site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA RAACAA MISSE.......?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: MA RAACAA MISSE.......?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samsam

Wednesday, March 07, 2001 - 06:05 am
Walaalayaal waan idin wadda salaamay
salaan ka dib waxaan idin weydinayaa tali oo ku saabsan arintan i heysato oo ah:
waxaa jira wiil oo aan isku naqaaney hadda ka hor wadankeyna waxaan isku aragney qurba hal sano ka hor.Marka waxaan noqoney saxiibo aad u weyn, lakiin ayaamahan danbe xagiisa wax saxiibtinimada ka badan ayaa ka imaatey, anigana xageyga weyka jiri laheyd lakiin wiilka wuxuu cabi jiray qamri hadana in uu iska dhaafey ma hubi,marka waxaan rabi lahaay in aan idin weydiiyo:ma weeydiin kara asiga in uu iska dhaafey, mana raaci karaa wiil qamri cabijiray?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Thursday, March 22, 2001 - 09:53 am
TO:samsam

Walaal samasam iga gudoon salaan salaan kedib waxaan u malaynayaa in aad adigaba fahmi kartid nin wadankii ku cabi jiray in uu inta hadduu joogo uu ku qabeysanaayo marka haddaad rabto ninka oo aad jeceshahay raac laakin talada aad doonaysid waa mid aadan moogayn marka ha kuu macaanaato

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.