site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I love two guys at the same time How!!!!!!!!!!?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): I love two guys at the same time How!!!!!!!!!!?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afrax

Monday, March 26, 2001 - 08:04 am
waxaan isla mar jeclaaday laba wiil oo aanu labada isku qabiil nahay midwalba wuu ii fiican yahay xaga diinta xaga dhaqanka xaga dabeecada laakiin waan kala dooran kari laayahay waxaan sameeyo ma garanoyo ee walaalayaal ila taliya hadii aad wax igu dhantaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan19

Monday, March 26, 2001 - 12:52 pm
hadaan adiga ahay abaayo koleyba mid baan dooran lahaa
waxaad tiri ayagu waa ay siman yihiin ok
kee baad hor aragtey koleyba mid baa kahoreeyey kan kale daqiiqado ama saacado, marka midka horeeyey daqiiqadaha ama saacadaha oo aad hor aragtey baan ku dhihi lahaa ku nasiibso ileen asagaa hor aragtayee

mida kale hadii aad isku mar aragtey oo aad labadaba jeceshahay oo aad kala dooran weeyso which is which
aniga waxaan kugula talin lahaa inaad mid ba mar balamiso oo aad sariirta dusheeda aad ku wada cayaartaan sadex jeer camal
hadana kankale sidoo kale kula dul cayaar sariirta dusheeda
markaad intaas sameeso qasab waaye mid baad ka jeclaaneeysaa kan kale oo waxaad ogaaneysaa kan aad kuu jecel oo ah wadnahaaga


nasiib wacan waa walashaa Ladan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiwali

Thursday, March 29, 2001 - 07:10 am
walaal waxaan kugu la talin lahaa in aad dooratid kii aad hor aragtay waxaaa layiri alxaqu liman sabaq, sidey ladan kugu taliseyba.
tankale ladan kuma raacsani taladeeda kale ee ah tijaabi mid walba by sariir taas waa dhaqan xun.
talda 2aad kii alle u dhaw xaga diinta hadey ka siman yihiin
3aad kii raga nimo badan
4aad kii qurux badan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.