site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Macaylbaa nahaya mise walaal nimadaa weynaatey ila taliya/

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): Macaylbaa nahaya mise walaal nimadaa weynaatey ila taliya/
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marwo

Monday, April 02, 2001 - 01:31 am
walaalayaal waan idin salaamay,, kadib waxan idiin soo ban dhigayaa talo eee siday idiinla muuqato iila taliya..
wiil baanu isbaranay 07/01/1991
waamalintii dagaalku ka dhacay xamar waanu wada qaxnay waxanu la kala soconay.
aniga eedaday ayaan la socdey isaguna waxuu la socdey walaalkii familygiisa waxanu wada raac gaadhi qudha waxanu wada degney isku meel waxanu inan ka noqoney walaalo aad isu jecel waxanu ka wada qaxnay Kismaan yo 23/04/1991
waxanu isla soo maray silic aad u badan waxanu wada soconey mudo sadex sano ah
waxanu wada tagnay nairobi Kenya intaa walaaalo ayaanu ahayn marna dhexdayada ma iman wax jacayl ama hasaawe ah waxan u arkayey walaalkay isna sidoo kale
aniga waqtigaa waxa i guursadey nin waxan u soo dhoofay sweden. ayaama ka dib isna wuxu galay Newzealand.
waqtigaasi waa 1993 inan kii waanu isweyney oo xidhiidhkii wuu noo go;ay.
waxan weydiin jirey qofkasta oo qabiil kiisa ah waxan hayey qabiil kiisa oo buuxa laakiin umaan helin wax jaanisa ..aniga nin kii waanu kala tagnay ka dib waxan bilaabay chat ka waxan bartay dad badan laakiin kuma tala gelin ama maskax dayda kama keenin walaal kaa baad ka helay. maalintii bishu ahayd.03/08/02 ayaan galay kadib waxan la kulmay isagii oo sita magac kale.
waxan weydiiyey halkuu joogo wuuna ii sheegey waxan weydiiyey inuu yaqaan ninkaa..
runtii iima sheegin wuxu iiga baxay ma aqaaan maalintii labaad ayaanu kulanay hadana kulanay cabaar baan isku celceliney ana aan wediinayey nin kii isna uu moodayey inaan ku ciyaarayo. adigu aaqir wuxu ila yeeshey suaalo dhaadheer waana isu kay sheegey inuu isagii yahay..
run ahaantii dhulkaa ila wareegey waxana la yaabay ama aan rumaysan waayey waa inan kii ilaaa maalin tii waanu isla hadalaa laaakiin dhibaatada weyn ayaa ah midba midka kale waa ka mafsuud laakiin sidii aanu jacayl u samayn lahay ayaanan awoodeeyn oo anigu waxan u arkaa inaanu i geyin hadana ragii aan la haasaawi lahaa waa ii qadhaadh oo isaga oon guursan nin mala sheekaysan karo.. isagana waan ka baqayaaa inaan arin tayda u ban dhigo oo markuu ila sooqaado walaal ahaan ayaan wax u tusayaa inaan markasta lahadlo ayaan rabaa marabo inaan qofkale waco hadaan helayo markasta waan lahadli lahaa maxaan tala ah markaaa..
waa mahad santihiinn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soofe

Monday, April 02, 2001 - 02:18 am
waa sheeko layaab leh, laakiinse waxu ma riyaa mise waa run, 03/8/02 weli lama gaarine see wax u jiraan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 02, 2001 - 02:26 am
hadii been lasheegaayo saas looma sheego,waxbaa ku hayo ee si macquul u sheego,aan kaala talinee hadii kaleeto mardanbe yaan lagu gu arkin meelahan xarig ayaad tahay waana lagu soo qabanaayaa,anagoo badan ayaana ku xiri doono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacan

Monday, April 02, 2001 - 03:44 am
walale macanee wad salamatah bacadi salaan waxan
kugalo tali laha waxad hasit janis aad u gurux
badan waay dadk waxa ugu macaan labda iskubart
walaanimad iyo rafadka ee aan isku bilabi hasawah
wayo gofab gofkale wuu yagan oo noloshoo am
ayatiikod ayaa wanagasanta iyo jacalikoda
marka waxan idin kula tali laha isu sheegta
jacikiin mutagabakin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marwo

Monday, April 02, 2001 - 04:00 am
TO Soofe walaalo salaamad ka dib walaalo waa saa aan kuu sheegey walee beeen haba yaraatee kuma jirto ee waa saas ee sidee yeelsaaa..
anaaba marmar yaaba waano sheeko geli karta taariikhda waana runtay ..
waqtigaa igu yar raali iga ahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soofe

Tuesday, April 03, 2001 - 01:07 am
marwo

adeer soomalidu waxay yiraahdaan,haweenku hal dhag bay wax ku maqlaan. Hadda sida hadalkaaga ka muuqata dhaqtii inankan yare aad wada korteen baa habsami u dagay, Marka in lagaa cuudiyo iyo inuu kuu cuudiyo wax u dhaxeeya ma leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marwo

Tuesday, April 03, 2001 - 03:01 am
Soofe
horta waa runtaaa oo laakiin su aasha meesha taal ayaa ah miyaan isku qarxinaa mise inaan is iloow siiyo ayaaan sameeyaa ilaabina kari maayo
hadana gabadh buu la sheekaystaa oo taana waaan ka naxayaa inaan gabadhaa ka qaado wiilkaa oo xoogaa baan is cilinayaa markaa adigu ma waxad leedahay qarxi mise iska daaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soofe

Tuesday, April 03, 2001 - 03:15 am
marwo

Inaga taladeydu waxaa weeye qarxi, inta inantaa iyo teeda iska ilowdo inanka bal waxaad heyso ku fatah, asagey jidhaa suu uga dabaalan lahaa. Mida kale meesha arin unbaa la isku sheegayaaye xaniinyo la iska bixin maayee bal faraha ka saar dareenkaaga oo duuban dabdeena bal dhawr meesha uu inoo jaheeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king

Tuesday, April 03, 2001 - 06:01 am
marwo
walaal sheeko la yaab leh weeyaan siday hore kuugu sheegeen dadkalaba..
aan talo ku siiyee saxb dates-ka aad meesha ku qortay...
ugu horayso maalintii xamar dagaalku ka billabmay aad khaladay tidhina 7/1/91,walaal waxay ahayd maalintii xamardagaalku ka dhacay maalin ahad ah 1:30 pm bishuna tahay december 31 1990....
tan kale aad dhahday wiilkaan kulanay walaalo marka aad kulantaan 2002-ga talo buuxda anaa ku siin doono..hala gaaro..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marwo

Wednesday, April 04, 2001 - 02:23 am
TO soofe

walaalo waa tala wanaagsan runtiina waa tii anba caloooshayda xaganaysey. waana tala wanaagsan waanu ku dhaqaaqayaa hada ayaan u dirayaa waraaq waana kula soo socod siin doonaa jawaabta hadii eebe raaali ka noqdo.
warkaagana waan ku faraxsanahay mahadsanid walaaaalo
mahadsanid ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marwo

Wednesday, April 04, 2001 - 02:28 am
King
walaalo salaan ka dib anigu taariikhdii xamar dagaalku ka dhacay kuuma sheegin eee maalin tii aanu kulanay ayaan kuu sheeegey mida kale ee aad leedahay 2002 ayaan talo ku siinayaa maxaad iila sugeysaa maanaa waxan ku sugoba haya.
waaaar taa sugi maaayee hadaan isaga waayo ragsoomaaliyeed waa buuxaaye igadaa taa walaalo..
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feysal

Friday, April 13, 2001 - 02:19 pm
salaan
walaal aniga waxaan kuula talin lahaa in aad marka hore aad ilaahay talo saarato oo inta aad labo RAKCO tukado ilaahay weydiiso in uu kheyr kuu yahay iyo inkale,
Tan labaad waxaaba dhib ah in aad jaceylkiisa qashqashaado ileen sidaa adigaba jaceylka kuu hayo ayuu isana uhayaa oo inan kale jecelyahay marka waxba ha qashqashaadin dadka is jecelee bal horta adiga iska yara sug

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.