This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, March 20, 2001 - 07:47 pm Cabdiraxiim. waxaan ahaa nin culus oo aan lagu ciyaari karin. waxaanse jeclaaday gabadh ,marka hore way isku kay dhiibtay si aan u jeclaado ugu dambayntii waan jeclaaday soo waxaan ka fariistay cuntadii iyo hurdadii waxaa iga dhacay 15 kiilo feker ,shaqadii oo iga hortimid iyo dadkaygii oo aan ka go ay. haddana iima oga waxay bilaawday wax la yiraahdo player or going same body else maxaa tallo ah soomaaliyeey. please/???????
| |
Friday, March 23, 2001 - 06:41 am jaceelka ku hayaa haduu run kaa yahay u dhimoooo
| |
Monday, March 26, 2001 - 02:16 pm WAR C/RAXIIM SXB WAXAAD YEESHAA U SHEEG GABADHAAS INAAD AAD IYO AAD U JECESHAHAY HADIISE AY KU DIIDO AMA AY WALI RAAC RAACEESO NIMAN KALE MARKAAS WAXAAD OGAATAA INEYSAN SAA U JECESHAHAY EYNAN KUU JECLEEN SOMALIDA WEXEEY KU MAAHMAAHDAA JECEEL AAN LAGUULAA WADIN WAQTIGAAGA YUUSAN DHUMIN. YEYSAN WAQTIGA KAA DHUMIN HADII AYSAN KU JECLEEN,
| |
Monday, March 26, 2001 - 11:45 pm To Cabdiraxmaan asalaamu caleeykum. waxaan aamin sanahay hadii aad iska iloowdid gabadhaas in aad ku soo noqon doontid sidaadii hore walaal. uu maxaan sameeyaa waayahayee??????????!!!!!!!!!! asalaamu caleeykum
| |
Wednesday, March 28, 2001 - 05:03 am WARAHE DHEHA GABADHA WAA WALAN YIIHIN ANIGA WAXAN AHAY KOW IYO LABATAN SANOW AYAN JIRA MAGACAYGAN WAA MAYAMUNO WAXAN DAGADHAHAY MAGALAD U.S.A WAXAAN KAA DAGANAHAY GEORGIA EE BAA AAN KAHELAY ABOWEY EE MAXAAD KADHIHILAHEED EE ISOW EMAILGAREY HADII AAD BAADASHIDA CAQALIGAG EE AAD ISORACADID WEIGHT WAA 125 WAAN CADAHAY EE WAAN GADODANAHAY GANEY@HOTMAIL
| |
Wednesday, March 28, 2001 - 05:07 am WARAYA MAGAWAR WALABA KODHEYSOW WAAN KUJECALHAYE WAAR MAXAD EEHED WARAY
|