Kowsar | Wednesday, March 07, 2001 - 04:16 pm HI everyone, If you have any knowledge for this question please help. I slept with a girl, I knew it was wrong, but I do not wish to repeat such an act ever again. So does this mean i will go to hell and there is no way out, or there is some help for me after all. |
jibriiil | Thursday, March 08, 2001 - 07:57 am salamu calaykum. sis allah forgives. ask forgiveness. if any one says that there is no way back, i assure u that they are lying. may allah forgive you and show u the right way. salamu calaykum |
somali-psycho | Thursday, March 08, 2001 - 08:05 am Kowsar; Do you know that Allah loves us more than we love Him. Soubhanala. as long as you came back to his path you will be fine. Remember that Forgiveness and pardon is part of the unlimited bounty of God. Please don't do it again. |
AJ | Thursday, March 08, 2001 - 08:02 pm let me ask you one thing if you slept onather girl how do you feel did you ejoy sleeping in onather girl? |
jamiilo | Friday, March 09, 2001 - 08:28 am inaalilaah wa inaa ilayhu raajucuun tan kolayba gabar soomaaliyeed maahana ma fasahaadin bay usoo gashay meeshaan taada kale maxaa nafa ooy kala helaan labo nin ama laba naagood waa un lugooyo iyo cadaab dalbasho qoftooyse ilaahay toobada waa aqbalaa shuruudo ayeyna leedahay ee rabi raxmadiis haka quusan u toobadkeen hana u noqon danbi kasokow adayba lugooyo&wakhti lumis kugu tahay |
Anonymous | Tuesday, March 20, 2001 - 03:59 pm abaayo ma majeerteen baa wax kuu galeen waa yaabee,waa maxay gabadh kale inaad laseexatey abaayo macaan waxaas iskadeey waa dambi hadii kacsi uu ku dilay oo aad sameysey saad sheegtey koleyba ma-aqaan waxaan ku iraahdo sababtoo ah dhaqan iyo diin caado baynuleenahay ee haduleen gabdhaha, oo rabigaaga u toobad keen dambi qofna ma aadan ka galin balse waa shey ah xaaraan oo uu rabi xaaraantimeeyey. alaha ku cafiyo |
Anonymous | Thursday, April 05, 2001 - 04:15 pm hey are u one of the somalian girls who are lesbin in norther varginia. there are groups of somalian girls who are gays. I just wonder if u were one of them, anyway i beleive it's end of the world and my advice to u is don't do it again. becareful, and beware. |
hani | Wednesday, April 11, 2001 - 01:07 pm sug sug bal adiga dhahayo ma majeerteen baa wax kuu galay maxaa kawadaa inuu majeerten fadaro yahey mase, idha geeyso waxaa taheyba adoo kale iyo wax lamid ah afkaada ku masoo taki karo wana edab darantahey, ani gu qabiil macaynayo soo wax aad garatey maha.su aalba lagu weydiiyey ee kajawaab ama katag meesha meeshaan qabiil lo ma furinee. walaalayaal intiina kale igaraali ahaada. kowsar abaayo hadii aad mar sameysey ha unoqon mar labaad waayo anagu hadaan nahey dad soomaaliyeed amase muslinba waa wax naga xaraan ah marka ilahey umadiisa wuu udanbidhafaa ee waxaan kurajeynayaa dambi dhaah amin.your somali sis/bye |
Abu-bakar | Saturday, April 14, 2001 - 05:41 pm to:anonymous oo soo qoray 20 march war qofyahow ma'doqon baad tahay mise waad is halmaantay,dad baad ku leedahay Rabi u toobad keen adiguna qabiil dhan baad aflagaadeynaysaa,waa run qof walba way u furan tahay tawbada laakiin Rabi wuxuu yiri dad ma'wanaaga ayaad fareysaan naftiinana aad halmaameysaan kutubtiina aad akhrineysaan war miyeydaan wax garaneynin. To: kowthar walaal mar walba wey kuu furan tahay tawbada teeda kale maxaad soomali wax ugu soo qori weyday?? |