site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Walaala yaaloow waxaan jeclahay hooyadeey ina abtideed

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: Walaala yaaloow waxaan jeclahay hooyadeey ina abtideed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haaraaye

Tuesday, March 13, 2001 - 05:05 am
Walaala layaa waxaan jaceyl aan xadlahayn uqabaa habaryarteey waana hooyadeey ina abtideed da, ahaan wey iga weyntahay laakiin aad baan ujeclahay ee maxaan sameyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Tuesday, March 13, 2001 - 10:53 am
horta daawo ma lihid waayo waxaad tahay nin
haaraya,, tankale waa maxay shrciga kuu diidaya
haday wax kula wado habar yari,, dee guurso
daduna shaqo kuma laha jacaylka imisaa afartan jir
qaba gabar labaatan jira ????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haaraaye

Sunday, March 18, 2001 - 01:28 am
walaal hana waad mahadsantahay taladii ad iigu biirisay waanan kaaga mahadnaqayaa


mahadsanid

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.