site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

""""CADAABTII CAASHAQA""" TRUE STORY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: """"CADAABTII CAASHAQA""" TRUE STORY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANAD

Thursday, March 08, 2001 - 01:05 pm
ALSALAMU CALAYKUM
HI ALL BRO AND SIS MY NAME IS HANAD I AM 22 YEARS OLD LIVING IN USA SPECAILLY CALIFORNIA
THIS IS THE TRUE STORY HAPENED TO ME
1995 WAXAAN DAGANAA MUNICH GERMANY OO HALKAAS AAN KA DHIGAN JIRAY SCHOOL DUGSI SARE WAXAA SCHOOLKA DHIGANAYSAY GABAR MIXED AH SOMALI IYO GERMANY MAGACEEDA (HANI WOLF)GABADHA AAD AYAAN U JECLAADAY MAALIN MAALMAHA KA MID AH BUS AYAAN ISLA SOO RAACNAY LUGAHEEDA IYO LUGAHAYGA AA IS TAABTAY HABIINKII MARKAAN GURIGA TAGAY JILBAHAYGA AYAAN SHUMIN JIRAY.
MUDO MARKII AY KA SOO WAREEGTAY AYAAN U SHEEGTAY NASIIB XUMO WAY IGA DIIDAY WAXAY IGU TIRI ANIGA HOOYADAY MARIIXAAN WEEYE IYADANA WAXAY IIDOONAYSAA INAN MARIIXAAN AH ADIGANA MAJEERTEEN AA TAHAY II IGA QALAY GABDHAHA MAJEERTEEN RAADSO
WAXAAN KUDHAHAY WALAALAY JACAYLKA INDHO MALAHAN II JACAYLKA IGA QAABIL.
MAALIN MAALMAHA KAMID AH AYAAN HANI IYADOO LUGAYNAYSA AYAAN BAASKIILKAYGA U JOOJII OO AAN KU DHAHAY HANI{ANIGA MA EHI WIILASHA GAARI INTAY SOO KIRAYSTAAN UU KU DHAHA GAARIGAAN ANAA LEH . ANIGA BAASKIILKAAN AAN LEEYAHAY SOO RAAC}
GABADHII WAXAY IGU DHAHADAY WAXAA TAHAY WIIL QURUX BADAN LAAKIINSE WAXAAD TAHAY MAJEERTEEN EE IGA QALAY.
ARINTAAS AAD AYAAN UGA XUMAADAY OO AAN JIRADAY
NASIIB XUMO GERMALKA WAAN KA SOO TAGAY OO WAXAAN IMID MARAYKANKA
EE HADABA WAXAAN RAADINAYAA GABAR MAJEERTEEN OO JIRTA 18 -21 OO GUUR RAADINAYSA EMAILKAADA U GA TAG ANIGA AYAA KULA SOO XIRIIRAYA WAA IN AY DAGANTAHAY NORTH AMERICA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suleeqa

Thursday, March 08, 2001 - 03:47 pm
hi HANAD waxaan ku leeyahay sheekadaadu waa qabiil raadis markaa waxba ha ku meeraysan eee si cad u cadayso, horta ma, xuma in aad raadisid qof aad isku qabiil tihiin laakiin hadhihin gabar ayaa sidaa itiri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 06:20 pm
walaahi aad ayaan uga naxey waxa kugu dhacey HANAD
sxb waxaan filaayaa in aad heli doontid qofka aad nolosha lawadaagi laheyd.gabadha aad isku qabiilka tihiin xaataa waa ku xumeyn kartaa
waxaan ku dhihilahaa good luck to you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 11, 2001 - 06:43 pm
aduunka mukulaasha waxay ugu jeceshahay hilibka
malayga, waxayna ugu neceb tahay biya inay korkeeda tabtaan , marka malaygii wuxuu kagalay biyihii,horta HANADOOW waa nasiib daro in jacaylkaagii uu mareexaan kaa galay, mida kale hadaad doonayso gabadh MJ ah maad aadid somaliya
iyagaaba ku kala boobaayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Monday, March 12, 2001 - 12:36 pm
hanad
suleeqa abaayo arintaasi anay igu dhacday marka why aan been kuugu sheegayaa
gabdhaha way diidi kartaa qof majeerteen ah maxaayeelay sidaan ula socono majeerteen iyo mariixaanka waligood dagaal aa u dhexeeya marka abaayo suleeqo aniga qabiilayste ma ihi laakiinse arintaas aniga ayey igu dhacday
sidaas iyo maalin wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

layla

Sunday, April 01, 2001 - 05:53 pm
Hanad
walaale horta waad salaamantahay salaan ka bacdi
waxaan umaleynayaa in aad ku qaraabaneyso majeertaan ahaan baala iideeday balse waxaan umalaaynayaa adiga ayaa qabyaaliisde ah that is why ay kuudiidey maxaa yeelay adiga ayeey kaa aragtay ku dhaqanka qabiilka balse waxaan ku leeyahay sidaas gabdha majeerteenka ha kugu qaraaba kiileen I say good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soofe

Monday, April 02, 2001 - 02:00 am
nadis nadis dhalay....muxuu been ka beecmustaray warsaas gabar kuu turta laguma helee xalkale raadi doofaaryahow fooshaxuni

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAACID .M

Tuesday, April 03, 2001 - 01:06 pm
TO: HANAD

sxb arinta adiga kugu dhacdey ma'aha mid adiga kuu qaas ah hada kahor ayaa waxa dhacay in nin aan isku cid nahay oo dhulbahantaa ahi uu soo doontey gabar mareexaana oo ka dhalatey reer lacag leh oo daganaa guri fiilo ween oo (lexure)ah oo ku taaley Hodan arinta weey isla ogaayeen asaga iyo gabadha mareexaan iney is aroosaan balse markii uu ka soo dooney gabadha reerkeeda bay reerkii udiideen iney kudaraan gabadhooda nin qabiilkale ah balse waxay mar-mar-siyo kadhigteen cidii (anagu waxaan larabney gabadheena nin ay ilmo adeer yihiiin) ninkii aanu wax isu aheey wuxuu nacay gabadha reerkeeda wuuna isaga tegey Somalia asagoo fajacsan

anigu waxaan layaabaa qof Islaam ah oo jaceyl u qabo Gabar balse qabiilkiisa loo fiirsho
WAA CAJIIB

MARKA HANAD HAKA WALWALIN WAAN OGAHAY MEESHAAD KA GUBANEYSID SXB BALSE HA U BIXIN GABDHO MAJEERTEEN OO QURUXBADAN AYAA JIRI KARA OO GUURDOONA IYO XATAA QABIILO KALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soofe

Wednesday, April 04, 2001 - 04:46 am
halaaq, halaaq , halaaq........war meeshu caajis badanaa!!!! nimanku ma waxay sheegaan bay waayeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Inan Soamali

Friday, April 06, 2001 - 01:01 pm
Nin yahow waxaad mesha kusoo xortay waa wax aan soconeen waxaan kuleeyahay inanta aad sheegeesid ee kudiiday reerka eekadhalatay waa dad laguursado agana wax guursadaan meesha wax kumaheesid ee ha aflagaadeen dadka .
Waxaan kuleeyahay good lucky gabdhaha aadraadineesid waxaad aaqirkaa udanbeen meel xun waxaad tahay qabiil duris.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.