site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ilatali walaal``````````

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): Ilatali walaal``````````
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biil

Sunday, March 11, 2001 - 08:00 am
maku wasaa walaal wax kastoo tahayba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muslimo

Sunday, March 11, 2001 - 12:35 pm
alaah yahdiika
walaal biil hadaad wiil tahay iyo hadaad
gabar tahayba hays oran cidi kuma arkaysee
afkaagu wuxuu karo ama gacantaadu qori karto samee
waxaa ku arkaya alaha kula jooga meelkastoo
aad joogto alha iskaleh gacanta aad wax ku daabacayso iyo indhaha aad ku arkayso
marka ale u toobad keen waayo wuu awoodaa
in gacantu ku qalasho ama indhaha iyo gacantaba
ale kansar kaa galiyo sabab too ah waxaad tiri
ma ku wasaa waxaad tahayba waa culumo waa iimaam
waa hooyooyin waa walaalo waa qaraabo
waa rag iyo dumar ehel iyo islaan
marka ka baq in naxdintaa kaliya qof kastaa
ku habaaro alana naga aqbalo
kulay anigu waan kaa naxay kumase habaarin
waxaanse ku leeyahay ilaah ha ku hanuuniyo aamin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DELDO

Tuesday, March 13, 2001 - 07:48 am
... MA QANIISNIMAAD FAANMOODEY, INTAAD ADIGU ISWASTO ADIGOO QAAWAN STROKE HAKUGU DHACO ARIIRTA GEESKEEDA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DILDO

Tuesday, March 13, 2001 - 07:49 am
... MA QANIISNIMAAD FAANMOODEY, INTAAD ADIGU ISWASTO ADIGOO QAAWAN STROKE HAKUGU DHACO SARIIRTA GEESKEEDA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAMBIILE BIIL

Wednesday, March 14, 2001 - 11:08 am
walaal muslimo aad baad umahadsantahay waanan qoomameeyay markii aan akhristay taladaada walaaltinimo ee aadminimo fadlan iga soo caawi hadaad garanayso si aan uga saaro netka falkan akhasu naasnimada ah een ku kacay toooooooooooooba yaaaaaaa rabi WALAAL HAY HABAARINA WAAN KHALDAMAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANON.

Wednesday, March 14, 2001 - 02:42 pm
Biil

Intaan boggaan akhrinayey waxaa dareenkeygu soo marey saddex marxaldood:
1- Qoraalkaagii oo aan ka naxey.
2- Waanadii Muslimo oo dareenkeega saaqdey ...
3- Qoomameyntaadii oo ayana si kale ii taabatey.

Talo: Mar haddaad ka soo istaagtey sidbashadii Sheydaanku sababey, dadkiina raali galisey, raaci:
Inaad badisid baryada Alle, oo aad cafis ku weydiisaneysid goor kasta. Inaad Alle ballan uga qaadid inaadan mar kale ku kaceyn arrintaa oo kale iyo waxii dambi keeni karaba.

Iyo in E-mail loo diro Somalnet, oo looga codsanayo inay ka tiraan qoraankan Bogaan: Ask The Experts(Current):Ilatali Walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEEBAALE BIIL

Thursday, March 15, 2001 - 04:21 am
anon walaal aad baad umahadsantahay wqaanan qaatay waanadii aad isoo jeediseen adiyo walaashay muslimo aadbaanan uga xumahay fal dambiyeedkaas aan gaystay runtii waxaan cafis waydiisanayaa alaha awooda leh fadlan akhristaha aan ku xadgubayoo hadii aad hayso E-mail ka somalinety adiga oo marxalado badan ka duulaya laxiriir bogana sidii loo cuni lahaa ha layga caawiyo RAALINA HALAYGA AHAADO WAX IGU KALIFAY MAGARANAYEE YAAAAA RABI ISAAAAAAMAX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 08:54 pm
walaal waan ku salaamay
waan helay mesagkaagii waadna ku mahad san tahay walaal daroogada noocuu cabo waa xashiish marar badan ayaan isku dayey in aan lahadlo markaan dhaho ma i jeceshahay waxaa laga yaabaa in uu ooyo iska daa markaan iraahdo waa yahay buu dhahayaa 2bari ama 3dex kadibna waxaad arkaa isagoo cabaya aniguna waxaan u baahnahay mustaq bal iyo aayo danbe meeshaan joogaa waa phila delphia wax aniga ehel ii ah iima joogaan isagana sidoo kale [hadana wuxuu af cad igu yiri deyn maayo xaaladu halkaas bay maray saa

wabilaahi tawfiiq


bye samiira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 10:59 am
TO: BIIL caruurdambe hadhalin Allah kuu baryey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rahmo

Saturday, March 17, 2001 - 11:02 am
TO: biil dhimasho deg-dega alaha kugu rido

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

helpASAP

Saturday, March 17, 2001 - 08:41 pm
guys i really need good advice...

so please write in english so that i can read it.

well here is the story..

i loved a man for number of yrs..and the thing is i can't get myself to tell him. Because i'am afraid of rejection. About few months ago i come to realize that he also likes me, but he is proud or shy to say anything to me, i don't know why he is torturing me like this. when i see him, i get soo shy,nervous, and leave the room or look elsewhere. i think about him lot of times a day, to the point i dream about him. whenever i think of my ideal man...he is the one for me, but i know in my heart i will never come to tell him my true feelings . it hurts knowing that i love him but can't have him, i hate this feeling, i can just feel my heart break right now. the more i see, the more i want him. it's funny how everyone thinks i can't stand him, lol, if only they knew half of the story.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muslimo

Sunday, March 18, 2001 - 07:13 am
to biil walaal ilah hakaa aqbalo toobadaada aamin
tan labaad soomaali net u sheeg inay ka saaraan
meesha qoraalkaan waayo dabi ayaa kaaga socda
intuu meesha ku qoran yahay???????
o gowna waxaad samaynaysaba hadii aan dadku
kuu jeedin ilaah kaama maqna lixaadka aad ficil walba ku samaynaysidna asagaa ku siiyey
mar walba ku dadaal inaad caafimaad kaaga iyo
lixaadka ilaah ku ssiyey aad khayrka u adeegsatid
aadanaha ilaahayna ha ku xad gudbin...........

to/ labada qof oo habaartay biil habaarkiina
toobadiisa ayaa ka horaysay ilaahayna waa qafuuru raxiim,,,,lamana habaaro walaalkaa ama walaashaa
shaydaan xarig ku wato ee ilaah inuu hanuu niyo
ayaa loo baryaa waayo waa walaalkaa ama walaashaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmad

Sunday, March 18, 2001 - 08:18 am
TO:helpAsap firt of all u don't need alot of work abuot that all u need is aprouch him and atleast let him understand that u have crush on him then if he did not get that then u shoul'd try the next step which is for excample ask him for fun let as go out as a friend to the mall or down-town hope fully He will say ok -then buy him some stuff, hold his hand for fun then ask him to close His ayes then kiss Him in the lips and tell Him that u realy like Him and every thing is going to be ok. HELPASAP i hope this would help sis- because this happen to me six months ago and i did every thing i just told u and it worked for me because my girlfriend and I are very happy right now.


solong

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamad

Sunday, March 18, 2001 - 01:46 pm
to:biil waad dambaabtey sxb rabina utoobad keen waxyaalaha lagu galo naarta ayaa waxay kamid tahay waxaasoo kale iyo dulinimada aad ku hadashey ka waran haday aqriso HOOYADAA ama AABAHAA iyo wealaalahaa iyo Somalida iyo Jabutiyaanka soow dambi maaha iyo inkaar hadaba aniga waan ka naxay waxaad qortey waxaana ilaahey kaaga baryayaa xumaantaas aad ixumeysey anigoo waxba kaa haleen inuu ilaahey iigaga kaa aaro,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

monira

Monday, March 19, 2001 - 06:01 am
wlaalkis waxba haka wal walain anaa aqaan dadka leh meeshan waan u sheegi sida ugu dhaqsa badan ayaa lagaaga masaxayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Sunday, March 25, 2001 - 08:44 am
axmed adigaaba wasakh kale ah hadii uu toobad keenay waay aad uhabaa raysaa duli yahaw mise roobadaadan aqoonin waa kusalaamayt

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIIL

Monday, April 02, 2001 - 10:52 am
waxaan aad uga xumahay gabdhaha sharafta leh markii uhoraysay ee ay soo booqdeen bogan wixii uhoreeyay ee indhahooda soo foodsaara oo ahaa fal dambiyeed fool xun waxaanse aa d ugu farahsanahay heerka ay gaadhsiisan tahay garashadooda aadminimo iyo say udareensan yihiin in aadmiga khalad ka dhici karo SAA MA WUXUUSHTA MAGACYADA RAGA SOO SHEEGTAY EE GARASHADA GAABAN GOLAHA LAYIMIDBAA WAXAAN IDIN ODHAN LAHAA .HAKARAAMA SEEGINA HABAAR LAYGU KARI WAAYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

timayare

Friday, April 06, 2001 - 07:31 am
saaxiib biilow horta qofka islaamnimada ku jirto waxaa loo baahan yahay in haddii ilaahey la xusiisiiyo uuu garto runtiina waad asiibtey marka ku soco talada rabi haddaan wax ka iraahdo dadkii ku habaarayey waxaa laga yaabaa in markii ay arkeen fal xun in ay sanba sii hubsan oo ay horaba kaaga jawaabeen habaarkaan aragney waxayse ila tahay ilaahey toofiiqda hana waafajiyo wasalaamucaleekum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.