site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ssideee u fahmaa raga ila taliya

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): Ssideee u fahmaa raga ila taliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saynab

Monday, March 19, 2001 - 02:22 am
walaala yaal waxan ahay gabadh soo maaliyeed dooney sidii ay fahmi lahayd raga waayo waxan igu soo beegma inta u qiyaanada badan u dhibka badan u beenta badan hadii aan la sheekaysto waxay isaga kay dhigaan kii keli ahaa markaan mudo wado ayuu si yar isu bedelaa markaa hada waxan gaadhay go aan inaan iskaba daayo.
waxan ahay gabar aan aqoon beenta kana sheegta waxkasta run ta laakiin ilaahay qofna qof kiisa kuma soo beego;; qader ilaah udaa ilatali sidaad adiga kula tahay,, mahad sanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daala

Monday, March 19, 2001 - 04:45 am
saynab waxaa tiri raga somaaliyeed sedee ufahmaa.
hadana waxaad leedahay rag badan oo been badan aa
igu soo aaday soo lama dhihi karo adigaa raadsatid raga beenta iyo xumaanta leh waayo gabdhaha somaaliyeed qofka beenta usheegey jacelyihiin. oo faanka badan oo wax uu ahayn iska
dhiga.qofwalba waxuu yahay wajigiisaad kafahmi kartaa sidee ufahmi weysay mase waxaa tahay qof iyadaba raga dana gaara kaleh hedey danaheedii ka wayso ku tilmaanta beenloow.raga isku wada
midmaah hadaba saynab waxaad ogaataa in ay rag fiican jiraan sida ani camal oo beenta aan badsan
iyo rag beenta ka xishooda iyo kuwa waxay ku riyoo
daan ku hadla ama marqaanka siiyay marka waxaan ku dhihi lahaa raadso qof nadiif ah oo kuu qalma
waa hadey rukaa tahay sidaasaa gabdha kuwa fiican
iyo kuwa xunba leeyihiin caadiyan laba qafood oo
wada fiican ama wada xun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhiin

Monday, March 19, 2001 - 11:05 am
waasay aniga ila tahay rutii suu daalo sooshegay ruux walba waxa uuyahay waxaad baran kartaa inta aadan la qasanin macna ahaan aadan israacinin raguna ma wada xuma ee gabaryahay seewax u jiraan hadii ay kaa runtahay oo inta xun xun nasiibku ku baday E-mail kaaga dhaaf anaguba waan kuu joognaaye waad mahadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AM

Monday, March 19, 2001 - 11:30 am
Saynab

Walaal caradii waxay ku gaarsiisey meel xun, waayo waxaad tiri: "...ilaahey qofna qof kiisa kuma soo beego".
Allana asagaaba noo sheegey in qofba qofiisa lagu abaal marinayo, balse waa jirtaa in leys imtixaanayo taas oo qofku ku muteysto inuu helo darajadii iyo heerkii loogu abaalmarin lahaa qofkiisa. Waxaase lagu xanibmaa labadan arrimood: inaan marka horaba la wanaagsanaan, iyo haddii la wanaagsanaado, inaan la raacin samirkii iyo ducadii.

Marka wanaagsanow oo ku tiirsanow Allahaaga, kadibna waxaad helin kii aad muteysatey, Insha Allaah!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saynab

Monday, March 19, 2001 - 11:46 pm
TO: Daalo walaalo horta waad mahad santahay sida aad iila dacwiyeysid balse hadaan kuu sheego raga badan kooda waxan ka bartay internet ka oo maaha rag aan liv u bartay markaa taasaa keentay inaan ka bogan waayo qofku marka uu ku hor joogo ayaad wax ka arki kartaa laakiin qof aan tel kugula hadlay oo isu kaa faaaniyey ama isagoo caruurle qariyey ama isagoo aan wax baran oo qaad ka soo kacay ku yiri jaamacadaan ka baxay oo hadhow wixiiba lawaayo ama isagu dib isu kashifo miyaanay qalbi qab ahayn.. koley anigu yaabay walaal..mahaad sanid..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saynab

Monday, March 19, 2001 - 11:56 pm
TO;;; Dhiin iyo AM
waxaan idiin soo jeedinayaa salaan qaaliya kadib.
Dhiin walaalo raga wax xun iyo wax wanaag saniba waa ku jiraan laakiin waxad moodaa hadana in waayahan danbe ragii ay ku badan tahay xan tii iyo been tii dumar ka lagu yaqiiney berigii hore dee ana taasuun bay ila gaaraan ilaah baase iiga diga waayo waxa hore looyiri daacadi ma hun gowdo..

AM walaalo waad ku mahad san tahay talada wanaag san iyo weliba sida aad xaga diin ta u cuskatay waxan aan aamin sanahay hadii aanan ahayn qofdaacada in mar hore dawoco i cuni lahayd balse ilaahay amarkii ilaaahay waa iiga digaaa
wax baa iska kay hordaaga meesha xun waayo kuma dhaqmo inta ilaahay neceb yahay mar kaa mahad sanid waana ogahay in koley maalin ay noqotaba aan helayo kay gii isna koley sidayduu meel ku sil cayaa dumar ku lugoynayaane

bye all


am walaalo waa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman

Wednesday, March 21, 2001 - 05:13 am
to saynab

Saynab abaayo waan kusalaamayaa, runahaan tii waajiraa dhibka aadsheeaneysid lakiin waxaan kaala talinlahaa inaadan fududaanin oo intaad istiraa qofka fiicani nasiib umalaha kan udhigma aad kolkaas kaduldhadid nacas dareenkiisa ku aqliya, waxaan anigu kudhihi lahaa inaad baritaan ka badisid maskaxdana aad kuheysid ninka aad rabttaa siduuyahay waxaana hubaala in aqiritaankii aad sixarako leh ugu duldhicidoontid xidigii aad qalbikuhaysay.
lakiin waxaan aad ujelaanlaaa inaad adiga naftirkaaga aad noosheegit dhaqanka iyo dabeecaa shaqsiga aad dooneysid.

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AM

Wednesday, March 21, 2001 - 01:00 pm
Saynab

Waxaan kaloo kaala talinayaa inaad iska ilaalisid arrinta gabdhaha dhibaatada ku heysa oo ah:
Waxay doonayaan inay helaan ninka ugu wacan ragga, isla markaasna ma doonayaan inay barashadiisu la dhaafto saacado ama maalmo guduhood, taasna macquul maahan, oo intaad miro beertid haddeer haddan ma guran kartid isla markiiba.

Waxaad kaloo ogaataa in NINKA WANAAGSAN iyo KAN wax diidan isku egyihiin, waa markii sheeko idin ka dhaxeyso. Labdaas ninna iskusi bay gabdhuhu u xukumaan, oo waxay yiraahdaan: "Waan fahmi waayey ujeedadiisa".

Marka intaadan sheeko iyo xiriirtoona sameyn, waxaad jeexataa qad aad raacdid, oo ku saleysan dariiqa islaamka, kadibna arag ciddii kugu soo raaci karta jirkaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AM

Wednesday, March 21, 2001 - 01:04 pm
Saynab

Waxaan kaloo kaala talinayaa inaad iska ilaalisid arrinta gabdhaha dhibaatada ku heysa oo ah:
Waxay doonayaan inay helaan ninka ugu wacan ragga, isla markaasna ma doonayaan inay barashadiisu la dhaafto saacado ama maalmo guduhood, taasna macquul maahan, oo intaad miro beertid haddeer haddan ma guran kartid isla markiiba.

Waxaad kaloo ogaataa in NINKA WANAAGSAN iyo KAN wax diidan isku egyihiin, waa markii sheeko idin ka dhaxeyso. Labdaas ninna iskusi bay gabdhuhu u xukumaan, oo waxay yiraahdaan: "Waan fahmi waayey ujeedadiisa".

Marka intaadan sheeko iyo xiriirtoona sameyn, waxaad jeexataa qad aad raacdid, oo ku saleysan dariiqa islaamka, kadibna arag ciddii kugu soo raaci karta jidkaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAANLE

Wednesday, March 21, 2001 - 06:56 pm
SALAAMU CALYKUM, SAYNAB
SAYNAB WALAAL WAXAAD UGU SOO BIIIRISAY FIKRAD
AANAN HORAY UQABIN OO AH IN LABA QOF OO INTERNETKA
ISKABARTAY AY XIRIIR GUUR ISLA GAARI KARAAN IYAGOO
AAN IS ARAG. GABDHAHA AAN CHATKA ISKUBARANO ANIGU
HALKAABA KAMA SIIQAADO OO XIRIIR HOOSE LAMABA
YEELAN WELI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saynab

Thursday, March 22, 2001 - 12:16 am
TO Abdirahman salaan wacan oo wanaag san ka dib..
walaalo waxad ugala talisay abidiyo barashada
run tii waan sameeyey sanad kiilasoo dhaafay
iyo kii ha horeeyey mar kaa run ahaan tii mana ahayn nin man meel wada deganahay markaan natiijo ka gaadhi waayey waxan ba u arkay inaan ku wareerey sidan waayo qofba dabeecad buu leeyahay oo miihi gabdhaa rag badan la wada sheeekay san kara waxan jeclahay inaan qal bigayga ku xidho qof keliya kaa marka aan kala hadhno ayaan mid kale baran karaa markaa marka mid waliba waqti iga cuno sow wareer maaha?

nin kaan doonayaa walaalo waa sidan waa inuu lahaada dabeecad fiican oo dadka kula dhaqmo waainuu yahay nin waxuun bartay rinjina ha ahaatee wax anbaca waa inuu yahay nin u dhaxeeya
34--42 daacada waxba yuu haysan haduu rabo laakiin runta ku dhaqma waa inuu yahay sex veryy
romatic bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saynab

Thursday, March 22, 2001 - 02:25 am
TO AM walaalo salaan ka ka dib walaalo horta waad mahad san tahay sida qiimaha badan ee aad ilaa talisay waxaan se ku leeyahay walaal waa ereyga aad leedahay gabdhuu waxay rabaan nin ay saacada la sheekaystaa ama maalmo waxan kaa leeyahay horta walaal waxaba laysa siin jirey laba qof oo aan is aqoon dabeedna isku wanaag sanaan jirey markaa anigu barashada waxan ku leeyahay waxa lumay hada kala dan bayn tii iyo
ixtiraam kii run tii daacadii markaa nin kii isaga oo aan waxba haysan ayuu ku leeyahay maanugu cirkaan rinjiyeyaa maxaa u diidey walaal waxba mahaysto laakiin waxan u diyaar ahay liv
anigu run tii waxan ba la,ahay wax run sheega haduu bal wad leeyahay xataa wuu qarinayaa..
markaa waxan leeyahay waxa lun tay waxaan anigu doon doonayo ma daneeyo xoolo laakiin waxan daneeyaa shaqsiyada qofka maxaan ku aaminaa nin baa kule aan wada raaxaysano ka hor guur markaad tiraahdo waa xaraan wuxu kuleeyahay sideen ku ogaanayaa sexkaaga anigu madoonayo naag hadhoow xanja calashata markaan idhaahdo marun baan kuu sheeegaa sidaan ahay mise laba casho oo beena ayaad ku qanaqaysaa wuxu ku leeyahay maya ku aamini maayo raga badan kooda intaas banu ku kala tagnay duulku run tiiba ma aamin sana
mahad sanid hadal kaa ila dheeraadeeeee,
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaq-raadis

Thursday, March 22, 2001 - 05:42 am
To: saynab,
Saynab anaa ku raba oo jecel sida aad u hadashay iyo ra'yigaagaba. Hadaba anoo runta kuu sheegaaya waa kane qabso qofnimadayda:
1) waxaan ahay 34 jir.
2) Waxaan ku noolahay USA.
3) Waxaan sitaa laba digree oo midna yahay BA midna CS.
4) Waxaan joogay USA ila December 17, 1986.
5) Waxaan lee yahay xaas iyo saddex caruura.
6) waxaan leeyahay laba guri oo aanan ribo kabixin mulkina aan u leeyahay oon dayn la igaga lahayn.
7) Waxaan ahay wadani Somaliyeed oo wax badan u qabtay dalka oo aan ku dhisnayn qabiil.
8) Waxaan jeclahay ummadda Somaliyeed meel kasta ooy joogto iyo waa kasta ooy joogto.

9) Waxaan ushaqeeyaa Federal Express (Computer Consultant).
10) Waxaan raadinayaa xaas labaad oon dejiyo guriga cidlada ah een cidi hadda ku jirin.
Hadaba Saynabeey haddaad intaa ku qancayso anoon xabbad beena ku darayn asaad tahay sida aad soo sheegtay ood boggan ku qortay anaa kugu guursanaya su'aala aan ku waydiinayn waayo adaa hore uga jawaabay su'aalahaan ku waydiin lahaa oo ahaa: 1) Muslim matahy?
2) Somali matahay?
3) Guur diyaar ma u tahay?
4) Daacadnimo makugu dheehan tahay?
Nabad gelyo
xaq-raadi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AM

Thursday, March 22, 2001 - 06:31 am
SAYNAB

Waad mahadsan tahay hadalkaaguna macquul buu u muuqdaa, marka laga reebo hal mid oo aan doonayey inaan wax kaa iraahdo, taas oo aan jeclaa inaan wax ka iraahdo gabdho badan oo kula qaba figradaas, balse aan u arko inay tahay wax qayaali ah oo la iska caadeystey in la iska yiraahdo.

Balse marka hore aan ka war dhowro JAWAABTA CULUS ee uu kaa sugayo wiilka la baxay XAQ-RAADIS, iyo bal inaad inaga codsataan inaan FAATAXADA idin ku soo kabno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan19

Thursday, March 22, 2001 - 03:35 pm
abaayo Saynab waxaan u maleenayaa inaad tahay
gabdhaha arooska niyada ka galay waxaan kaloo u maleeynayaa inaad rabto inaad aroosto sida ugu dhaqsaha badan....abaayo mabeenteeybaa....
Talo ahaan waxay ila tahay inaad niyadaada ka saarto aroos dag-dag ah oo xataa aadan ogeen ruuxii ku aroosi lahaa,

tan kale sidaan ka dareemay hadalkaaga dadbadan baa kuu sheegey been dadkaasoo u ekaa markoodii hore dad kurabo hadana markey mudo aad idinku wada socoteen bey kaa tageen

sababta mataqaanid
aan kuu sheego sababta
marka hore hadaad rabto ineysan dhibaatada aad sheegatey eeysan mardambe kugu dhicin waa inaad niyadaada ka saartaa sadex waxyaalood
(1) waa inaad iska deeysaa rabitaanka degdega ah ee aad urabto inaad aroosto sida ugu dhaqsiyaha badan ( wiilashu markey indhahaaga ka dareemaan inaad aroos u rabto sidegdeg ah wiilasha qaar waxaa jiro been intey kuu sheegaan danahooda yar ee ah wasmada markey helaana kaa tagaayo

(2) hadii ay dhacdo inuu wiil aad isdhahaysey kani waa wiil fiican oo kaa tagi maayo wuxuuna balan qaadey inuu ku arooso, kadibna uu ku wasay asagoo kaa dhaadhiciyey labo bilood kabacdi baan ku aroosi doonaa
Taasi waa qayaano oo uu ku qayaaneeyey
balse adigu haka xumaan asaga maxaa yeeley asaga siilkii baad ku canaadey oo aad kaga dhigtey lama helaan, sababtaas buu u tashadey inuu suu ku heli lahaaba uu ku helo siilkaaga guur iyo guur la-aanba
waxayna tahay siilkii baad ku canaadey oo asagu waa uu kuu xanaaqsanyahay,
waxaana laga yaabaa inaad istiraahdo koleyba siilkeeyga siiyayee muxuu misana iigaga tagey
(jawaab) maxaayeeley wixii baad ku canaadey
hadii aad wixii siin laheed islamarkii uu ku yiri walaaleey waan ku jeclahay oo adigaan aduunyada kaa doortey maanta kaamuusan tageen oo wuxuu kuu heenlahaa xushmo weyn
(Talo ahaan kale) hadii ay dhacdo inaad hesho wiilkale abaayo si caqli leh uga feker oo wiilkaas ha xumeen,

Fiiro gaara waxaana kuu hayaa wiil ah guurdoon xalaala hadii aad tahay gabar guurdoon ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniga

Friday, March 23, 2001 - 04:46 am
TO Ladan19.
ugu horeyn uma maleynayo inaad Qof dumarah tahay,balse waxkastoo tahayba Ilaah ka cabso oo hadii aadan gabadha talo iyo waano wanaagsan u haynin waxba umada ilaahay ha fasahaadini iskaba aamus.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYNAB

Friday, March 23, 2001 - 05:20 am
TO XAQRAADIS WALAALO WAAD KU MAHAD SANTAHAY SIDA FIICAN EE AAD U HADASHAY WELIBA WAXAN KU ;LEEYAHAY ADOO XAASLEH MAXAAD U RAADINEY XAAS KALE INTAAD I WEYDIISEY WAAN AHAY BEENA MA AQAAN KELMEDA AAN IDHAAHDAA WAA MID KU TAAGAN RUNTA HADAY QARXAYSO XATAA BALSE ADIGU MA UTAHAY DIYAAR GABAR CUUR LEH?
WAAN KA BAQAA NIN CARUUR IYO XAAS LEH WAAYO WAXAN IS IDHAAHDAA AMAA DENBI KAAGA YIMAADAA GABADHA KALE WAAYO WAXAN AHAY GABADH AAD U FARXAD BADAN ROMATIC AH MARKAA MARTIDA I ARAG TAA MA CAROW DO SIDAAS DAR TEED AAD BAAN UGA GAABIYAA NIN XAAS LEH HADABA BAL WAXAD YAASHAA SU AAL BAA IIGU KAA HADHAY..

WAA SIDEE DABEECADAADU AMA DHAQAN KA SIDAAD U EGTAHAY WAAD SOO QORI KARTAA MEEL LAGAALA SOO XIDHIIDHI MAHAD SANID
BYEEEEEEEEEEEEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saynab

Friday, March 23, 2001 - 05:27 am
TO AM walaalo waad salaaman tahay kadib
waxa fiican inaad i weydiiso kelmedaa waxadba moodaa anaan garanayo balse hada kama jaawibi karo sidaan u arko oo waxa laga yaabaa inaanay ahayn sidaan moodey koley aniga been sheegi maayee waa iga hor yimi wiil soomaaliyeed la sheekay sigiisu hadana waxan intaa ku ilaawaa oo isku qan ciyaa oo miyaa laguu bedeli ilaah baa idin badaye bal iska daba hadaaf intii aad kii xaqa ahaa ka gaadho mar waxan isku qan ciyaa ama ayba tahay in wixii ilaahay ii qorey aanan dhaafayn.. markaa walaalo hala biqin wixii calooshaada xaganayee iisheeg waayo walaalshaa baan ahay,.
byeeee mahad sanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman

Friday, March 23, 2001 - 05:39 am
to zaynab
saynab abaayo horta waan kusalaamayaa salaan kadib waxaan kaaga mahadnaqayaa mowduucan xiisahaleh ee aad abuurtay
hadii aan usoonoqdo taladeeyda waxaad iilamuqataa inaad tahay qof aad ugudaashay radinta dooqeeda balse ra'yigeyga waxaa weeye inaad adigu intaad midKA KUULA MACQUULSAN raacdid dabadeenna dabeecadahiisa meelaha ay kaqilaafsanyihiin kuwaga kabedeshid wayo waabad noosheegta oowaxdhibadan maaha marka waxaan kudhihilahaa adiga masuuliyadeeda isisaar sidaad u design gareynlaheeyd
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AM

Friday, March 23, 2001 - 12:45 pm
SAYNAB iyo gabar kasta oo xiiseysa Sx iyo Rmnc

Midda aan kugu diidanahay waa mid aad leedahay: waa inuu noqdaa "very sexy and romantic", waayo tani maahan dhaqankeena oo ku dhisan islaamka, taas oo qofku noqon karin ruux u nool inuu qanciyo dareenkiisa oo kaliya ee uu u nool yahay inuu qanciyo ruuxiisa oo uu ku qanciyo oofinta waajibaadkii Ilaahiis farey. Dhinaca kale ujeedada isku tago waa in carruur la kala helo. Dhinaca romantic-ku waa wax aan meesha imaan karin, mar haddii nala siiyey caqli iyo waajibaad aan oofineyso taas oo aan noo ogolaaneyn inaan u dhaqanno sidaan doono.

Ka soo qaad inaad heshid qofkaad tilmaan tahay:
Maxaa dhacaya haddii amar ku dhaco oo wiilkii xabadka ku lahaa murqaha kala soocan uu shil galo oo noqdo mid tuuro leh? Miyaad ka rogmaneysaa?
Amase aan waxba ku dhici, laakiin uu dooney inuu sidaada oo kale u qanciyo gabdhaha kale ee jeclaadey jirkiisa sx-ga ah?

Ka soo qaad in wiilkii aad heshey kuula dhaqmi jirey si xor ah oo la xiriirta dabeecada ama nature-ka, kadibna amar ku dhaco oo qosliba kari waayo, miyaad ka digo rogan?
Amase uu la jilo sheekada gabadhii uu ka helaba?

Haddaan isku soo gaabsho, waxaan kugu la talin lahaa inaad dhinac iskugu durugtid oo aad goobtid wiil noloshiisu tahay qayaali, amase midkaad markii hore xustey ee ah mid noloshiisu ku saleysan tahay xaqiida dhinacii la doonaba, taas oo ka tarjumeysa nolosha adduunka, keydkeeduna noqonayo maxsuulka tan aakharada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaq-raadis

Friday, March 23, 2001 - 06:22 pm
Saynab,
waad mahad santahay. Su'aashaada ah naag caruur wadata ma qaadan lahayd? Jawaabtaydu waa haa. Sababtoo ah waxaan keliya gabadha waydiiyaa sidaan horeba u sheegay Diinta, Somalinimada iyo inay diyaar tahay. Su'aasha kale ee aad tiri waxbaa iigu kaa laaban sida saan u ekahay iyo dabeecadayda. Waxaan ahay 6", kalarkaygu waa Somali "average":Omaariin casaan xiga). Dabeecadaydu waa fiican tahay oo dadka Illahayna waa iga nabad galaa af iyo adinba mana hadal badni. Waxaad kaloo i waydiisay inaan diyaar u ahay inaan xaas kale guursado. Jawaabtu waa haa oo meeshan kuma soo qoreen hadaanan diyaar u ahayn. Waxaa la iga helaa Atlanta, Georgia. Intaa wixii dheer aan kawada xaajoono.
Nabad gelyo
Xaq-raadis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xirsi

Friday, March 23, 2001 - 08:13 pm
******************loveSEYNABlove******************


Hi this is Hirsi I am 6ft 175p 27y muscular good looking Computer engineer single living in Canada,
after I readed your conversation you seems ok and I'm willing to give u chance if you let me
so you can contact me at
Husein0038@home.com
home 416-413-0038
cell 416-3230966


good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saynab

Monday, March 26, 2001 - 02:59 am
TO. AM walaalo waad mahad santahay waad na salaaman tahay waxad moodaa inaad yara xanaaqday sida iiga muuqata qoraalkaaga waxan se ku leeyahay maaha sida aad u fahan tey u jeed kaygu waxan ka wadaa sexy waa inuu yahay qof xiisaynaya la moolaanshaa qofka uu la nool yahay waayo sida badan soomaalidu rag iyo dumar waxay isku qabaan nolol aad moodo qasab ama iskuma qanac sana labada qof ee is qabaa markaa waxanba moodaa anigu inay isu guursadaan oo keliya yaad gob lamin.
aniguse waxan rabaa qof igu qanacsan. ooo ii xiisoonaya markuu iga maqan yahay kuna riyaaqaya gurigiisa kuna farax san noloshiisa waayo waxan arkaa ragleh naagtayda calafbaa ii geeyey walaahi ma doonayo hada hadaan xoolo haysan lahaa mid kalaan guursan lahaa ama naago ku farxaya marka nin koodu meel u safro..
ooo aad moodid inay jeel ku jireen
aadbaan ula yaabaaa ama nin iyo naag markaad gurigooda tagto isu dudaya oo aan midna mid lahadlayn oo aad moodo isu cadow markaa waxan ka hadlayaa waa waxaa ee maaha in aaan ka hadlayo sariirta taa lafteeda diintu waxay sheegey in sidii labada qofku farax sanyihiin lasamayn karo diintuna aanay sheegeyn waxyaala badan oo aynu xaaraan u naqaan aanay xaraan ahayn,.
tan aad leedahay haduu qofku curyaamo oo egsidhin galo dee kaga tegi maayo waaayo waa wadnahaygii ee wixii ku yimaada ilaahay baan ugu xamdi naqayaa,.,. waana caawinayaa waxaba laga yaabaa inaan markaa ugu sii roonaado sidii hore
waayo marka hore ee aan guursanayo waa inaan ku
ku tashadaa inay jiraan wed xanuunba..
romatic baa yimi maaha ninku inuu sidiii aan hooyadii diley afka ii buuro waa inuu ii sheekeeya waqtiga uuu firaaqada yahay waa inuu ku farax san yahay inta badan wanuu hadal macaan iigu yeedhaa maaha inuu i yiraahdo naa tiiyeey waxaa maaragtay ama uu ii arko naag uu siduu doono ka yeeli karo waxyaalaha caruurtu ku ciyaarto ninbaa ku odhanaya dhibkaasaa i haysta oo dhibaataa iga haysata guriga..
markaad tala u siiso inuu xaaska lahadlo ii ay dhibtaa ka wada xaajoodaan buu ku leeyahay naa ma naag baan la gardhigtaaaa... markaa hadal kii baan ku dheeraadeee walaall raali iga ahoooooow
mahad sanid
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saynab

Monday, March 26, 2001 - 03:04 am
TO Abdirahman salaan wacan kadib walaalo waad mahad santahay.. walaalo tanaad lleedahay waa inaad waxyaala badan ku raacdid ama aad adigu bedeshaa waxa jira qaar aanad bedeli karayn oo aad u madax adag ama toodu la fiican tahay waxaa la bedeli karaa ragiyo dumarba qofkii garta qaata
gabadh soomaaliyeed ayaa ku maahmaahday;;

geesi waan macna aqaan..
nacasna waan maquunshaaa..
macangeg maara uma helo ..
markaa haduu macangeg yahay yaa wax ka dhaadhicin karaya aduun baa daalayeeee..
mahad sanid walaalo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYNAB

Monday, March 26, 2001 - 03:11 am
TO Xaqraadis walaalo mahad sanid waadna salaaman tahay si qurux badan baad u hadlay ilaahada mana xuma suaalaa kale waa kuwo u baahan in lagaga hadlo meelku haboon balse hada waxa iigu kaa hadhay ee aan ku weydiinayaa waa..
1} BAL WAD MALEEDAHAY HADAAD LEEDAHAY WAA MAXAY?
2} DIINTA MAKU FIICANTAHAY SIDA SALAADA OO KALE?
3 } MAADAA E-MAIL ISIINAYA MISE ANAA KU SIIYA? INKASTAAN JECLAHAY INAAG ISIISO.
MAHAD SANID.
BYEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaq-raadis

Monday, March 26, 2001 - 03:29 am
Saynab, waad mahadsan tahay.
1) Balwad haba yaraatee malihi
weligayna mayeelan.
2) Diinta waa ku fiicnahay sida salaadda iyo ka qayb qaadashada arimaha muslimiinta.
3) addrayskaygu waa
afrax@email.msn.com

Nabad gelyo
Xaq-raadis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AM

Monday, March 26, 2001 - 07:41 am
Saynab

Waad ku mahadsan tahay jawaabtaada.
Waxaan ku weydiin lahaa, sidee baad doorbidi laheyd in maamulkiinu(adiga, ninkaaga iyo carruurtiina) u dhisnaado? Jagooyinkee baad ka qaban laheyd, kuweese baadan u samirteen haddaad weydo oo lagu kala guuri lahaa?
Fadlan haddaad waqti heysid yara ku dheerow jawaabahaaga.

Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaq-raadis

Monday, March 26, 2001 - 05:06 pm
Saynab,
Salaamad bacda salaan waxaan door bidi lahaa sida diinta islaamku qabto oo ah in hormoodka reerku yahay ninka xaaska iyo caruurtuna yihiin adeecayaasha hormoodka reerka. Waxaan qaban lahaa wax kasta oo aan baahideeda oofin karo hadday tahay guriga gudihiisa iyo hadday tahay debadiisaba. Waxaan udulqaadan lahaa wixii ku yimi farsama xumo ee aan ku iman maamul xumo iyo wixii aan wax u dhimayn jiritaanka qoyska.
Waxaanan marnaba u dulqaadanayn wixii ka hor imanaya diinta Islaamka noocay ku tahayba. Waxaanan u dulqaadanayn wixii burburinaya arimaha qoyska sida haday tahay burbur dhaqaale, edeb xumo ka timaada xumin ka mida qoyska iyo iska indha tirka diinta Islaamka.
Waxaan filayaa inaan kuu guud maray intii muhiimka ahayd ee layga baahnaa.
Nabad gelyo
Xaq-raadis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saynab

Tuesday, March 27, 2001 - 02:03 am
TO Am walaalo salaan wacan oo wanaag san.
kadib waad ku mahad santahay sida aad wax ii weydiisey. balse hadaan kaaga jawaabo midaa ahayd jeceshahay inaa u dhaqantaan adiyo nin kaagu.. walaalo waxan aan anigu jeclaan lahaa hadaan helayo kaa waxan jeclaan lahaa in aniga iyo nin kaygu aanu isku tala nahay wax kastoo nagu yimaada aanu meel uga soo wada jeesano. haday tahay waxtar adad hadaytahay mustaqbalka reerka haday tahay korinta iyo barbaarin ta caruurta haday tahay ixtiraamka reerahayaga kuwiisiyo kuwaygaba,,
anaanu ahaano ul iyo diir keed in aanu noqono dad is ku faraxsan anytime waa unuuu noqdaa nin ii arka inaa ahay raaxadiisii,..

2} ta labaad ee aad leedahay maxaa sartu ka qunmay waa sidan walaalo horta bili aadan ka ilaahay isuma dhamayn qaarba waxbay ku wanaag san yihiin laakiin anigu ninka aanan marnaba la heshiinayn waa kan waa ninka i yasa ee aa talada reerka waxba ka ogolayn ama ii arka naag.
ninka aamuska badan ee sheekada iga qancin..
ninka neceb reerkaan ka dhashay ee baqaylka ah.
ninka dudmada badan ninka bilaa naxariista ah ee aan jeclayn inuu ku caawiyo markaad dhibaataysan tahay. ninkaan kaaba fekerin adiga iyo ubadka toona..ama jecel inuu dhaqaalaa isla buuro.
nin balwad leh waa hadii aanan ku guursan ee uu gadaal kala sooboxo.. hadaan ku guursado balwada oo aan hadhoow is waalo anaan denbigaa qaba.
iyo ninka aan taladiisa ku meel marin ee lootaliyo. qofkaa nin iyo naaagba waa necbahay waa inaad isku kalsoonaataaa,,weligaa waxba kaa xumaan maayaan hadii kale ala ku qaad..

mida kale aniga ilaahay ayaa wuxu iigu abuuray dareeeen aanan garananayn inaan ku qaldanahay iyo inkale ooooo ah sidan..

aniga ayaa waxan ahay qof aad u werwer badan waxa laga yaabaa nin kaygu intuu guriga ka maqan yahay ama ha shaqa tago ama suuqba ha aadee inaaan ka fekero oo ka werwero.
maxaa ku dhici muxuu la kulmi. ilaa uu guriga soogalo iga bi.i maayo werwerkaasi..
haduu safro kaba daran yacnaa hadaan xitaa ku kacsanahay oo aanu islayn ku kala maqanahay lagama yaabo in werwer kaasi iga bo.o ilaa iyo mar mooyaane.. markaaasi waa marka uu igu sameeyo wax niyadayda jebiya markaa aan go.aan ka gaadho inaan ka tago oo aan rajo iigu laab nayn.
markaa waxa aan weydiiyey gabdho aanu saaxiib nahay mid ila mida maarag waaba layla yaabaa..
,mana aha wax aan isku abuurayo ee waa wax ilaahay ii sameeyey.. dareenkaasi waa mid dad koodhan ii haya oo qofkaan barto xitaa markaan ka tago ama aan ka safro waxa laga yaabaa inaan ooyo sida caruurta..tussaale nin baan u dhalay laba caruura, runtii wuu i xumeeyey anigu saan u arkayey,, malin tii danbe anagoo aan kalatag taaganahay kuna tashanay inaanu kala tagno ayaa dhiaabato yari ku timi wuu safray hada ma wada hadalo..niyadayda markaa haba yaraateee wax raja ahi kuma hadhin. maaalintii dhoofay ayaan werwer seexan waayey wuxu ii soo sheegey inuu nabad tegey tel ayuu isiiyey. mawmalaynay inaan telefon kaygii ku qar xiyey intuu maqnaa saan habeen walba ula hadlayey wuxuu lakulmay maalin tii..
markuu soo noqdey ayaama ka dib ayaa waxa soo dhacay lacag tii wuu arkaa inuu isaga yahay.. wuu diidey inuu bixiyo lacag taa telka anuu magacayga ku qoraaa. waxan sameeyey waan usoo amaahday si aan dawladu waxba iigu raacin.. waana bixiyey
markaan arintaa eego waxan u arkayey inaan qaldanaa waayo maxaad ula hadlaysey baa iqabata hadana wax iga xoogweyn ayaa igu jira aanan iska kantarooli karyn waa dhibka ragaba ii kada hadaan cadow ahaan lahaa rag uma nexeen iyana ima dhibeen ee ka ugu wanaagsan oo aan silciyaa igusoo beegmilaa waa sidaan naftayda ugu sheekeeeyee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saynab

Tuesday, March 27, 2001 - 02:13 am
TO> Xaqraadis salaan qaaliya ka dib ma xuma waa arin wanaagsan lakiin markaad leedahay uma dulqaateen wixii diinta waxa udhimaya ma ii qeexi kartaa waxa ugu waaweyn waayo anigu waxan ahay gabadh soomaaliyeed diin tayda waan jeclahay waxaba laga yaabaa inaan ku dhaqmo waxyaala kamid. hadii xitaa aanan ku dhaqmin inta badan koley wax dhibaato u keenaya ma samaynayo waayo waxa dhibaato ukeenaya waxan u aqaan qofku markuu ka soo hor jeedo diinta ee diima kale aamin san yahay laakiin qofku haduu xitaa balwada ugu xun leeyahay dee dhibaato u keeni maayo ee isagaa ilaahay denbi ka galay oo adiga kuma qusayso laakiin inaad kala hadashaad leedahay ama ku rab ama kaga tagoooo..
balse adoo raaliya ii jilci midhkaa..
Iyo tan aad leedahay dhaqaale burburin labadaaba ii faahfaahi.

mahad sanid saynab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaq-raadis

Tuesday, March 27, 2001 - 03:32 am
Saynab,
Markaan ku leeyahay wixii diinta wax u dhimaya waxaan u jeedaa wixii Illah yiri yaan la samayn waxay doonaan ha ahaadeene. Sababtoo ah haddii la khilaafo diinta qoysku waa adag tahay siduu udhisnaanayo. Tusaale: 1)naagtaan qabo ma rabo inay shaqayso sababtoo ah waxaan aamin sanahay inaan anigu masuul ka ahay wixii ay u baahan tahay. Haddaan ka soo bixi waayo wixii xaqiiqa ee ay u baahan tahay oo gurigeeda iyo reerkeeda kafaynaya anaa gabay hawshaas wayna tashan kartaa. Laakiin inta aan anigu ka faala qaadanayo waxay u baahantahay oo dhan marabo inay shaqayso haba yaraatee. 2) Naagtaan qabo marabo inay aqbasho ama raadsato wax caawimo ah oo dawladi siiso sida waxay ugu yeeraan "welfair". Taa waxaan uga jeedaa waxaa jira qoysas badan oo qaata waxaas oo ku danbeeya bur-bur iyo kala tag. Sideedabana qoyska waxaa xilka saaran yahay ninka reerka. Haddii cid kale dhaqaala ahaan soo dhex gasho qoyskii waa uu daciifayaa. Waxaana rumaysnahay inaan nina reerkiisa loo dhaamin loona dhaafi karin.

Arinta kale ee ah dhaqaala burburis waxaan uga jeedaa; Sideedaba reerku waa inuu leeyahay miisaaniyad. Wax kasta oo miisaaniyad ahina waxay leeyihiin maamul iyo xisaabin. Markaa qoysku waa inuu ku tala galaa waxa soo gelaya iyo waxa ka baxaya isuna dheeli tiraa. Dadka qaar ayaa qarash gareeya in ka badan waxa soo gala taasina waxay keentaa dayn aan dhamaanin iyo wareer soo dhex gala qoyska. Sidoo kale dhaqaalaha waa in loo sameeyaa maamul og sida uu ubaxo kaana waxaan aamin sanahay inuu sameeyo hormoodka reerka oo ah ninka. Ninku naagta waa uu u magacaabi karaa inay hayso xisaabta reerka laakiin waa inuu isagu masuul ka yahay maamulkeeda.
Waxaan filayaa labadii qodoba inaan ka jawaabay.
Nabad gelyo
Xaq-raadis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aadan Jaama

Wednesday, March 28, 2001 - 03:43 pm
war sxb Xaqraadis war tani weey kudishey'e
war su aalo beey nafta kaaga qaadeybee inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun war si kale ma weydey aad naag ku hesho

aniga gabadhan isku magacawdey Seynab waxaan umaleynayaa iney tahay nin, waa nin cayaal suuq ah oo kugu cayaarayo
ama waa gabar labeebsha ah weyna ogtahay inaan larabin ee yeysan waqtiga kaa dhumin sxb
anigey hada kahor gabar aan kubartey internetka igu noqotey laboodle ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saynab

Thursday, March 29, 2001 - 01:05 am
TO. adan jamal walaalo horta mahad sanid laakiin waxan ku leeyahay horta wiil maahi ee gabadh baan ahay taasi waa taa takale u ogoloow gabdhaa inay ku jiraan kuwo aan raga ka hadal liidan oo weligaa hana yasin yaaaaa.


TO>> xaqraadis walaalo waad ku mahad santahay waaana ku qancay suaalahaagii mahad sanid
byeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman

Wednesday, April 04, 2001 - 08:25 am
To seynab
salaan qqimaleh kadi waxxaan jeclaan lahaa inaan kuweydiiyo inaad adigu naftaada tanazulaad sameynkarid iyo inkale jawaabtu hadeey tahay haa waxaad tanazulaad kasameysaa xaga da'da oo dhowr iyo labaatan jirada fursad sii
mahadsanid

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.