abdi rashiid | Tuesday, March 13, 2001 - 04:44 am waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo jacel in uu barto walaalihiis ee ku soo dha waada wiil kaan cusub |
hana | Tuesday, March 13, 2001 - 10:50 am barasho wanaagsan walaal c/rashiid ma waxaad doonaysaa wiilasha oo kalia mise wiil &gabarba,,,,,,,,, |
Anonymous | Saturday, April 14, 2001 - 01:14 pm waan ku salaamey aboowe magaceyga waa ubax isbarasho wacan |
Fahmi | Saturday, April 14, 2001 - 02:02 pm Barasha wanaagsan walaalkiis,waxaan ahay wiil walaalkaa ah oo deggan USA, anything more than to talk about?.....Hana adina waa iga qoslisay walaahi ninkani makala caddeyn inuu doonayo inuu barto Gabdhaha walaalihiis oo kaliya ama wiilasha bal adigu meel uqqad Hana Huuno. Ubax nice to know you adigana walaashiis. |