site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Walaala yaal ila taliya

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Family Matters - Arimaha Qoyska: Walaala yaal ila taliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faysal

Friday, March 30, 2001 - 08:09 am
waxaan ahay wiil ku nool N.America mudo laga joogo 8 sano ka hor ayaan gabadh wada soconay gabadhaas waqti dheer yaan wada soconay waxaan ku heshiinay in aan is guursano gabadhii Africa yaan ooga soo dhoofay markii aan ka soo dhoofay wax yar kadib waxuu aabaheed ku daray nin jooga Bakistaan aniga markii aan maqlay si kasta oon u jeclaaba waan ka goostay waxay soo heshay adresskayga iyo teleefoonkayga way ila soo xiriirtaa waxay leedahay marabin ninka mana rabo oo waa laygu qasbay aabaa igu qasbay aabana dhimay hada marka marabo ninkaas adaan ku jeclahay. aad bay ii dhibtay maalin iyo habeen way soo wacdaa si kasta hadii aan u badalo way heli phonkayga sababtoo ah reerkayga yay taqaan marka maxaan sameeyaa walaalayaal?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.