inshalaah khayr ayay noqon. good luck walaalkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shiid/jaahil

Sunday, April 15, 2001 - 12:16 am
To shirdoon
Shirdoon adiga iyo asxaabtaaduba mahdsanidin
WAxaan ahay nin somaliyeed oo 26 jir ah ookunool africa mudadii 10 sano aheyd waxaan wareegeysanayaya dacaladaafrica si aan shaarka faqriga utuuro balse dhib iyo jihawareer moogiye waxkale kama faaidin

mar iminbka waxaan daneynayaa waxbarasho waqtigii aan guursanlahaan walajoogaa dhaqaale ahaana waan liitaa walow aan africa meeshaan doono kaga noolaan karo marka maxaad idhihi laheyd suaashu waa sideen waxubarankarayaa anigoo irsaaqad laxarbiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hilaal

Sunday, April 15, 2001 - 07:29 am
salaamucalaykum:
walaal ilaahay hakaa abaalmariyo wakhtiga aad uhuraysid, walaalahaaga soomaaliyeed.
ana tanaan talo uga baahnahay.
wiil ay dadeena udhaxayso 8 sano baan mudo dhan 6 bilood wada soconay,iskumagaalo majoogno laakiin usa aan kuwada noolahay, laba jeer camalaan is aragnay
intiikadenbaysay talepahonkaan kuxiriiri jiray.
kadib heerkeenuu i waydiistay,hada isaga iyo
heerkaba aroos aa laisudiyaarinaa ana runtii waa jeclahay wiilka laakiin 1oo% diyaar uma ihi sababtana magaranajo, heerkeenana ma oola imankaro afkanoo kale
talaan ubaahnahay maxaan sameeyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 16, 2001 - 05:41 am
Assallamu Calaykum:
Wallaal waxaan iniga codnanayaa talo diina waana markii ugu horeysey een tali Codado. Sababtoo ah wax iswada dhexyaacaya markaan arkey waan ka gaabsadaa innaan wax soo waydiiyo.

Arinta i haysataa waaten:
Waxaan jeclaa Gaber markaas ayaa waxa dhacdey iney in aan calaf isku wayney oo waa guursatey. Markii aan iyadii waayey dhulkii oodhen baa igu soo banaanadey. Aniguna waxan noqdey faraha laga qaad oo gabartaan arkaba waan daba kacaa.

Hadaba imika innaan guursado ayaan ku talo yiraa gabar ayaanen meel wax wada dhiganey laakiin nasiib daro dadka kale uunbey ka sheekey ku dar xaafadooda, Somalidakale iwm. Maalin waanku xanaaqey markey tidhi eeg sidey dumarka somaidu u dhaqmayaan hadab iyadu mayna ka mid ahey baan is waydiiyey. Wali hadaa dadka NABADGALI BAAN KU KARI LAAHEY MAXAAN SAMEEYAA.anigu waxaan jiraa 26n iyaduna 28 labaaton.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.