site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qabiil sidee loo baab'in karaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): Qabiil sidee loo baab'in karaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aqoon-doone

Tuesday, April 03, 2001 - 02:36 pm
1. waxaan jeclahay inaad ka faalootaan sidii qabiil loo baab'in lahaa.

2. waxaad culimada ii weydiisaan in qofka qabiil ku eexdaa ama dadka isku dira ama dhiig gala ama wax dhaca uu yahay muslim iyo in kale.

Munaafaqa(waa isku dirahaye) maxay diinteenu ka tiri?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

See the big Picture

Wednesday, April 04, 2001 - 09:49 pm
koleyba ayadoo xataa aan loo fiirineynin xaga diinta ayey qalad tahay in qofka lagu caayo ama lagu xumeeyo, wax yeelo loogeesto maxaa yeeley ayadoo lafiirinayo qabiil ahaantiisa
waa dambi anigana waxeey ila tahay inuu Ilaaha nawada abuurey uu u caroonayo qofkii naco qof qabiilkale ah ama qof Cadaan ah ama carab ama Chinese ,qof dad xumeeyo ilaahey ma-uarko wanaag
Ilaahbaa dadkaan abuurey adiga tusaale iska soo qaad kawaran hadii aan kugu xumeeyo qabiilkaada ama colourkaada
(jawaab)
waa dambi aan adiga kaa galey iyo Ilaahey maxaa yeeley adiga xumaan ma aadan sameen oo Hooyadaa iyo Aabahaa baa kugu dhaley colour madoow ilaahaana sababey marka intii aan adiga ku nici lahaa adigoo ah maskiin maan naco ilaahii adiga ku abuurey ileen asagaa sidaasi kaa dhigey'e

(Tusaale)
hadii aad nacdo baabuurkaada Toyotada ah sida uu u ekyahay ma waxaad leedahay anigu waan necbahay baabuurkeyga toyotada ah mise waxaad leedahay waxaad nacebtahay companyga sameeyey
jawaabtu waa inaad nacdo combaniga sameeyey gaariga MAXAA YEELEY COMPANIGA AYAA SIDAA U DHISEY GAARIGA
balse ma'aha inaad nacdo baabuurka maxaa yeeley baabuurka waa miskiin oo asagu mas'uul muusan ka'aheen inuu sidaa u ekaado
sidoo kale ma aha in qof uu ilaahey uumay lagu naco madowgiisa ama cadaaninimadiisa maxaa yeeley ayagu sabab uma aysan leheen iney noqdaan cadaan ama madow

markaan hoos aado
qabiil waa wax sidaa soo kale ah qofkii qof uxumeeyo qabiil, colour madow, colour cad iyo waxyaalo kale wuxuu dambi kagaley qofkii iyo Ilaahii uumay qofkaas

qaasatan diinta Islaamka aad bey uga soo horjeedaa in lagu xadgudbo Qofka xuquuqdiisa
nabigeena mohamad (scw)wuxuu yiri ale uma naxariisto kaan u naxariisan dadka kale

sida kaliya ee lagu joojinkaro qabiilka sida xun ee loogu dhaqmo waxay tahay in la-ogaado
in uusan qofku, iska dhigin asaga qabiilka uuyahay balse Ilaaahey uu kadhigey
hadii loo xanaaqo qofkaasna because qabiilkiisa waxay lamid tahay adigoo uxanaaqey Ilaahii abuuray ruuxaas waana qalad in Ilaahey loo Xanaaqo.


taasi waa figradaan ka qabo su'aalahaagii
igana raali noqo hadii aad uqaadato xumaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, April 06, 2001 - 06:27 am
One way to eliminte Qabiil is t ignore, can you do that? will i promise you will thank me if you try this. Hollaw we are in 21 century, there is no place in this world uses qabiil us we do. And less somali people get sulution for this matter there will never be a country called " Somali" . But Ingoring it works for me and it will work for you i garentee it.Alo education works, if you have education you do not need qabiil.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.