site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Jacayl mucjiso ah oo la yaab badan.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): Jacayl mucjiso ah oo la yaab badan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdiraxiin

Monday, April 02, 2001 - 09:21 pm
Cabdiraxiin.
waxaa iga tagtay gabdhii aan jeclaa oo wadan kale aaday waxaan isku arkay hurdo badan iyo fekar la'aan sababtoo ah habeen walba taleefon iyo muran aan dhamaan hadana kalama maarano oo waan sheekaysanaa wax kala ma jirto vacation bay aaday waxaan isku arkay farxad subaxdii markaan tooso healthy ama firfircooni badan . ee maxaa tallo ah.????????somaaliyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soofe

Tuesday, April 03, 2001 - 01:23 am
Nacasnimo bahshii la oron jidhay baa kugu soo ururtay.
waxaad la faraxsantahay waxkale ma ahane qoftii baa qolo kale meesha ay dalxiiska u aaday ugu kitokiteynaayaan, markaasaad adiguna hadda allahaa-alle weeyee halkan inta soor ka dharagtay ismooday in caafimaad kugu soo kordhay. Alow nin aan wax ogeyn ha cadaabin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, April 06, 2001 - 06:36 am
4KIILO OO CUSBO EH BIYO KU QASO CABNA HALMAR WAXYR DHANAAN WAAYE HA U BIXIN -SILIID CADEY HABEENKII KU QABEESO ANTAA SEEXAN KA HOR-SEDEX BERI HADAA SAMEESO HADAA ROONAAN WEESO CUSBADA 8 KIILO KA DHIG.WAXA KU HAAYA DHAN WAA BAXAA YAAN CAFIMAD BADAN AA DAREEMEE.NOO SOO DUCEEY TALADA FIICA EE KU SIINEY-COS FREE AAD KU HESHEE QOF KALEETONA HA U SHEEGIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Saturday, April 14, 2001 - 09:26 am
waryaa waxyohow waalana halkaan oo kale laguma soo qoro waxaan oo kale waan daac-daacsi xun oo qaab daran,soo baro asluubta wax u sheega waxaa ku dhageysanayana waa rag ama akhrisanaya maqaalkaada haa u baran saaxiib waxaan oo kale.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.