site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhib kacsi ka wayni ma jirto

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: Dhib kacsi ka wayni ma jirto
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kacsato

Wednesday, March 07, 2001 - 08:36 am
wexeen ahay gabar ku nool dalkeena somalia waxeen jeclahay wiil ila da'ah laakiin wali noma suuro galin ineen is guursano laakiin waa is jecelnahay jeceelkeenu waa mid meel sare maraya maxeey se iigu taal habeen walba waan xasuustaa oo sariirta ayuu ila jiifee waxaan dhaho ma kasaayo, meher shardi ma iskaga xirtaa mise waan iska semree.
ila taliya saaxiibeyaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lataliye

Saturday, March 10, 2001 - 06:30 pm
qofyahow waxaad rabtaa waa ••• sida aad u hadleyso
ee raadso ama asaga iyo lacag ayaa leysku helaaye dharmuuto noqo.
waxa guryaha dumiyana waa adoo kale oo ragga ••• kaliya u guursada kii ay soo gaartana la seexda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lataliye

Saturday, March 10, 2001 - 06:32 pm
qofyahow waxaad rabtaa waa galmo sida aad u hadleyso
ee raadso ama asaga iyo lacag ayaa leysku helaaye dharmuuto noqo.
waxa guryaha dumiyana waa adoo kale oo ragga galmo kaliya u guursada kii ay soo gaartana la seexda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wanaag

Friday, March 23, 2001 - 11:37 am
uma malanynayo in uu qofkaasi yahay qof dumar ah waayo qofka dumarka ah waxa loo abuuray xishood mar labaadkana waxaanu nahay dad islaam ah ee maad isla yaabtid

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.