site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabadhii aan jeclaa oo hunguri iga qaaday

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): Gabadhii aan jeclaa oo hunguri iga qaaday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdirahiim

Tuesday, March 13, 2001 - 07:29 pm
waxaa igu dhacay gabadh aan jeclaa oo aan rabay in aan guursado ayaa waxaa bartay oday dukaanle ah markay u tagto wuxuu siiyaa wax walbo ay u baahato lacag, habeenkii dambe ayaan waydiiyey waxay igu tiri waan use gareeyaa?? maxaad arint
aas ka dhihi lahaydeen soomaaliyeey.
aniga marna waxaa igalay masayr,marna waxaan la yaabaa use karaynta ama isticmaalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 14, 2001 - 09:18 am
WIIL BAAN AHAY.
JAWAAB ISII

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.