site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxay diinta Islaamku ka dhahaysaa wasmada/ fadla ila taliya.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Family Matters - Arimaha Qoyska: Maxay diinta Islaamku ka dhahaysaa wasmada/ fadla ila taliya.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 01, 2001 - 12:41 am
Walaalayaal waxann ahay wiil Soomaaliyeed oo wali dhaqankiisii iyo diintiisii haysta kuna adag ilaa iyo xad dheer, taas waa marka hore.

Marka labaad walaalayaal waxaan ahay xaasle, markaa waxaan idin waydiin lahaa waxay diinta islaam ka dhahayso

1) HADII AAN NAAGTAYDA U LEEFO?
2) IYO HADII AY II JAQDO?

Fadlan walaalayaal waxaan u baah nahay talo masaajidna ma tagi karo oo ma dhihi karo sidan, mana rabo haba yaraatee inaan ku kaco wax diinta kasoo horjeeda, waayo aakhiro ayaa hoyga runta ah.

Fadlan ha ii qaadanina ciyaar ee isoo caawiya, idinkoo mahadsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sidiiq

Sunday, April 01, 2001 - 06:25 am
To: Anonymous.Asalaama caleeykum
Walaal waa xalaal wax walba oo aad xaaskaaga ugu raaxayxaysid hadii ay diinta ka hor imaanayn mida su,aashaada Anigu ma garanayo wax xaaraameeyey iyo wax xalaaleeyey midna. Laakiin hadalkaas aan kor ku qoray waa hadal run ah oo xaqiiqo ah inshaa allaahu waan kuu soo weydiin culimada waxaana fiican culimada waawayn in la weeydiiyo sida SHARIIF C/NUUR, CUMAR FAARUUQ,iyo weliba culimada sucuudiga oo kala xiriiri kartid emailada
Talo;
Walaale arinntaas waxaan talo ahaan kaa oran lahaa inaad iska dhaafto waayo caafimaad ahaan ayey u fiicnayn waayo qofku markuu leefo meel najaaso ka soo baxayso ulama jeedo biyahu inay yihiin najaaso laakiin waxaa ka soo baxa meeshaas dhiig, kaadi iyo waxyaabo kale u fiirso xataa marka aad weyso qabto waxaa lagu yiri ha taaban waayo hadii aad taabato weysadii way kaa jabaysaa ma kaadi ayaa ka dareeraysa mise dhiig maya midna kama socdo runtii midna kama socdo laakiin waxaa rabi ina tusaayaa inay tahay meel najaaso ka soo baxdo ka waran hadii aad kaadi cabto ma u maleeynaysaa inaad caafimaadkaagu fiicnaanayo looguma talo gelin in afka lageliyo waxaan xalaal ahayn. waxaa mida kale anigu waxaan u arkaa inaad arintaa iska dhaaftaan yaysan idinku dhicin cuduro halisa oo la garanayn taas waa iga talo....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 01, 2001 - 01:42 pm
Sadiiq walaal jaasa "a" kalaah khayr aakhiro iyo adduunba, illaahayna ha kaa ja saa "o" mariyo sida wanaaga iyo walaaltinimada leh ee aad iila talisay......

Waxaan balan illaahay ku galay inaan waligay dib uga fekerayn, adigana waxaan illaahay kaaga rajaynayaa khayr iyo danbi dhaaf iyo talo wanaagsan, wixii shar ahna alle ha kaa qabto insha allah....

Walaal waxaan ahay nin aan waxba ciyaar ciyaar ku samayn sinaysana waligiis noloshiisa, balse mar mar baa shaydaan maskaxda kaa xadaa, laakiinse. Alxamdulilah inaan ka noqday, sababtoo ah taladaada walaal tinimo ee wanaagu ku dheeh naa.

Asalama calaykum wa raxma tu laah........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soofe

Monday, April 02, 2001 - 01:37 am
nacalaaa kugu taal, balaayo ku leeftay! war waxaan ku oran lahaa inta u leeftid waligaa ha ka fuqin.
duf ku bax, war maxaa tiri ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABU-XAMZA

Monday, April 02, 2001 - 05:44 am
Asalaamu caleykum w.w
intaa ka did waa ceeb in la is caayo,qofka kastana wuxuu xaq u lee yahay inuu ku weydiin karo wuxuusan ogeyn.
Hadaan u soo noqdo su'aashaas uu walaakeen na weydiiyay,waxaan ku raacsanahay siduu walaakey sidiiq ugaga jawaabay,(s)(ma'ku banaan tahay diinta xageeda? (j)maya kuma banaana waa xaaraan inuu qofka muslimka ah waxyaabahaas oo kale sameeyo,aniga ayaa dhagaheyga ku maqlay cumar faaruuq iyo maxamed rashaad oo aritaa ka hadlaya labaduba waxay yiraahdeen waa xaaraan,waxay ka yiraahdeen iyo adiladooda waxaan ii saamaxayn wakhtiga.wabillaahi tawfiiq.
BY:ABU-XAMZA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 03, 2001 - 11:58 am
Su'aal?

Maxaa kugu sababaya? Ma awood kalaad u weydey?
Mase (buuxi meelaha bannaan)?

Ma bannaana waana xaaraam, ciddii sameysana waxay aaqaro imaanayaan ayagoo isleefaya ama isjaqaya, ninkii u bareerayow waa yeelkaa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.