This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, March 27, 2001 - 01:58 pm waan idin wada salaamey dhamantiin Waxaan radinayaa gabar Somaliyeed oo diinta ku dhaqanta waxaan ahay wiil aad diinta ugu fiican
| |
Tuesday, March 27, 2001 - 05:16 pm Salaan to xirsi walaalkiis amba waan raadinayey inan diinta ku wacan ee ku meeyey walaalkiis xagaadse ku nooshahay walaalkiis.Aboowe runtii isma faaninayo ee diinta waa jecelahay runtii waan ku dhaqmaa wixii faral ah ee la iga rabo.Walaal xirsi emailkaga soo qor aan wada xidhiidnee. Wasalaamu calaykum.
| |
Wednesday, March 28, 2001 - 07:38 am Salaamu calaykum Sahra walaal waan kusalaamey walaal imailkeyga waa husein0038@home.com waxaana joogaa hada Canada xiriir wacan.
| |
Thursday, March 29, 2001 - 03:15 pm Salaamu calaykum Walaal sahra maheshey Emailkeyga?
| |
Friday, March 30, 2001 - 12:59 pm TO: Sahro abaayo waan heley emailkaagii ee adigana waxaan kuu soo direy email
|