site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waygee igu haboon inaad ku soo jiidatid gab dheheena somaliyeed??

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: Waygee igu haboon inaad ku soo jiidatid gab dheheena somaliyeed??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geele

Thursday, March 29, 2001 - 04:10 pm
Asalaamu caleykum dhamaantin

Waxaa iga maqan Systemkii Aan ku soo jedan lahaa
Gabar gayaankee ah.
Maxaa ka mid ah wax yalaha gabdheehena soo jiita?
bro/sis talo iga sii arintaan

thankx
by Geele

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 04:14 pm
been u sheg looooooooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suad

Friday, March 30, 2001 - 08:04 am
To Geele

Walaalkiis somaalida waxay yiraahdaan been kusoo xaro gali runse kudhaq aniguse sidaas kuma raacsani, oo waxaan ku oran lahaa runta isaga sheeg, gabdhaha sanadkan jira way iska dhib badan yihiin, waxaadse ogaataa qoftii doonaysa inay xiriir daacad ah kula samayso inay runtaada ubaahan tahay, tan kale horaa loo yiri beentu way lug gaaban tahay, marka aboowe runta ugu dadaal, dabeecadaadana sida ay tahay umuuji, waxaan taas ula jeedaa waxaadan ahayn haisku sheegin. Ilaahay hakula garab galo bro.

Salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sheeq Ahmad

Friday, March 30, 2001 - 03:19 pm
TO; Geele sxb waxaa ugu fiican oo lagu soo jiidan karo gabdhaha waa adigoo daacad u noqdo oo aad runta u sheegto xataa hadii ay dhibaato kuu soo jiideyso inaad runta sheegto, waana inaad tustaa inaad naxariis badan tahay oo aad naxariis badnaataa marwalbo maxaa yeeley rasuulkeena salawaatulaah calayhi wasalaam wuxuu yiri
Ilaahey uma naxa riisto kaan unaxariisan adoomadiisa taasi waxay ku tusineysaa iney naxariista wanaagsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismail.

Thursday, April 12, 2001 - 05:13 pm
To: Geelle.

Walaalkiis hadda miyey jirtaa Gabar aad
la socoto? ama aad jeceshahay?, hadday jawaabtu tahay maya then that is "Ok" haddiise ay jirto se
waxaad is ku daydaa marka ugu horraysa inaa daa-
cad u noqoto qofkaas, u muuji dabeecad wanaagsan
iyo dabac-sanaan siyaada ah, mararka qaar u soo
gad "Hadiyad" haba yaraato'e, dareensii how
special she is, xasuusi inaa ku faraxsan tahay
inaad hesho qof ayadoo kale ah,noqo nin "Romantic"
ah, bar gabadha saaxiibadaada aad ku kalsoon tahay
ka ilaali wax kasta oo fiilitaankeeda dhaawici
kara, u xushmee like more than anyone else and
i'm sure sh'll love you.....Dhinaca labiskana
xoogaa iska tiiri heee.....lol, naso saacado ka
hor inta aadan Gabadha u tagi badanaaba.

I hope that w'll help.
Good luck.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.