site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

PLEASE ILA TALIYA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: PLEASE ILA TALIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAISAL

Thursday, March 22, 2001 - 03:28 pm
Walaalayaal waad salaaman tihiin. Waxaan ahay wiil 25 jir ah. Ilaa 2 sano waxaan isla soconay gabar cadaan ah aan jaamacad isla dhigano, waxaana ku heshiinay inaan is aroosno. Familkeeda raali bay ka yihiin, laakiin waalidkey may jeclaan arintan. xataa waan u sheegay inay soo muslimeyso laakiin way diidan yihiin oo waxay ila rabaan gabar aan ilmo adeer nahay. Runtii ma necbi ina adeertay, waxaana u xushmeeyaa sidii walaashey oo kale. Waligeeyna niyadeyda kuma soo dhicin inaan iyada guursado. ILA TALIYA MAXAAN SAMEEYAA!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 04:04 pm
TO: Faisal waxaad sameesaa sadex waxyaalood oo kala ah
(1) hadii aad gabadhaas cadaanka ah aad ugu jeceshahay aduunyada oo aadan rabin gabar kale ilama qaldano anigu ee waxaan ku dhihi lahaa aroos
(1)ku dadaal inaad barto diinta islaamka gabadhaas cadaanka ah
(3) waalidkaaga yeel wax ala waxay ku yiraahdaan marnaba ha noqon qof hadalkoodii ka diidey.


Hadaan anigu ahay adiga
masameeyeen waxaysan rabin waalikeyga
hadaan aniga ahay adiga
ma arooseen gabar cadaan ah maxaa yeeley Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa (guurso waxaad taqaan hadhashee waxaad taqaan) micnuhu waa hadii aad guursato gabar kuu eg oo ah Soomaali waxay dhaleysaa caruur adiga kuu eg, balse hadii aad guursato gabar aan kuu ekeen oo ah cadaan waxay dhaleeysaa waxaan kuu ekeen oo hadhoowti caruurtaasi kuuma eka waaba cadaan

hadaan aniga ahay adiga waan iska was-wasi lahaa si kumeelgaara kadibna waan isaga tagi lahaa oo waxaan raadsanlahaa gabar kaqurux badan oo ah Soomaali kadibna waxaan aroosi lahaa gabadhaas Soomaaliga ah
anigase waxaan layaabanahay saaxiib makaadhab-baa inaad aroosi lahayd DOOFAAR CAD OO URAAYO

sxb iga raali noqo hadii aan kaa caayey Doofaarkaaga cad.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.